Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Deg.Togwajale oo u Diga Roganaya Dhinaca Xisbiyada Mucaardka kadib Markey ku Asqoobeen Hummaagii Kulmiye ee Dabeyl xagaaga isku bedelay

    Hargeisa 17/7/2014(SDN/QJ) Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Gu’ xumaadey waa wada xagaa.imika waxa la mid ah Xisbigii Kulmiye oo sidii looga dhulsugaayey qaabka uu khilaafkiisa u xalisto ku soo gabagaboobey Guddoomiye Madalootiya iyo Musharax Dabeylxagaa ka soo horeyso. Hadaba markii ay u cadaatey Qaybo ka tirsan Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Ee Deg.Togwajaale in ka sii mid ahaanshaha…

    Read More

      R. Wasaare Cabdiwali: “Xukuumaddu waxay ku yaboohday 500,000 $ oo gurmad deg deg ah loogu fidiyo dadka Abaaruhu saameeyeen”

      Muqdisho, July, 17, 2014(SDN/QJ)….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana goluhu ku dhawaaqay in dalka ay ka jiraan abaaro daran, iyagoo guddi wasiiro ah u saaray wax ka qabashada abaaraha. Golaha Wasiirrada ayaa markii ay…

      Read More

        Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Ka Hadlay Ciidamada Ilaalinaya Shirkadaha Shidaalka Iyo Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Muuse Biixi

          Hargeysa17/7/2014(SDN/Qj) Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay sida uu arko digniinaha amni ee uu Ingiriisku kaga dardaar weriyo amniga Somaliland, isagoo sheegay inay Somaliland tahay wadan amni ah, waxaanu ku taliyay in xidhiidh toos ah lala sameeyo dawladda Ingiriiska. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland Dr…

        Read More

          Somalia iyo Ethiopia Oo Maanta Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Waxbarashada ah

          Adis ababa:July,17,2014(SDN/QJ)-Xukuumadaha Ethiopia iyo Somalia ayaa Maanta Heshiis Dhanka iskaashiga waxbarasahda ah ku gaadhay Magaalada Addis Ababa. Heshiiskan ayaa dhigaya in labada dal ee Somalia iyo Ethiopia iska kaashadaan waxbarashada iyo sidii ardayda Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa sidiii ay dalkaasi waxbarasho ugu heli lahaayeen. Wasiirka Waxbarashada iyo barbaarint Somalia Ciise Maxamed Guraase ayaa heshiiskan dhinaca…

          Read More

            Saraakiil Sare Oo Ka Tirsan Dawladda Somaliya Oo Siyaabo Kala Duwan Maanta Loogu Khaarajiyey Gudaha Magaalada Muqdisho + Dagaallo Ka Dhacay Jubbada Hoose, Shabeellada Dhexe Iyo Shabeellada Hoose

              Hargeisa 17/7/2014 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda dambi-baadhista Booliska ee dawladda Somaliya ayaa maanta lagu khaarajiyey xaafadda Korontada ee degmada Wada-jir ee gobolka Banaadir ee dalka Somaliya. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Af-guduud ayaa la sheegayaa in dilkiisa ay fuliyeen rag ku hubaysan Bastoolado, kuwaasoo baxsaday markii ay ka takhalluseen sarkaalkaasi. Maydka sarkaalkan…

            Read More

              Afhayeen Dhuxul Oo Markii Ugu Horraysay Bulshada u Sheegay Waxa Lagaga Wada Hadlo Shirka Khamiislaha ah Ee Golaha Wasiirrada

              Hargeysa:July,17,2014(SDN/QJ)-Shirka Khamiista Kasta ay ku yeeshaan Qasriga Madaxtooyada Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay laga soo saaray warbixin la xidhiidha wixii lagaga wada Hadlay. Shirkan oo  caanku ahaa inaan bulshada loo sheegin waxa lagaga hadlo, isla-markaana Xanta la xidhiidha Murannada ka dhaca oo kali ahi uu saxaafadda Madaxa Bannaan Gaadhi jirey, ayaa Maanta Afhayeenka…

              Read More

                Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Oo Si Indho La,aana uga Jawaabtay Eedaymo Dul Hoganaaya Iyo Shirkado Shidal Qodis Oy Heshiisyo La soo Gashay

                  Hargeysa17/7/2014(SDN/QJ) Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa si indho la’aana ugu jawaabtay eedaymo dhinaca macdanta ah oo loo soo jeediyey iyada oo shirka ay ogolaan qarsodiya ay sisay macdan ka dhoofiyaan dalka. Wasaarada ayaa qoraal ay soosaartay oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay shabakada wararka ee Daadmadheedhnews ku dedafaysaywaxyaalo xaqiiqa oo jira Wiilka…

                Read More

                  Is-maandhaaf Xooggan Oo Ka Taagan Hoggaanka Cusub Ee Booliska Somalia

                  Muqdisho:July,17,2014(SDN/QJ)-Khilaaf iyo is-maandhaaf ba’ayn ayaa ka taagan Magacaabistii Taliyaha Cusub ee Boliska Somalia Maxamed Sheekh Xasan oo uu 9-ki Bishan xilkaas u magacaabay Ra’isal wasaare Cabdiweli oo ka Biyo diiday Hannaankii shaqo ee Taliye Saacid. Taliyihii Ciidanka Booliska General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), ayaa wuxuu diiday in uu iska wareejiyo xilka laga qaaday, isagoona ku…

                  Read More

                    Boliska Somaliland Oo Shalay Muwaadinkii 8-aad ku Wareejiyey Sirdoonka Djibouti Oo Fadhataysanaya Shacab Aan Waxba Galabsan

                    Lowyacado(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sidii caadadu ahayd Markale Sirdoonka Djibouti Gacanta Ka Geliyey Muwaadin kale oo  reer somaliland ah kaas oo ka mid ahaa Wade-yaasha Gaadiidka Labada dal ukala goosha. Ninka La dhiibay oo Magaciisa ay dadka Deegaanku noogu sheegeen  Maxamed Xuseen Mumin (Batun), waxana Gacanta ku dhigay Ciidanka Booliska Magaalada Lawyacaddo, kuwaas oo isa…

                    Read More

                      Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho 25 Sanno ka Hor Xalay oo kale iyo Xog Waran Naxdin leh oo uu bixiyay Shakhsigii Keli ahaa ee ka Bad baaday DAAWO

                      Muqdisho 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee Waxaa Habeenkii Xalay iyo 25 Sanno ka Hor Xeebta Jasiira ee Magaalada Muqdisho Xasuuq loogu Gaystay 47-ka qof  iyadoo uu ka Badbaaday Hal qof oo qudha kuwaas oo dhamaantood dhalasho ahaan waxay ka soo jeedeen Somaliland, isuguna jiray waayeel iyo dhalinyaro ahaa aqoonyahano, arday, ganacsato, macalimiin,…

                      Read More

                        KA BOGO TUSAHA AXKAAMTA XAJKA IYO CIMRADA OO AF SOOMAALI AH

                        HORDHAC Risaaladaan waxaan ugu tala galay inaan uga hadlo axkaamta xajka iyo cimrada sida arkaanta waa jibaadka, sunooyinka iyo wixii ka xaaraam ah xaajiga inta uu xarman yahay risaaladaan waxaan ugu talagalay xujeeyda soomaalida ah inay kafaa’iideestaan sanad walba maadaama aan soomaali ku qoray. Risaaladaan waxaan u qoray alla dartii iyo inaa ku moodo maalin…

                        Read More

                          Technical Committee on Formation of Interim South West State Administration Endorsed

                          Mogadishu– The President of the Federal Government of Somalia His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, the Prime Minister His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed and the Speaker of Parliament His Excellency Mohamed Osman Jawari tonight hosted an Iftar ceremony in which the nomination of an 18-member Technical Committee on Formation of Interim South West Administration was announced…

                          Read More

                            Maayar Soltelco Oo Boobkii Ugu Weynaa Ku Haya Dhulka Danta Guud iyo Madaxtooyada Oo U Sacabo tumaysa

                            Hargeysa:July,17,2014(SDN/QJ)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan  Maxamuud Caydiid, ayaa markale soo cusboonaysiiyey Khilaafkii arrimaha Dhulka ee Bilowgii sanadkan dhex maray Dawladda Hoose iyo Wasaaradda Hawlaha Guud  oo madaxweyne Siilaanyo hore u sheegay inay Masuul ka tahay Dhulka Danta Guud iyo Guryaha Dawladdaba. Maayarka ayaa la sheegay inuu Ku-takri-fal xagga dhulka Danta Guud oo Tiro badan sameeyey Muddadii…

                            Read More

                              Guddiga Farsamada ee Sameeynta Maamulka Ku-meel-gaarka ah ee Gobolka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

                              Muqdisho July 17,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa caawa sameeyay xaflad afur ah oo lagu ansixiyay 18-ka xubnood ee Guddiga Farsamada ee Sameeynta Maamulka Ku-meel-gaarka ah ee Gobolka Koonfur Galbeed. Waxaa munaasabadda ka soo qeyb…

                              Read More

                                Difaac Noqonmayso Xisbiga Wadani Ayaa Xidhiidh La Leh Somalia

                                Stockholm July 17,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Wadani laantiisa Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa jawaab ka bixiyay eed ay u soo jeediyeen taageereyaasha xukuumada Somaliland Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo la xiriirta in xisbigaasi xiriir la leeyahay dalka Soomaaliya. Afhayeenka oo qoraal uu saxaafada u qeybiyay arinkan uga hadlay ayaa hadalkiisu sidan u dhignaa: waxaa aan halka…

                                Read More

                                  Qoys Fannaaniin ah oo Khaati Bilaahi ka Taagan Warar laga faafiyay oo Sheegayay inay Kala Tageen Daawo

                                  Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Lamaanaha Caanka ee umada Somaliyeed fankooda ka daba-dhacday ee ee Mursal Muuse Cumar iyo Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimo oo dunida si weyn looga yaqaano, ayaa wax laga xumaado ku in shakhsiyaad noloshooda xaasid ku ahi ay shaqo ka dhigtaan inay warar been-abuur ah ka faafiyaan dhismaha Qoyskooda. Maareegaha Soomaalida Qaarkood, ayaa…

                                  Read More

                                    According to Islam educating our children, both male and females is obligatory to all us‏

                                     Education is the undeniable and indispensable right of children everywhere. It is fundamentally important that we accord the advancement and development of our communities and regions a top priority by investing in the futures of our children, and wholeheartedly embracing the humanitarian, communal and benevolent culture of Islam.  In this regard, the lofty goal of establishing a…

                                    Read More