Court sides with Kahn in election judge dispute

    The Minnesota Supreme Court sided with Rep. Phyllis Kahn’s campaign today in a dispute that led to the reassignment of a Minneapolis election judge last week to keep her away from voters until a city investigation is completed. The case is the latest in a bitter battle between the longtime legislator and her opponent Mohamud…

    Read More

      Khasaare Dhaawac Oo Ka Dhashay Gaadhi Ciidanka Qaranka Somaliland lahayeen Oo Ku Qallibmay Deegaanka Kala-baydh

      Kala-baydh:July,17,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 5-askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa dhaawacyo kala duwan soo gaadheen kadib markii gaadhi ay la socdeen uu maalintii shalay kula geddoomay Deegaanka Kala-baydh ee Gobolka Sool. Gaadhigan oo noociisa lagu sheegay Waaraad ayaa waxa Wakhtigaasi saarnaa Ciidamo Hawlgal u socday kuwaasi oo ku daba jiray sida la sheegay Maleeshiyada Nabad…

      Read More

        “Waxaan aragnaa in naxashyo la keenayo Kenya maalin walba, balse dowladdu weli ma sheegin tirada saxda ah” Raila Odinga oo ka dalbaday Xukuumada Kenya inay soo Bandhigto Tirada Askartooda kaga Dhimatay Somalia

        Nairobi 17.July 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha is-bahaysiga mucaaridka ah ee CORD, Raila Odinga ayaa xukuumadda Kenya ka dalbaday inay soo ban-dhigto tirada ciidamada Kiniyaanka ah ee lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2011 oo ahayd markii ugu horreysay oo ay galaan Soomaaliya. Kenya ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya 4,000 oo Askari oo qayb ka ah…

        Read More

          Wandsworth school places decision maker said Somali women are ‘buck-toothed herdswomen’

          A volunteer for Wandsworth’s school admissions panel has been dismissed after publishing an offensive blog describing Somali women as buck-toothed herdswomen from a Saharan oasis. Retired journalist Hugh Thompson, from Putney, will no longer sit on the borough’s Independent Appeal Panel making decisions about children who have been refused school places. Following a panel meeting,…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal Wasaarihii hore ee Somalia Foosiya Yuusuf oo Lagu Eedeeyay Lunsiga Hanti la Xayiray oo Somalia lahayd

            New York 17.July 2014 (SDN/QJ)- Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadaha hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, ayaa warbixin ay soo saareen eedeyn ugu jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiiraddii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo shirkad Mareykan ah oo dhinaca sharciyada ka shaqeysa. Warbixintan oo ka koobnayd 37 bog ayay guddigu ku wareejiyeen Golaha Ammaanka…

            Read More

              Taariikhda Ururka Bisha Cas,Goorma ayaa Somaliland laga aasaasay Siduuse Maanta u Shaqeeyaa {DHAGAYSO}.

              Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka Caalamiga ah ee Bisha Cas ee Adduunka ayaa la aasaasay Xiligii uu Socday Dagaal Weynihii labaad ee Adduunka. Ururkan Bilaha iyo Laanqayrta Cas ayaa Xaruntii ugu Horaysay ee uu ku yeesho Dhulka Soomaalidu Degto Waxay noqotay Magaalada Hargaysa taas oo laga furay Sannadkii 1958-kii. Siciid Maxamed Gees oo ah aabaha…

              Read More

                Madaxweyne Obama oo Xayiraad Cusub ku soo rogay Ruushka iyo Eedayn uu u Jeediyay

                Washington 17.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Obama ayaa  shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay xayiraad cusub ku soo rogayso dawladda Ruushka. Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku eedeeyay  Russia inay xad-gudub ku samaysay qaranimada dalka Ukriane , isla markaana aysan tallaabooyin haboon ka qaadin qalaalqasaha ka oogan xadka u dheexaya Ukraine iyo Ruusia. Xayiraaddan cusub ayaa saamayn…

                Read More

                  Israa’il iyo Xamaas oo Si Wada jir ah u Ogolaaday Xabad Joojin Mudo Shan Saacadood oo Qudha Soconaysa Iyo Goodiga Israa’il

                  Gaza 17.July 2014 (SDN/QJ)- Israa’iil iyo Xamas ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo muddo shan saacadood ah laga dhaqan gelinayo marinka Qaza. Israa’iil ayaa sheegtay in ay joojinayso duqeynta si loo fududeeyo dadaalada gargaarka iyo si dadka Qaza ay u helaan fursad ay ku heli karaan waxyaabaha daruuriga ah Xubin ka tirsan…

                  Read More

                    Urgent application for Somali girl’s live-saving surgery

                    An urgent application has been brought before the High Court in Pretoria to ensure a 12-year-old Somali girl receives life-saving surgery, Lawyers for Human Rights (LHR) said on Wednesday. “She arrived in South Africa on July 4 as an asylum-seeker with the intention of applying for refugee status after fleeing conflict in Somalia,” LHR said…

                    Read More

                      Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Cabdillahi Shaqale‏

                      Anagoo ah dadka/ururadan hoose ku qoran waxaan ka tacsi u dirayna dhammaan hablaha (Maryan/ Zuhuur/Samira) ilma Xaaji Faarax Gaydh iyo qoysaskoodda gar ahaan Gudoomiyaha Ururka Hablaha Gaaroodi Marwo Maryan Xaaji Faarax Gaydh oo Hooyadood Faadumo Cabdillahi Shaqale ku geeriyootay xalay afurkii (16/07/2014) London.   Haddaba Anaga oo ka tiraanyaysan geeridda ku timid Marxuumad Hooyo Faadumo…

                      Read More

                        Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid ee london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga oo dhawaan loo soo magacabay.

                        London 16July14 (SD) Xoghayahii garabka haweenka xisbiga ucid laantiisa  london Marwo Casha Yusuf oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga iyada oo la soo xiriirtay qurbejoog.com Marwo caasha ayaa waxay shegtay in xilkeeda uu ka dhashay khilaaf XOGAN oo dhinaca garabka haweenka iyo masuulinta xisbiga ee laanta uk waxanay sheegtay in si loo  jaro…

                        Read More

                          Cudur Cusub oo ka Dilaacay Somalia iyo Qaramada Midoobay oo ku hawlan Wax ka qabashadiisa

                          Nairobi 16.July 2014 (SDN/QJ)- Cudur ka dilaacay Soomaaliy,ayaa walaac weyn ku abuuray qaramada Midoobay isla markaana ay sheegeen in ay si dhakhso ah uga hawl gali doonaan la dagaalanka xanuunka cusub iyo sidii ay ku xakaman lahaayeen. Qaramada Midoobay ayaa lacag gaadhaysa $1.4 million Dollar  ugu tala-gashay in wax looga qabto cudurka Measles oo la…

                          Read More

                            Taliyaha Laanta Nabadgalyada Wadooyinka Somaliland oo dalbaday in la adkeeyo Qaabka Bixinta Liisamada Wadista Gaadiidka

                            Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Nabadgelayda Waddooyinka Somaliland Faysal Xiis ayaa dalbaday in wax laga bedelo qaabkii loo bixin jiray liisamada wadista gaadiidka oo uu sheegay in markii hore si fudud loo qaadan jiray. Taliye Faysal Xiis  ayaa sidan ka sheegay mar uu ka hadlayey munaasibad lagu soo bandhigayey Xarunta Wasaarada Hawlaha Guud iyo…

                            Read More

                              25 Sanno ka Dib iyo Dhacdadii Xanuunka badnayd ee Xasuuqii Xeebta Jasiira ee Muqdisho {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 16.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 47 qof oo isugu jiray aqoonyahan , professoro , ganacsato , dhallinyaro iyo farsamoyaqaanno uu taliskii siyaad barre koofiyad castiisii ku dileen xeebta jazeera 17july 1989 waxaa ka soo wareegay haatan 25 sano . Dadkaasi inta habeen saq dhexe laga soo ururiyay guryahoodii oo ay iska jiifeen magaalada muqdisho xaafadda…

                              Read More

                                Halkan Ka Daawo: Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ah

                                 Hargeisa 15/7/2014(SDN/QJ)Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Liisano Cusub Oo (Electronic ) Ahoo  waxaii  imika ka danbeya  ay  gaadiidlayda somaliland qaadan  doonan  isagoo liisankani  ah  mid  casriya isgoo sidoo  kale  cagan  siinayaa ciidanka amanka oo si  fudud  loo helayo baburka danbiilaha ah Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe jog Concat@somalidiasporanews.com

                                Read More