Kenya Oo Soo Saartay Digniin Ka Dhan ah Ammaanka Britain

    Nairobi:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Duruuraha  ammaanku ku gedaaman yihiin ee Kenya, ayaa qaadday tallaabo loo qaatay inay Aargudasho tahay, taas oo ay muwaadiniinteeda ugaga digayso inay  Transit ku sii maraan Garoonka Diyaaradaha ee Heathrow oo ku yaalla Carriga Britain. Kenya ayaa sheegtay inay suurogal tahay in ay ka dhacaan falal argagaxiso oo ururka Al-Qaacida ka geysato garoonkaasi. Xogyahaha…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Ka Hor Ambabixiisa Dalka Xadhiga Ka Jari Doona Dhismaha Wasaaradda Duulista iyo Xubno Guul-wadadayntiisu Madax Martay Oo Mashquuliyey Garoonkii

      Hargeysa:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa ka hor intaanu dalka ka dhoofin xadhiga ka sii jari doona Dhismaha wasaaradda Duulista Hawada oo dhawaan la gebogebeeyey. Haatan waxa Xarunta Wasaaradda Duulistu ku leedahay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal Internaional Airport ku sugan Saxaafadda Madaxa Bannaan iyo midda Dawladda, iyadoo la sugayo inuu madaxweynuhu Halkaas Yimaaddo…

      Read More

        Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inaanay Wasaaradihii Dawladu Fasax isaga Jiraan

        Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa xukuumadda  uu gahdwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyay in aanay wasaaradaha dalku shaqadoodii hayn isla markaana ay fasax sikaga jiraan oo aanay wax shaqo ahi ka socon oo aanay immanin masuuliyiintii shaqada lahayd.   Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee…

        Read More

          Mashaariicda Sida Tooska ah Caalamku u Siiyo Somaliland Si Dhaqaaalaha loogu Kobciyo Oo la Soo Bandhigay

          Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Mashaariicda ugu badnayd ee laga fuliyo muddadii uu jiray dhaqaalaha Sanduuqaha Horumarinta  Somaliland (SDF) oo dalal caalamka ka tirsan si toos ah ugu shubaan mucaawanada ay ugu talogaleen Somaliland, ayaa loo  soo bandhigay bulshada si loogu tartamo fulintooda. Shir muddo laba maalmood ah ka socday hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa (8…

          Read More

            Maktabad Casri ah oo Berbera laga Hirgalinayo Warbixin {DHAGAYSO}.

            Berbera 13.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmada Berbera ayaa Si Wada Jir ah u dhagax dhigay Xarun Cusub oo laga dhigi doono Maktabad Iyo Xarunta Kaydinta Buugaagta Ee Magaalada Berbera taas oo ay Maalgelinayso Dawlada hoose ee Magaaladaasi. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BerberaDawladaHose13.mp3″] Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com

            Read More

              Dawlada Canada oo Baadi Goob ugu Jirta Taliyaha Cusub ee Booliska Somalia oo Dagaal ooge ugu Diwaangashan

              Canada 13.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda dalka Canada,ayaa baadigoob ugu jirta sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd taliyaha cusub ee loo magacaabay booliska Soomaaliya oo ay sheegtay in uu yahay dambiile dagaal ooge ah. Qoraal ay soo saartay Hey’adda (Canada Border Services Agency) ee dalka Canada, ayaa waxaa lagu sheegay in Hay’addaasi ay baadi-goob ugu…

              Read More

                Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo u Dhego Nuglaatay Baaqyadii Mucaaridka

                Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee gacanta ku haysa talada dalka Somaliland, ayaa aqbashay Baaq ay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen, isla markaana ka dalbatay inay taageeraan oo ay Garab-istaagaan Xukuumadda. Baaqa ay labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen Xukuumadda, ayaa la xidhiidhay Maamulka Hawada…

                Read More

                  Soomalida Kenya u Qaxday oo Mar kale Barakac u qalab qaatay

                  Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)-Qulqulatooyinka Qixitaanka iyo Qaxoontinnimada dhawr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey daashaday dadka Soomaalida ah, ayaa ku bilaabmay dadka reer Kenya ee degganaansha iyo dhibaataynta bara-kacayaasha Soomaaliyeed barriinsaday, ka dib markii ay Kooxda Al-Shabaab caadaysatay weerarro is-daba-joog ah oo ay ka fuliso gudaha waddanka Kenya, gaar ahaan gobollada dhinaca Xeebta ee kulaalaya…

                  Read More

                    “Muslimiinta walaalaheen ah waxaan weydiisanaynaa inay naga caawiyaan kuwa doonaya inay weerarrada argagaxiso ka geystaan dalkeena” Uhuru Kenyatta

                    Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan bartilmaameedsanayn bulshada musilmiinta ah ee Kenya ku nool inta ay socdaan howlgallada looga hortagayo kooxaha argagaxisada ah. Isagoo ka hadlayay halka lagu magacaabo Kakamega State lodge habeennimadii Jimcaha ahayd ayuu sheegay in isbahaysigiisa talada talada haya ee Jubilee aysan dagaal kula jirin…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo beri safar ugu baxaya dibadda, muxuuse daarran yahay?

                      Hargeysa 12, July 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu beri safar dibadeed ugu kicitimo dalalka Itoobiya iyo Ingiriiska. Ma jiro war rasmi ah oo Madaxtooyada Somaliland kasoo saartay safarka la sheegay inuu Madaxweynuhu Axadda beri ugu baxayo Itoobiya iyo Ingiriiska, kaasoo sida la sheegay ay ku weheliyaan Wasiirka Khaarajiga…

                      Read More

                        Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe

                        Biristol 13July14(SDN)Tagerayashii Xisbiga Kulmiye ee Magalada Biristol oo dhamaan u digorogtay xisbiga cadalada iyo daryeelka ee Ucid  soo dhawayn balarana ku soo dhaweyey Gudoomiyaha Xisbigsiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe kulankan oo aad loo soo abaabulay ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan Odayaasha Dhalinyarada iyo waxgaradka reer somaliland ee ku dhaqan Biristol waxanay dhamaan…

                        Read More

                          BAAQ TAGEERAA…Beelweynta Da’uud Ismaaciil (Ciidagale) Ee Ku Dhaqan Wadanka UK Oo Hambalyo U Diraysa Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Lataliyaha Arimaha Bulshada Ee Madaxweynaha Somaliland

                          Marka Hore Waxaanu Umada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ahba Ugu Hambalyeynaynaa Curashada Bisha Barakaysan Ee RAMADAANTA Waxaanan Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Ina waafajiyo Khayrka iyo Xasanaadka Bisha Barakaysan Ee RAMADAAN Dhamaanteenba Aamin Aamin Aamin. Odoyaasha, Aqoonyahanka, Haweenka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Daauud Ismaaciil (Ciidagale) Ee Ku Dhaqan Cariga Ingiriiska Waxay Hambalyo Aan Lasoo Koobi Karin…

                          Read More

                            Jubada Dhexe oo la Xidhay Xarumihii Shirkada Dahabshiil ku lahayd

                            Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)- Maleeshiyada Al-Shabaab ee gobolka Jubbada dhexe ayaa amar ku bixisay in la xiro qaar ka tirsan xarumaha shirkadda xawaaladda ee Dahabshiil ay ku leedahay gobolka Jubbada dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegay  in malleeshiyadu ay xirtay xafiisyada Dahabshiil ee Bu’aale, Saakoow, Salagle, Jilib iyo deegaanno kale oo ka wada tirsan gobolka Jubbada…

                            Read More

                              Musharax ay Beeshiisu Cadaysay inuu u Taagan yahay Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland SAWIRO

                              Hargaysa 12,July 2014 (SDN/QJ)- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda . Madashan oo ahayd mid ay il yartu is qabatay isla markaana ay ka soo qeyb galeen Salaadiinta .Cuqaasha .Aqoonyahanka .Waxgaradka Beesha Cabdi Ciise ayaa…

                              Read More

                                Muqdisho:Hawl Galo Baadhitaan oo Socda iyo 300 oo Qof oo Saldhigyada lagu Guray

                                Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Nabadsugida magalada Muqdisho ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad ka badan 300 oo qof oo qaarkood ay yihiin ganacsato. Howlgalkan oo ahaa mid si ka dis ah dadku ula kulmeen ayaa waxaa baaritaano lagu samaynayo xaafadaha iyo goobaha ganacsiga iyadoona dhalinyaradda xaafadaasi…

                                Read More

                                  Qiso Murugo ah Iyo Oohin Wadata oo la Kulantay Mid ka Mid ah Askarta Ilaalada Madaxweyne Xasan Daawo

                                  Istanbul 12.July 2014 (SDN/QJ)-Qaso naxadin iyo amakaag badan oo oohin iyo ilmo ku abuurtay dadka daawaday oo taabanaysa dareenka qofkasta oo Soomaaliya ah, ayaannu halkan idiinku soo gubinaynaa Muuqaalkeeda daawadayaal, taasoo ku saabsan mid ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay Al-Shabaab dhaawacday iyo marxaladaha u umaray iyo…

                                  Read More