Xukuumadda Siilaanyo Oo Hawraarsan Ku Soo Dhaweysay Baaqyo Axsaabta Mucaaridka ahi u soo Jeediyeen

    Hargeysa:July,12,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay aqbashay Baawyo la xidhiidha Maamulka Hawada somaliland oo ay hore Axsaabta Mucaaridka ahi ugu soo jeediyeen inay Mawqifkooda ka caddeeyaan. Baaqa ay labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen Xukuumadda, ayaa la xidhiidhay Maamulka Hawada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Hawada Somaliland-na qayb ka…

    Read More

    Taageerayaashii Reer Ghana oo Qaxootinmo (Political Asylum) Weydiistey Brazil Maxay Qoonsadeen?(By Jaahuur)

    Brazil-12-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa  xagaa iyo Brazil &taageerayaashii reer xulka Ghana oo qaxootinmo weydiistey dalka Brazil,haddaba sabatu maxay tahay? Aalaba waxaynu ogsoonahay in koobka kubadda cagta ee aduunku kana soo qeyb galeen 32-ba dowladood lana soo gaadhey ciyaartii kama dambeysta ahayd foodana isla gali doonaan Germany iyo Argentina maalinta Axadda. Taageerayaashan reer…

    Read More

      Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmuud Silaanyo oo Shirwayne Caalamiya lagu casumay oo ka dhacaya London

      London12July14(SDN) Dawlada ingriiska ayaaa casuumad rasmiya u dirtay madaxwaynaha somaliland Axmed Maxmuud Silaanyo iyo Marwadiisa shirkan oo ah shir caalamiya sida ay ku heshay shabakada qurbejoog xafiiskiisa london , casuumada loo fidiyey dawalda somaliland ayaa waxa ka mida wasiiro iyo xubno ka socda Jamacada Hargaysa shirkan ayaa waxa la filayaa in uu qabsoomo bisha 22/7/14…

      Read More

        Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Iska Duwaya Eedo Dul Hoganaaya

        Hargeisa 11 7 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo jeediyeen Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland,kuwaasi oo ku eedeeyey in ay sifo sharci darro ah ay u soo xulleen Shirkada la siiyey Qandaraaska Diiwangalinta Muwaadiniinta reer Somaliland oo dhawaan dalka…

        Read More

          Loolan Adag Oo Jagada madaxawyne ku Xigenka Ee Xisbiga Wadani loogu Iyo Werwer Qabo in Khilaf Ka Dhex Qarxo

          Hargeysa 11 7 2014 (SDN/QJ) Waxa Xisbiga waddani ka dhex-taagan loolan Siyaasadeed oo abuuray khilaaf aan dibadda u soo bixin oo salka ku haya loolan loogu jiro Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI oo ay isku hayaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbigaasi Aaxmed Muumin Seed iyo Dr.Maxamed Cali Cabdi oo ah Quraba-joog ay Mr….

          Read More

            Markab Laga Lahaa Dalka Kenya Oo Gacanta u Galay Ururka Al-shabaab

            Raage-Ceelle:Jully,11,2014(SDN/QJ)-Markab ganacsi oo dalka Kenya laga Lahaa ayaa Gacanta u galay Xooggaga Al-shabaab eek a arrimiya Deegaanka Ceel-geelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markabkan oo ku sii jeedey Magaalada Mombassa, ayaa  qaab caarid ah ku gaadhay, halkaas, waxana haatan la wareegay Xoogagga Al-shabaab.   Markabka oo toddobaadkan ka amba baxay Dekeda Magaalada Muqdisho, ayaa cilad farsamo…

            Read More

              Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Madaxweyne Gaas U Diiday Inuu Booqdo Xero Militeri iyo Sababta Keentay

              Garoowe:July,11,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Daraawiishta Puntland Gaasas ka mid ah ayaa is Hortaagay Booqasho u Madaxweynaha Maamulkaasi ku tegi lahaa Xerada 54-aad ee dhawaan lagu magacaabay Marxum maxamed Dirir. Ciidanka oo Maalmahanba Gadood ku jirey, ayaa si badheedh ugu diiday Madaxweyne Gaas inuu xeraraas Booqasho ku yimaaddo, iyagooo horteeda ka dhigay Mudahraad balaadhan oo madaxweynaha Cabsi geliyey. Sababta…

              Read More

                Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Somalia Oo La Eryey iyo Madaxii Keydka Hubka Oo Beddel Lagu Samaayey

                Muqdisho:Jully,11,2014(SDN/QJ)-Wali waxa socda Saraakiisha uu shaqadooda galaafanayo weerarkii qorshaysnaa ee dhawaan lagu qaaday Villa Somalia, waxana ugu dambeeyey Taliyihii Ilaalaalada Madaxtooyada Kornayl Axmed Maxamed Afcadey oo xalay laga eryey shaqadii uu hayey. Taliyayha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Ururka Madaxtooyada Somaliya Korneyl Axmed Maxamed Afcadey. Waxaa xilkan…

                Read More

                  Deegaanka Xeebta Kenya Oo Weerarro Hor leh Oo Khasaare Geystay Markale Laga Fuliyey

                  Lamu:July,11,2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Booliska Dalka Kenya, ayaa sheegay in Kooxo Dablay ahi ay Saaka Weerar ka fuliyeen Saldhig Boolis oo ku Yaalla Deegaanka Xeebta Lamu. Saraakiishan ayaa sheegaya in Kooxahan ay Si gaar ah u badhtilmaameedsadeen Saldhigga Xaafadda Pandanguo oo ku yaalla Deegaanka Xeebta oo hore weerarro noocan oo kale ahi  uga dhaceen. Taliyaha Ciidamada Booliska Lamu…

                  Read More

                    Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Beer-laxawsi ah La Qaadatay Dhallinyaro Beesheeda ah iyo Waxyaabihii ay U Sheegtay

                    Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Xogo faahfaahsan laga helayaa kulan ay Marwada Madaxweyne Siilaanyo dhawaan la yeelatay tiro dhallinyaro ah oo ay isku beel yihiin, kuwaas oo Bannaanka keenay Waxyaabihii ay marwadu u sheegtay. Kulankan oo ay marwadu codsatay, ayaa lagu faaqiday sida ay dhallintani warbaahinta qaarkood u sheegtay  sidii kursiga mar kale loogu soo celin lahaa Madaxweyne Siilaanyo,…

                    Read More

                      Beesha Harti ee Jubooyinka oo ka cawday Madaxweyne Axmed Madoobe

                      Kismaayo July 11,2014(SDN/QJ)-Odeyaasha dhaqanka ee beesha Harti ee gobolada Jubooyinka ayaa war ay soo saareen waxa ay uga cawdeen maamulka Jubba ee uu madaxda ka yahay Madaxweyne Axmed Madoobe,qoraalkuna sidan ayuu u dhignaa: KU: M/weynaha dowlad-gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland OG: Odayaasha dhaqanka ee beelaha Kablalax OG: Wafdiga Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland OG: Wafdiga Xildhibaanada Dowladda Federaalka…

                      Read More

                      “Madaxweynuhu mararka qaarkood baadhis caafimaad wuu u bixi jirey, Laakiin arrin gaar ah oo aan hadda….”Guddoomiye Cirro

                      Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Ahna Guddoomiyaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa mar kale ku celiyey sida uu ugu xunyahay Tacaddiga iyo Dhibaatada ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul-qawlka iyo saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka ka jirta. Guddoomiye Cirro oo  u warramay warbaahinta Maalintii shalay, ayaa daaha ka qaaday in Xadhiga iyo cabudhinta saxaafaddu ay…

                      Read More

                        Kenya: Refugees appeal against forced relocation to camps

                        Refugees in Nairobi are appealing against a controversial ruling that would force thousands of Somalis from their homes to live in squalid overcrowded camps in north Kenya, Amnesty International said today. “This outrageous ruling affects the entire refugee population of Nairobi. Using the pretext of protecting national security, the Kenyan authorities have cracked down on…

                        Read More

                          Musuq-Maas​uqa Hadheeyey Mashaariic​da Biyo Gelinta Caasimada Hargeiysa oo fooda usaaran in Dalaagkii Biyuhu uu ka huro Caasimada Hargeisa

                          Waxaa aduun gaadhaaya ilaa iyo $30 Million oo doolar ugu  deeqdey Dawalada khalijku (UAE)  dawalada Somaliland dhawaan si biyaha loo gaadhsiiyo shacab weynaha  ooman ee reer Somaliland gaar ahaan shacabka caasimada Hargeisa iyo nawaaxigeeda degan.Taariikhdu markey aheyd 2011-kii ayaa iyana wadamada midowga yurub (EU) ay  Somaliland u qoondeeyeen  deeq lacageed oo gaadheysa $27.5 million taas oo iyana loo…

                          Read More

                            Dawlada Federaalka oo ku Hawlan Sidii ay u Hakin lahayd Wada Hadaladii Somalia iyo Somaliland iyo Asbaabaha ay Salka ku hayso.

                            Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Federaalka ee Somalia ayaa ku talo jirta Sidii ay u Joojin lahayd Wada hadaladii ay la lahayd Somaliland oo Shan Wareeg oo hore ay labada dhinac wada yeesheen. Sababaha Keenay Joojinta Wada hadalada ayaa Ilo Wareedyo ay Qurbejoog.com heshay Waxay Sheegayaan in Xukuumada Somalia u aragto in Wada hadalada labada…

                            Read More

                              “Dhibaatooyinka Kenya ka dhacayaa waa kuwo ku baahay Kenya oo dhan way habboon tahay inaan diiradda saarno siday wax u socdaan oo aan ka feejignaanno” Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka u qaabbilsan ee Afrika

                              Washington 11.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Waddanka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inay Kenya ka gacan-siin doonto hawlgallada iyo la-dagaallanka ka dhanka ah Kooxda Argaggixisada ah ee Al-Shabaab iyo ka hor-tagga hawlgallada ay Kooxdaasi ka fuliso gudaha dalka Kenya, iyadoo Al-Shabaab tan iyo sannadkii hore laban-laabtay weerarrada ay ka fuliso waddankaas. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee…

                              Read More

                                Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo lagu Dhex xidhay Xabsi ku Yaal Villa Somalia

                                Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Caluula Nuur Caluula oo ah Sargaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya ayaa Shalay Galab  waxaa lagu Xiray Xabsi ku yaala Villa Soomaaliya. Xiritaanka Caluula ayaa waxaa uu salka ku hayaa kadib Markii  isagoo u socda Xafiiskiisa ay is afdhaafeen sargaal ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya. Is afdhaafkaasi kadib anaa waxaa…

                                Read More

                                  Punt land oo Isu diyaarinaysa 16 Guurada Dhismaha Maamulkaas,Gudi Qabanqaabo oo loo saaray iyo Dib u habayn lagu samaynayo Hay’adaha dawlada qaarkood

                                  Garowe 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xarunta Madaxtooyada ee Punt land ayaa Waxaa  ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland iyadoo  dood dheer iyo falanqeyn  laga yeeshay xaalada dalka,  ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos ku qoran. Xaalada amniga Puntland marka loo eego xaalada guud ee soomaaliya waxay mareysaa meel aad u wanaagsan kaasoo shacabka Puntland…

                                  Read More