“Hargaysa Waa 20 Km oo Isku Weer ah Meelna Janno noqon Mayso,Meelna Meel lagu Ooman yahay Noqon Mayso” Wasiir Cukuse Daawo

    Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta jamhuuriyada somaliland C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ka Warbixiyey Hawsha Biyo Gelinta ka Socota Caasimada. Wasiirka oo ay warbaahintu wax ka weydiisey hawsha biyo balaadhinta Caasimada iyo Xukuumada uga meel yaala ayaa sheegay in xukuumadu marwalba xooga saarto Qodobada a ka mid ka yihiin,…

    Read More

      Deegaano ka Tirsan Gobolka Bay oo Ciidammada dowladda Federaalka ahi la Wareegeen

      Saydheeloow  12.July 2014 (SDN/QJ)- Cutubyo ka tirsan ciidammada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaannada Saydheeloow iyo Labaatan jiroow ee gobolka Baay oo ay horay ugu sugnayd malleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Berdaale ee gobolka Baay, Maxamed Isaaq Caracase ayaa u sheegay Bar-kulan in ciidammadu…

      Read More

        Wasiirkii Cusbaa ee Amniga oo Xilkiisii la Wareegay

        Muqdisho 12.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirka gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo si KMG ah u hayay xilka. Xafladda oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday golayaasha dowladda. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ka…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Mas’uuliyiintii Gobolka Daad Madheedh Badalkoodiina Magacaabay

          Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Daad-madheedh iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolkaasi isla markaasina u magacaabay laba masuul oo cusub Gobolka Daad-madheedh. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa u dhignaa Sidan…

          Read More

            Wasaarada Maaliyada ee Somaliland oo Bilaabaysa Odoroska Miisaaniyada Qaranka 2015

            Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa la soo weriyay inay sanadkana soo qadimayso mar kale odoroska miisaaniyad sanadeedka kal-dambe ee qaranka oo lagu wado inay golaha Wakiiladda horgeyso  bisha October ee fooda inaggu soo haysa. Wasaaradda maaliyadda ayaa la sheegay inay diyaarisay inta badan buug miisaaniyadeedkii sanadka fooda innagu soo haya ee 2015-ka…

            Read More

              Taliyihii Hore ee Sirdoonka Qaranka oo dhibsaday War ku soo Baxay Mareego Internet

              Hargaysa 12.July 2014 (SDN/QJ)- Jen. Maxamed Nuur Cismaan (Cansharaar ) ayaa  beeniyay   qaar ka mid ah mareegaha Internet-ka qaarkood oo war aanu bixin si khaldan sawirkiisii iyo magaciisiisii u  raaciyay waraysi uu dhawaan warbaahinta ku baahiyay Taliyihii isaga ka dambeeyay oo la yidhaahdo Maxamed Nuur Xirsi. “Waxaan Telefoonno badan ka helay  dad aad u badan…

              Read More

                Caaddifad Qabyaaladeed Oo Iska Horkeentay Jiilayaashii Ugu Caansanaa Somaliland iyo Sawir-qaadahoodii

                Burco:July,12,2014(SDN/QJ)-Muran iyo  is qabqabsi xooggan ayaa soo kala dhex galay Labada nine e dhinaca qosalka soomaalida dhexdeeda xilligan hormoodka ka ah ee Sooraan iyo Jawaan iyo Waliba Sawir-qaadahooda Gaarka ah oo lagu magacaabo Yaasiin bal-ballaadhshe. Is af garan-waagan oo in muddo ah socday, ayaa Haatan halkii ugu xumayd gaadhay, iyadoo ciidamo Boolis ahi jabsadeen Aqalkii…

                Read More

                  Halkan Ka Daawo Kulan Lagaga Hadlaayey Sidi Seeraha Banka Qoolcaday Loo Xidhi Lahaa Ooy ka Soo Qayb Galen Qaae Kamida Xubanaha Golaha Wasiirada Madaxwayne siilanyo

                  Hargeisa 12 7 2014 (SDN/QJ) kulan  lagaga hadlayey  sidii  loo  xidhilahaa  seeraha banka qoolcaday  ee degmada salaxlay  ayaa waxa  kan soo qayb galay qaarka xunbaha golaha wasirada xukuumada madaxwayne silanyo kuwasi  oo ka dooday sidii wax looga   qaban  lahaa Hargeisa SDN/QJ Maxamed @Qurbe.com Concat@somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Xisbiga Ucid oo Magacaabay Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Xisbigaasi

                    Hargeysa July 12,2014(SDN/QJ)-Warsaxaafadeed uu ku sexeexa yahay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa lagu magacaabay masuulka xisbigaa uGu qaabilsanaan doona Kalluumeysiga,warsaxafadeedka masuulka lagu maacaabay ayaa sidan u dhignaa: Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Markuu latashaday Guddida Fullinta ee Xisbiga UCID, Markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilka Banaan ee…

                    Read More

                      Hundreds mourn slain teacher Abshir Hassan

                      Hundreds gathered in Lawrence Heights late Friday afternoon to mourn Abshir Hassan, the local teacher who was shot dead in that neighbourhood earlier this week. Hassan was laid to rest earlier in the day, drawing busloads of students, friends and colleagues. More than 1,500 filled the mosque, while hundreds more prayed outside. Hassan grew up in Lawrence Heights and…

                      Read More

                        UN Security Council strongly condemns attacks on Somalia’s political institutions

                        UNITED NATIONS, July 11 (Xinhua) — The UN Security Council on Friday strongly condemned the recent attacks on the sites of the Somali government and parliament as well as lawmakers, describing the raids “reprehensible acts of terrorism.” After receiving a briefing earlier in the day from Nicholas Kay, the UN Secretary-General’s special representative for Somalia,…

                        Read More

                          Hal-beega Siyaasada Arimaha Didabada Somaliland

                          Hubanti weeyi in qaran leeyahay hadoodil guud oo uu ku maamulo dhamaan haawlaha ka dhex-socda gudihiisa iyo hawlaha kaga xidhan inta ka baxsan xayn-daabkiisa, taasina waa waxa loo yaqaan Siyaasad , haddaba waa maxay siyaasadi? Maxay se u kala qaybsantaa? Waa laba weydiimood oo gun dhig u ah qormaddan. Hadaba siyaasadi waa hab-maamulka guud iyo…

                          Read More

                            Weekly Press Conference on the Progress of the Government

                            Mogadishu, 12 July 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on government progress over the last week. The Minister spoke on various issues: the failed attack on Villa Somalia, changes to the leadership of the security institutions, the latest Media Law consultation conference, plans to revive…

                            Read More

                              Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                              Mogadishu, 12 July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Weerarkii Madaxtooyada 8dii July, Isbedello lagu sameeyey madaxda Hay’adaha Amniga, Shirka Wadatashiga Xeerka Saxaafadda, Qorshaha dib u kabashada iyo Horumarinta…

                              Read More

                                Soomaalida Haysata Baasaboorka Diblomaasiga ah Ee Aan Dawladda U Shaqayn Oo Laga Qaadi Doono Baasaboorrada

                                Muqdisho:July,12,2014(SDN/QJ)-Xilli la iska Daldalanayo Baasaboorka Diblo-maasiga soomaaliga ah, ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhawaan Hawshan wasaaradiisa lagu wareejiyey  ku dhawaaqay inay faraha ka baxeen dadka Aan Dawladda  u shaqayn ee Haysta Baasaboorka Diblo-maasiga ah. Wasiir Bayle oo u warramayey idaacadda Radio Muqdisho, ayaa sheegay in cidkasta oo Baasabaoorkaas haysata, isla-markaana aan u shaqayn dawladda laga…

                                Read More

                                  Dilalkii Gaarisa Oo Lagu Eedeeyey Jabhad Dagaal Kula Jirta Ethiopia

                                  Gaarisa:July,12,2014(SDN/QJ)-Kenya ayaa sabab la yaab leh u samaysay Dilalka ka soo cusboonaaday Deegaanka Gaarissa oo maalmihii ugu dambaysay lagu dilayey Dad Caan ah. Booliska Deegaanka Gaarisa ayaa sheegay inay Dilalkaas ka dambeeyaan Xooggaga ONLF ee Dagaalka kula jira Xukuumadda Ethiopia. Taliyaha Ciidamada Booliska Garrissa Charles Kinyua ayaa sheegay in dilkii loo gaystay ganacsade Xasan Yuusuf…

                                  Read More

                                    Yuusuf Garaad Oo Bannaanka Soo dhigay Halista Ku Jirtey Waraysigii Laga Qaaday Ninkii Fududeeyey Weerarkii Villa Somalia

                                    Muqdisho:July,12,2014(SDN/QJ)-Qoraaga/Siyaasiga Soomaaliyeed ee Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa ka Falceliyey Waraysigii dhawaan Laga qaaday ninkii fududeeyey Weerarkii lagu qaaday Aqalka Madaxtooyada Somalia. Yuusuf ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo dhibta iyo dheefta uu lahaa waraysigaasi ka sameeyey ayaa qoraalkiisa ku bilaabay sidatan: Dad aan is aragnay iyo qaar dibadda igala soo xidhiidhay intuba…

                                    Read More

                                      General Yuusuf Indha-cadde Oo U Xusul Duubaya Qabashada Xil Madaxtooyada ka Bannaan

                                      Muqdisho:Jully,12,2014(SDN/QJ)-Tartan Muuqda oo loogu jiro Jagada uu shalay banneeyey Taliyihii Ilaalada Madaxtooyad, ayaa Bilaambay, waxana Hoggaanka Haya General Yuusuf Siyaad Indhacadde oo lagu yaqaano Nacaybka uu u qabo Kooxaha Shabaabka. Taliyaha Xoogga dalka Somalia Jen. Dahir Indha Qarshe ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Madaxtooyada, waxaana si KMG ah loogu magacaabay Kux-igeenkiisa oo lagu…

                                      Read More

                                        Qarax Miino Oo Lala Eegtay Ciidamo Ka Tiran Kuwa Axmed Madoobe Oo Ku Sugnaa Kismayo

                                        Kismayo:july,12,2014(SDN/QJ)-Gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubba Land ayaa Saaka loo dhigay Qarax Miino xilli ay marayeen Gudaha Magaalada Kismayo. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay lagana hago ramuudka oo sababtay dhimasho iyo dhawac soo gaaray Ciidamadii saarnaa Gaariga  tikniko ah oo ay ciidamadu wateen….

                                        Read More