Waraysi laga Qaaday Ninkii Gaadhiga u Waday Kooxdii Villa Somalia Weerartay, oo Fashiliyay Siro badan oo uu ka Hayay Madaxtooyada,Iyo Doorkii uu ku lahaa Qaraxyo Muqdisho laga Fuliyay

    Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xasan Muxiyadiin Xasan oo ah Eedaysanaha loo qabtay Qaraxii Xarunta Madaxtooyada ee Somalia isla markaan Kooxdii Weerarka soo qaaday u Waday Gaadhigii ay Madaxtooyada ku galeen ayaa Ka  Waramay Doorkii uu ku lahaa Hawlgalkaas. Eedaysane Xasan Muxiyadiin Xasan Waxa uu ka Mid ahaa Shaqaale ka Tirsan Shirkada Hormood oo Xafiis ku…

    Read More

      Golaha Wasiiradda ayaa isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

      Muqdisho, July, 10, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka, iyadoo goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen magacaabista Wasiirka amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugidda oo dhawaan uu magacaabay…

      Read More

        Why some Somali clans protect pirates while others don’t

        Communities in Somalia protect pirates when they have no better source of income, sometimes switching back to taxing legitimate trade when economic conditions improve, argues a new report. The international community currently relies on a costly, heavy military presence around Somalia in order to keep shipping lanes safe. However, a new academic study suggests a…

        Read More

          Crime in Somalia:Pirates v economists

          SHIPS navigating the lawless seas of the Gulf of Aden must keep a constant lookout for Somali pirates. The roots of Somalia’s maritime banditry lie in its desperately poor coastal villages, where the choice between fishing and piracy is an easy one for many. But whereas plenty of attention has been given to pirates’ own…

          Read More

            The appointment Abdikarim Ahmed Mooge as Somaliland deputy Fishery minister has received a broad spectrum reception across Somaliland in view of the background of this noble family‏

            Abdikarim Ahmed Mooge originated from respected noble family from somaliland that was famous for poetry sons, revolutionary and liberation struggle. The two brothers (Ahmed and Mohamded) had played countless songs that we consider it as a poetic or poetic sound that still refreshes in our memories and will remain over a long period to come….

            Read More

              Dawlada Somalia oo Maanta Ansixisay Sharciga la dagaallanka argagixisada

              Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xubnaha golaha wasiirradda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyey magacaabista wasiirka amniga qaranka,  taliyayaasha ciidamada boliiska iyo nabad sugida iyo hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada. Kulanka wasiirrada oo la qabto Khamiis walba waxaa shir-guddoomiyey ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed. Afhayeenka xukuumadda,  Ridwan Xaaji Cabdiweli oo saxaafada la hadlay kulanka…

              Read More

                Dagaalkii Saaka ka Dhacay deegaanka Deefoow oo ay Ku Naf Waayeen Toban Ruux iyo Dhaawaca la hayo oo Lix Maraya

                Hiiraan 10.July 2014 (SDN/QJ)- Toban qof ayaa kudhimatay tiro kalena wey kudhaawacmeen dagaal ka dhashay dhul beereed oo saakay ka dhacay  deegaanka Deefoow oo 39 Km  dhinaca woqooyi galbeed  kaga beegan magaalada Baladweyne  ee xarunta gobolka Hiiraan, sida ay  kusoo warramayaan Weriyeyaasha ku sugangobolka Hiiraan. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa u badan dhinacyadii dagaallamay, lix kamid ah…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Isku Shaandhayn Mug leh ku sameeyay Mas’uuliyiinta Dekhli soo saarka Wasaaradiisa

                  Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale Ayaa Soo Saaray Wareegto Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Shaqaalaha Waaxyaha Wasaarada Maaliyada Ee Gobolada Dalka Wareegtada Wasiir Samaale Soo Saaray Waxay U Qornayd Sidan:- Waxa Shaqaalaha Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin Lala Socodsiinayaa In Maanta Oo Bishu Tahay 10/07/2014 Loo Kala Bedelay Sidan…

                  Read More

                    Qoyskii Lahaan Jiray Iskuulkii Al-baraka oo Ciidamada Amaanka Somaliland Xabsiga Dhigeen lana Xidhiidhiyeen Arrimo argagixiso

                    Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Booliska Somaliland ayaa habeen hore gurigooda kala baxay Axmed Maxamed Ducaale(Caawiye) Iyo Xaaskiisa Nuura Aw Yuusuf Cabdilaahi iyagoo geeyey xarunta sirdoonka Iyo Baadhista Dambiyada. Ilaa hadda ma cada sababta rasmiga ah ee qoyska  gurigooda loogala baxay balse wararka soo baxaya ayaa sheegaya in loo qabtay baadhista kiiska qaraxii ka dhacay dalka…

                    Read More

                      Tallaabo Somalida Dan wayni Ugu Jirto Oo Maraykanka iyo Faransiisku Ka Wada Hadleen

                      Washington:Jully,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maraykanka Barakh Obama, ayaa kahor intaa aanu Magaalada Washington kula Kulmin Hoggaamiyahaasha qaaradda Afirka, waxa uu Xaaladda Somalia Kala Hadlay Dhiggiisa Faransiiska oo Arrimaha La Dagaallanka Argagixisada Waayo arag ku ah.  Labada Madaxwayne ayaa waxay isla garteen in si wada jir ah ay u taba baraan ciidamada amaanka ee qaarada Afrika gaar ahaana ciidamada…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Oo Bayaamiyey Sabab Muhiim ah Oo Shirkad Waddani ah Loo Siiyey Qandaraaska Diiwaangelinta Madaniga ah

                        Hargeysa:July,10,2014(SDN/QJ)-Guddida Qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay shaacisay in qaradaraaskii Diiwaangelinta Madaniga ah ay ku guulaystay shirkad gaar loo leeyahay oo Sahal Lagu magacaabaa. Guddoomiyaha Guddidaas Aadan Axmed Nugaal oo Saaka Saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in shirkadaasi noqotay mid ku guulaystay Hawshaas qaran, isla-markaana aanay jirin wax eex ah oo lagu siiyey, basle…

                        Read More

                          Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Ee Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Madaxweynaha Ku Hambalyeeyey Aasaasida Ciidamada Dab-Damiska  Hargeysa()-Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Caasimada Hargeysa Mr. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa Madaxweynaha ku hambalyeeyey Aasaasida Ciidamada Dab-damiska Qaranka ee uu Madaxweynuhu Shalay ku dhawaaqay aasaasidooda Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Caasimada Hargeysa Mr. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa…

                          Read More

                            Warbaahinta Somaliland xor ma tahay ….se Dastuurku Muxuu Xaq Inoo Siinayaa …

                            Hargeysa (SDN Q/j)- “Waxaad Mooddaa Saxaafadda Inteeda Badani Inay Ku Eegtahay Magaalo Madaxda….Radio Hargeysa Waa Radio-ga Kaliya ee Qaranku Leeyahay, Sharciga iyo Dastuurkuna Waxa uu Xaq innoo Siinayaa In Warbaahin Xor ah aynu Helno…Su’aashu waxa weeye Warbaahintaas Xorta Ah Dalku Maanta Ma Leeyahay Mise Waa Maya?….Radio-ga Waynu Ognahay Oo Waxa la leeyahay Ku kale la…

                            Read More

                              Guri ayaa saaka barqadii ku gubtay magalada ++ ciidanka dabdamiska oo gaadhay

                              Hargeisa 10/7/2014(SDN/Q/J)Guri ayaa saaka barqadii  ku  gubtay  magalada  hargeisa gar ahaan degnmada ibraahim koodbuur ayaa isla markiiba waxa u soo gurmaday ciidanka dabdamiska ah ee dawlaha hoose  guricasi  ayaan  habayaraate  cid  wax  ku noqotay oo dhaawac  iyo sidoo kalana aanay  khasare sidaa u  badani  dhicin iydoo  taasi  ay  sahashay  in dhawan  magalada  hargeisa la keenay…

                              Read More

                                Villa Somalia:Gaadiidka Oo Loo Diiday inay Gudaha u Galaan iyo Ciidamo Dheeraad ah Oo La Hor Dhoobay

                                Muqdisho:July,10,2014(SDN/QJ)-Ciidamo xooggan oo aan hore loo arki jirin, ayaa saaka lagu arkay Afaafka hore ee xaruntii Habeen hore la weeraray ee Villa Somalia. Ciidamadan ayaa la sheegayaa inay xidheen Qaar kamid ah waddooyinka Madaxtooyada ku dhaw, waxana Gebi ahaanba yar gaadiidka maraya Goobaha ku dhaw madaxtooyada. Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud…

                                Read More

                                  Al-shabaab Oo La Ogaaday Inay dhaqaale Ka Helaan Sonkor Sharci-darro Somalia looga Dhoofiyo

                                  Nairobi :July,10,2014(SDN/QJ)-Wargeyska The Standard ee dalka Kenya ka soo baxa, ayaa daabacay inay Kooxda Al-shabaab Dhaqaale Laxaad leh ka hesho Sonkorta Sida shari-darrada ah looga dhoofiyo dalka somalia. Wargeysku waxa u sheegay in sonkorta Somalia sida sharci-darrada ah looga dhoofiyo la geeyo waddamada Jaarka, gaar ahaan Kenya. Dhaqdhaqaaqa Xarakada AL-Shabaab waxaa uu dhaqaalo uu ku…

                                  Read More

                                    Midowga Afrika Oo Wakiil Cuusb u Soo Magacaabay Somalia

                                    Addis Ababa:July,10,2014(SDN/QJ)-Dr Mamam Sidikou ayuu Midowga Afrika u magacaabay inuu Noqdo Wakiilka Cusub ee Somalia u qaabilsan Midowga Afrika. Warsaxaafadeedka  soo Baxay Midowga Afrika ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu Mama Noqon doono Wa Madaxa AMISOM ee Soomaaliya. Marka loo eego midowga Yurub, Dr Sidikou ayaa la sheegay inuu leeyahay khibrad dhanka siyaasada, diblimaasiyada, iyo…

                                    Read More

                                      Sarkaal Boolis ah Xaaskiisii Ku Khaarajiyey Muqdisho

                                      Muqdisho:July,10,2014(SDN/QJ)-Midka ka mid ah Ciidamada Booliska Somalia, ayaa Habeenkii xalay magaalada Muqdisho ku khaarajiyey Xaaskiisii  kadib muran dhex maray, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Dadkii Goob-joogayaasha ahaa. Ninkan Xaaskiisa Dilay ayaa la sheegay inuu ahaa Sarakaal sare oo ciidanka ka tirsan, waxana uu Dilkaas u adeegsaday rasaas, iyadoo dadkii La deriska ahaa xaqiijiyeen inuu labada…

                                      Read More

                                        Khasaaraha uu Sababay Dagaal Saaka Waaberigii ka dhex qarxay laba Beelood oo wada dega Deegaanka Diifoow ee Gobolka Hiiraan

                                        Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Deegaanka Diifoow ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Waabarigii  dagaal u dhaxeeya Labao Maleeshiyo Beelood uu ka dhacay,kaas oo ilaa hada socda sida Wararkii ugu danbeyey ay sheegayaan. Dagaalka ayaa Dhimasho iyo Dhaawac geeystay,waxaana Dadka dhintay ay u badan yihiin  Maleeshiyada ku dagaalamaya Deegaanka Diifoow ee Gobolka…

                                        Read More