Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbad Dhegaha Shacabku u riyaaqeen kaga Hadlay Xasuuqa Yuhuudu ku hayso Dhulka Amran ee Qasa

    Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa markii u horaysay si adag u cambaaraysay Weerarada iyo Dilka foosha xun ee Yuhuudu ku hayso Shacabka Reer Falastiin. Madaxweyne xigeenka Somaliland, ahna kusimaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Saylici ayaa Shacabka Somaliland u soo jeediyay in dhibta lala dareemo Muslimiinta Falastiin.   “Sida aynu la socono shacabka reer falastiin oo…

    Read More

      Gaas”Way naga go’an tahay in la hirgaliyo dimoqraadiyad ‘

      Garowe 28.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta khudbadda ciida kasoo jeedyay garoonka kubadda Cagta Mira Awaare oo ay kumanaan dadwayne ah iskugu yimaadeen ayaa diiradda ku saaray hormarka Puntland,nabadgalyadda iyo wax soo saarka khayraadka. Gaas ayaa sheegay inay muhiim tahay sidii shacabka Puntland ay iskugu tashan lahaayeen isla markasna…

      Read More

        Qaramada Midoobay oo Dalbatay Xabad Joojin Deg Deg ah in laga sameeyo Qasa + Israa’il oo Qiratay inay Duqaysay Dugsi Qasa ku Yaala oo Qaramada Midoobay Maamusho

        Gaza 28.July 2014 (SDN/QJ)- Gollaha ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa kulmay kuna baaqay in Qaza laga dhaqan geliyo xabad joojin deg deg ah oo aanan lagu xidhin wax shuruud ah. Gollahu ammaanka waxa uu taageeray warbixin ugu baaqaysay Israa’iil iyo Xamaas in ay sameeyaan dadaalo si loo gaadho xabad joojin waarta oo suurtagelisa in gargaarka…

        Read More

        Goolhayihii Hore ee Berisamaadkii Horseed & Xulka Qaranka (Jaahuur) Ayaa Munaasabadda Ciidda Hambalyo u Direy Ciyaatooydii Cuslaatey-Kuwa Cusub & Dhamaanba Bahweynta Ciyaaraha Jecel.

        Ottawa-28-July-2014-(SDN-QJ) Saaxiibayaal Goolhayihii hore ee Horseed iyo xulka qaranka (Jaahuur) ayaa farxadda ciidul fidriga halkan ugu diraya dhamaanba ciyaartooydii cuslaatey,kuwa cusub,bahweynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel iyo muslimiinta meel kasta aay joogaan,ku ciida farxad ciiddan ciiddeeda kale ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo. Wa bilaahi Towfiiq.

        Read More

          Deegaanada ay Kooxda Ahlu Sunna Maamusho Oo Maanta Laga Sooman Yahay

          Dhuusamareeb:July,28,2014(SDN/QJ)-Inkastoo ay Maanta Tahay Muslimiinta Caalamku u degaal degeyaan Munaasibadda Ciidul Fidriga, ayaanay Soomaalida ku dhaqan deegaanada ay gacanta ku Hayso Kooxda Ahlu Sunna Ay maanta ku jiraan Maalin Ramadaan. Gobolka Galgaduud oo ay intiisa Badan kooxdani gacanta ku  Hayso ayaan laga ciidan, iyadoo ay culimada Kooxdaasi sheegeen in la dhamaystirayo Soddonka BIsha Ramadaan. Maamulka…

          Read More

            Madaxweynaha Puntland Oo Cafis Madaxweyne u Fidiyey 120-Maxbuus Oo Jeelasha ku Jirey

            Garowe:July,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa la sheegayaa inuu Munaasibadda Ciida aawadeed Cafi u fidiyey Maxaabiis tiro badan oo ku xidhnayd Jeelasha Maamulkiisa. Madaxweynaha ayaa waxa uu cafis u fidiyay 120 maxaabiis, waxa ayna wararku sheegayaan in Madxaweynaha uu Maxaabiistaasi u daayay farxada ciida awgeed. Taliyaha ciidanka asluubta Puntland sareeye guuto Cali Nuur…

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Wakiilkii Telefishanka Universal u fadhiyay Somaliland,iyo Sababaha loo aanaynayo Xadhigiisa

              Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Bilayska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wakiilkii Telefishanka UNIVERSAL  ee Somaliland Maxamed Cabi. Xukuumadda Somaliland ayaa horaantii sanadkan xidhay xarumihii uu Telefishankaasi ku lahaa Somaliland, kaddib markii uu Barmaamujka ka baxa ee Faaliyaha Qaranka ku baahiyay muuqaal ay dayaacayad ku tilmaantay Xukuumadda Siilaanyo oo laga sameeyay Madaxweyne Siilaanyo. Tan iyo…

              Read More

                Afhayeen Dhuxul Oo Xabsiga Dhigay Wariye Uu Si Weyn Qabashadiisa Ugu Taamayey

                Hargeysa:July,28,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ugu dambayntii Xabsiga Dhigay Wariye Axmed Aadan Rooble oo uu si weyn u raadinayey Maalmihii ugu dambeeyey. Sida ay qurbejoog.com warka ku hayso, waxa wariyahan la qabtay Habeenkii xalay, iyadoo ciidamo boolis ahi si khasab ah u qabteen xilli uu ku sugnaa Badhtamaha suuqa Caasimadda. Lama garanayo waxa…

                Read More

                  DAAWO:Arooska inanta uu dhalay madaxweynaha Jabuuti iyo xaqiraada TV-ga Jabuuti ee madax dhaqameedii arooska ka qeyb galay

                  Jabuuti July 28,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Jabuuti ka dhacay aroos dalkaas oo idil hantidiisii lagu bixiyay isla markaana lagu xanibay gebi ahaanba hawlihii qaran ee dalkaasi todobaadyadii u danbeeyay. Arooskan oo malaayiin dollar ay ku bexeen ayaa waxa isku guursaday  Inan uu dhalay madaxweynaha Jabuuti iyo wiil uu dhalay  wasiirka waxbarashada Jabuuti. Arooska ayaa waxa lagu casuumay…

                  Read More

                    Dhamaanba Waddooyinka ku Dhaw Madaxtooyada Somalia oo Ciidamo Gaar ah La Dhoobay iyo Gaadiidka Gaashaaman Oo Isgoysyada Lagu Gooyey

                    Muqdisho:July,28,2014(SDN/QJ)-Waxa Saaka dhamaanba Isgoysyada iyo Waddooyinka kala duwan ee Madaxtooyada Somalia soo gala iyo waliba Irrida Hore ee Aqalkaas lagu arkayaa ciimada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Alpha Group-ka, kuwaas oo heegan sare ku jira. Ciidamadan waxaa wehlinaya oo la jooga Ciidanka Koofiyad-casta loo yaqaan ee sida gaarka u tababaran iyo  ciidan…

                    Read More

                      Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Oo Hambalyo u diray Shucuubta Soomaaliyeed

                      Nairobi:July,28,2014(SDN/QJ)-Nickolas Kay oo ah Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia ayaa dabaaldegga Ciidul-fidriga awgeed shucuubta Soomaaliyeed u diray Hambalyo iyo Bogaadin. Mudane Kay ayaa war-saxaafadeed Hambalyo ah oo uu shacabka soomaaliyeed u diray u qornaa sidatan: “Iyadoo ay Soomaaliya u dabbaaldegayso Ciidda Soonfurka, waxaan dhammaan Soomaalida iyo qoysaskooda u rajeynayaa Ciid Wanaagsan/Ciid…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Waddani Oo Munaasbidda Ciiddul-fidriga Dhambaal Hambalyo ah u Diray Shacabka Somaliland

                        Hargeysa:July,28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Guud ahaanba shacabka Somaliland Munaadibadda Ciidul-Fidriga awgeed. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani islamarkaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(ciro),oo fariinta Dhambaalkan hambalayada ah ee uu udirayo Shacbiga Reer Somaliland soo gaadhsiiyay,Shabakada Wararka…

                        Read More

                          Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Khudbadii Salaada Ciida si adag u canbaareeyay Xasuuqa Qasa,Cadowga Somaliland Ku Tilmaamay Somalia {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 28.July 2014 (SDN/QJ)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Shacbiga Caasimada waxa uu labada rakcadood ee Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Saaka Masjid Jaamaca Weyn ee Caasimada Hargaysa. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa si Weyn u Canbaareeyay Gumaadka iyo Xasuuqa Baahsan ee…

                          Read More

                            Somali president’s aides ‘sent arms to militants’

                            The United Nations has accused two advisers to the Somali president of sending arms to al-Shabaab in a shipment which arrived just weeks after the Islamist militant group’s fighters stormed a shopping mall in Nairobi last September and killed at least 64 people. One of the aides, Musa Haji Mohamed Ganjab, allegedly claimed to have…

                            Read More

                              Qurbejoog.com:Ciid Mubaarik Dhamaan Akhristeyaal

                              London July 28,2014(SDN/QJ)-Bahda Qurbejoog/somalidiasporanews.com  ayaa waxa ay halkan uga dirayaan dhamaan akhristeyaasheena ciid mubaarik. Sidoo kale waxaanu dhamaan umadda Muslimka eebe uga baryeynaa in uu ka aqbalo cibaadadoodii bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ciidan Ciideedana eebe SWT waxaanu ka baryeynaa in uu nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo. SDN/QJ-London contact@qurbejoog.com

                              Read More