Sh.Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo inoo Faahfaahinaya Axkaamta Maalinta Ciidul Fidri {DHAGAYSO}

    Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Gabo Gabo ah Bishii Raxmada,Naxariista iyo Denbi dhaafka ee Waajibka ku ahayd Shucuubta Islaamka Waxaynu Galaynaa Farxada Maalinta Ciidul Fidri Hadaba Axkaamta ku Soo aroortay Maalintaas Waxaa inoo Soo Jeedin doona Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Halkan ka dhegayso codka oo dhamaystiran: GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO AXKAAMTA CIIDA…

    Read More

      Sakaatul Fidrigu Iyo Cida ay ku Waajibtay Muxaadiro uu Soo Jeedinayo Sh,Aadan Siirro {DHAGAYSO}

      Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa ayaa Halkan inooga soo Jeedinaya Khudbad ku saabsan sakatul fidriga iyo cida ay ku waajibto, Maadaama ay ina Hayso Ciidul Fidri. Shabakada Qurbejoog ayaa dhamaanba Akhristayaasha ku Xidhan Halkan uga soo Tebinaysa Muxaadiradan oo Si fiican inoogu Tilmaamaysa Cida…

      Read More

        Ma Rumaysanaysaa Webi Biyihii Marayay ay Isu Rogeen Midabka Dhiiga Waa Dhacdo Dalka Shiinaha doraad ka Dhacday DAAWO

        Chine 27.July 2014 (SDN/QJ)-Wabigani oo mara Gobol ku yaala bariga wadanka shiinaha ayaa lagu waa bariistay isaga oo midabka biyihiisu ay u Ekaadeen Midabka Dhiiga oo kale arrintaasi oo walaac ku abuurtay dadka deegaanka oo isticmaali jiray biyaha wabigaasi sidoo kalena ka kaluumaysan jiray. Chine SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

        Read More

          Agoomaha Ku Jira Xarumaha Hargaysa iyo Gebilay oo Deeq ka Timid Marwada Madaxweynaha la Gudoonsiiyay Daawo/Sawiro

          Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh maxamed Jirde oo ku sugan Dalka Ingiriiska oo ay ku joogto fasax  gaaban oo ay ku wehelinayso Madaxweynaha Qaranka Somaliland waxay sidii caadada u ahayd marwada ay Caruurta Agoomaha ah ee Somaliland gaar ahaan Hargeysa iyo Gabiley ay deeqdii maalinta ciida ay gudooonsiin jirtay…

          Read More

            “Madaxweynaha waxaan kala hadalnay in baaris dhab ah lagu sameeyo dilkii Rabbi ha-u-naxariisteee, Saado Cali Warsame” Sideed Wasiir oo Punt land ka Tagay oo Muqdisho ku Sugan

            Muqdisho 27.July 2014 (SDN/QJ)- Wafdi ka socda Puntland oo ka kooban siddeed wasiir oo ay wehelinayaan waxgarad isla deegaannadaas kasoo jeeda ayaa kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Kulankan oo muddo socday ayaa qodobbadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa dilkii maalmo ka hor loogu geystay Muqdisho fannaanadii Soomaaliyeed isla markaana…

            Read More

              Kooxda Xidigaha Geeska oo markii kowaad Barnaamijka Ciida ugu Qabtay Hargaysa Telefishanka Qaranka ee Somalia iyo Wasaaradda Warfaafinta oo aan ka hadal,Daawo Hor dhaca Barnaamijkaas

              Hargaysa 27.July 2014 (SDN/QJ)-  Waxa isa soo tarayay Warar sheegaya in Kooxda Xidigaha geeska Laga Duubay Barnaamijyo laga baahinayo tv-yada qaranka Somalia iyo universal kuwaasi oo ah barnaamijyo qaranimada Somaliland ka soo hor jeeda. waxa magaalada hargaysa ay Kooxdani ku samaysay  barnaamij ka imanayo istuudiyaha Hargeysa ee TV Qaranka ee Somalia waxaana marka laga yimaado…

              Read More

                “350 kun oo qof ayaa u baahan gargaar” Warbixin ay Soo Saartay Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNOCHA

                Nairobi 27.July 2014 (SDN/QJ)- Qarammada Midoobay ayaa maanta sheegtay in dad ay tiradoodu ka badan tahay  350, 000, oo qof  oo ku nool magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ay u baahan yihiin gar-gaar cuno. Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ee magaciisa loo soo gaabiyo (UNOCHA ),  ayaa lagu…

                Read More

                  Sheekh Xasan Nasrullah Hogaamiyaha Xisbullaah oo Digniintii ugu Adkayd u Diray Israa’il DAAWO

                  Lubnan 26.July 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Sheekh Xasan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin ee degan marinka Qaza ee yuhuudu maalintii 19-aad gumaadka ka wado. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa mar uu ka soo muuqday shaashada telefiishanka Bayruut waxa uu fariin xambaarsan digniin u diray dawladda…

                  Read More

                    Madaxweynaha Maamulka Punt land oo Cisbitaalka Ku soo Siyaartay Askar Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

                    Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday Dhaawaca  askar katirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu kula dhacay Afaafka Hore  ee xarunta UN-ku ay ku lee yihiin magalada Garowe abaare 7:00 Subaxnimo. Saddex Askari oo kamid ahaa Ciidanka Dowladda Puntland gaar…

                    Read More

                      R.W Cabdiweli: “Dowladda Isutagga Imaaradka Carabtu waxay jawaab deeqsinimo leh ka bixiyeen baaqii xukuumadda oo ku wajahnaa abaaraha”

                      Muqdisho, July, 26, 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee saameeyeen abaaraha iyo cunto-yarida ka jirta qeybo kamid ah gobollada dalka. Raashinka deeqda ah ee saaran 40-ka baabuur oo Xamuulka ah…

                      Read More

                        Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Ogolaaday in Radio Jowhar dib u Howlgalo, Si Ku meel gaar ahna u degenaado xafiiskeeda

                        Muqdisho 26.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe uu ku ogolaaday in Idaacadda Radio Jowhar dib loo howlgeliyo kadib 24 Saac oo ay Hawada ka maqneyd. Kulan ay manta ay qaateen masuuliyiinta Idaacada iyo Maamulka gobolka ayaa la iskula ogolaaday in Idaacadda xarunta si…

                        Read More

                          Wasiir-u-dawlihii Nabadeynta Bariga Somaliland Oo Isu Dhiibay Kooxda Khaatumo

                          Widhwidh:July,26,2014(SDN/QJ)-Wasiiru-dawlihii hore ee Arrimaha Bariga Somaliland Keyse Cabdi Yuusuf, ayaa mar kale dib ugu noqday Fallaagadii uu hore uga soo goostay ee Khaatumo. Wasiir Keyse oo  muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Magaalada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa maalintii shalay u ambabaxay Deegaanada Miyiga Tuulada Saaxdheer ee Bariga Gobolka Sool, waxana uu sheegay inuu ka mid…

                          Read More

                            Jinkii Wasaaradda Warfaafinta Oo Mar kale Oodda Soo Jabsaday, Wasiir Cukuse iyo Agaasimihiisa Guud Oo Isku Maandhaafsan Arrimo Xaasaasi ah.

                            Hargeysa:July,26,2014(SDN/QJ)-Waxa Mar Kale Dibadda u soo Baxay Khilaafkii iyo is qab-qabsigii ay caanka ku ahayd wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, iyadoo Haatan Wasiirka iyo Agaasimihiisa Guud Madaxa iskula jiraa. Sida ay noo xaqiijiyeen Xubno ka tirsan Wasaaraddu, waxa taagan Is af garanwaa ka dhashay Arrimo qaran oo  Hawlaha wasaaradda la xidhiidha kuwaas oo Labada…

                            Read More

                              Dagaal Khasaare Keenay Oo Dhex Maray Ciidamo Ka Wada Tirsan Militeriga somalia

                              Afgooye:July,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamo Ka wada Tirsan Militeriga Somalia, ayaa isku gacan saaray Dagaal Deegaanka Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalkan ayaa sida la xaqiijiyey keenay Khasaare iskugu  jira Dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ku yimi, iyadoo dagaalkuna socday Xalay Ilaa iyo Saaka. Ugu yaraan 10 Qof ayaa dagaalka ku geeriyootay ,waxaana ku dhaawacmay in kabadan intaasi,kuwaas oo u badan…

                              Read More

                                Taliska Ugu Sarreeya Ciidanka Militeriga Somalia Oo Dhaliilay Shaqada Ciidamada AMISOM Ee Somalia Ku Sugan

                                Muqdisho:July,26,2014(SDN/QJ)-Taliska ugu sarreeya Ciidanka xoogga Somalia Gen. Indha-qarshe, ayaa dhaliilo dusha  ka saaray Ciidanka AMISOM eek a barbar dagaallama ciidamada somalida. General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa wuxuu muujiyay inaanay Amisom daacad ka ahayn dagaalada maanta dalka ka soconaya, ee lagula jiro Ururka Al Shabaab.   Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa sheegay inay Amisom masuul…

                                Read More

                                  Guddoomiye-ku-xigeenkii ee Togdheer Oo Soo Guryo Noqday, Kuna Gooddiyey Tallaabooyin Ka Dhan ah Xukuumadda Siilaanyo

                                  Hargeysa:July,26,2014(SDN/QJ)-Guuleed Daahir Samatar ooh ore u ahaan jirey Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Togdheer, isla-markaana si weyn uga soo horjeeda Siyaasadda xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka soo laabtay safar uu dibadda ugu maqnaa, isagoo sheegay inuu u xaydan yahay sidii tallaabo looga qaadi lahaa hannaanka xukuumaddani dalka ku hoggaamiso.  Guuleed Daahir oo ka yimi Dalka Qadar, ayaa si…

                                  Read More