Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Somaliland oo Qalab Ciyaareed Gudoonsiisay Kooxaha Ka Jira Hargaysa Midkood Daawo

    Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maareeyaha Guud ee Hay’ada Horumarinta Wadooyinka Somaliland Prof Xasan Cali Cismaan ayaa Qalab Ciyaareed Gudoonsiiyay Koox ka Mid ah Kuwa Ciyaaraha ee Ka Jira Magaalada Hargaysa gaar ahaan Xaafada Pepsiga. Maareeyaha Guud ee Hay’ada Horumarinta Wadooyinku waxa uu sheegay in dhallinyaradu mudan yihiin in lagu dhiirigeliyo Xirfada Ciyaaraha. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com…

    Read More

      Gudoomiye Urur Siyaasadeed ka Jira Punt land oo dhaliilay Hogaaminta Madaxweyne Gaas iyo Qodobada uu u Cuskaday doodiisa

      Garowe 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Mucaraadka ah ee Puntland UDAD  Siciid Sanweyne ayaa shir jaraa,iid oo uu ku qabtey Hotel NEWRAYS ee Magaalada Garowe waxa uu ka hadlay 6 qodob oo uu ku dhaliilayo Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweyne Prof: C.wali Maxamed Cali (Gaas). Siciid Sanweyne ayaa sheegey muddo laga joogo 8 bilood inuu…

      Read More

        Madaxweyne Cabdi Weli Gaas iyo Kulamo uu la Yeeshay Madaxda Itoobiya oo uu ku Sugan yahay

        Addis ababa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowaladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayey maalintii shalay ahayd gaareen magaalo madaxda Dalka Ethopia ee Addis-Ababa ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo weftigiisa masuuliyiin katirsan Dowladda Ethopia iyo Jaaliyada Puntland ee ku nool magaaldaasi. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku…

        Read More

          Ku-simaha Raysal Wasaaraha Somalia iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada oo booqday Xabsiga dhexe ee Xamar Iyo Wixii uu ku arkay

          Muqdisho, Augsut, 23 ,2014 (SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xersi Maxamed, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiirka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Xamar halkaas oo ay ku jiraan boqalaal Maxaabiis ah. Mudane Ridwaan Xersi Maxamed…

          Read More

            Soomalida Qaxoontiga ah ee Ku Jira Xerada Dhadhaab oo ka hadlay Siday u arkaan Booqashada Raysal Wasaare Cabdi weli

            Dhadhaab 23.Aug 2014 (SDN/QJ)-Soomaalida ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa soo dhoweeyey booqashada ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed uu ke tagey xeryahaas. Qaar ka tirsan Soomaalida ku nool Dhadhaab  ayaa booqaashada ra’iisal wasaaraha ku tilmaamay mid taariikhi, ayna ku faraxsan yihiin. Xasan Maxamed Guuleed oo ka mid ah waxgaradka…

            Read More

              War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray‏ Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid

              London 23Aug14(SDN/QJ)Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu u dhigna sida Tan Cabashada sida gaarka ah ee  muadiniinta reer Lasqoray ee kaluumaysatada ah ee sida geesinimada leh ah ee ay u soo bandhigeen uguna soo gudbiyeen dawladooda.iyo sida anay waxba uga qaban waxaana aad uga naxay oo aad uga…

              Read More

                Muxuu Daranaa Kormeer Kediso ah oo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ku tagay Dawlada Hoose Hargaysa?

                Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl C/raxmaan Cabdilaahi Saylici,ayaa Maanta Kormeer Kadis ah Ku tagay Xarunta Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa. Madaxwayne ku Xigeenka oo ujeedada Kormeerkiisu la xidhiidhay sidii uu u darsi lahaa  Habsami u socodka hawlaha shaqo ee ay Dawladaha Hoose ugu xil-saaran yihiin Qaranka,Xoojinta Bilicda Caasimada,iyo dardar-gelinta hawlaha adeeg ,iyo…

                Read More

                  Maayarka Magaalada Gebilay oo ka hadlay Mooshin Xilka lagaga Xayuubinayo kadib Markii uu Wasiir Warancade Fasaxay Fadhiyada Golayaasha Deegaanka Daawo

                  Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)-Maayerka Magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa markii ugu horreysay maanta ka hadlay diyaarinta Mooshin ka dhan ah oo ay Mudanayaasha Golaha Deegaankaasi qaarkood sheegeen inay xilka kaga qaadayaan Maayerka iyo Maayer Ku-xigeenkooda, kuwaasoo ay hore ugu suuragaeli weyday Fadhi aan caadi ahayn oo ay dalbadeen, isla amrkaana doonayeen inay xilka kaga…

                  Read More

                    Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigtay Xarun loo dhisayo Ubadka Agoomaha ah ee Hargaysa DAAWO

                    Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Sh.Maxamud Jirde ayaa maanta dhagax dhigtay Xarun loo dhisayo agoomaha taas oo laga hirgalinayo Degsiimada Xeedho. Marwada Waxaa Dhagax dhigay Xaruntan Cusub ku Wehelinayay Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa iyo Mas’uuliyiin kale . Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Waxba-kama Jiraan Ka Dhigay Go’aan Wasiirro Degdegsani Dhawaan Kasoo Saareen Muranka Balliga Diiriye

                      Hargeysa:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helay qasriga madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegaya in madaxweyne Siilaanyo kulan uu la lahaa Waxgaradka Beesha Arab uu ku garwaaqsaday  in dib loogu noqdo muranka balliga diiriye, isla-markaana wax laga beddelo Go’aamo hore looga soo saaray. Wararka ayaa intaas ku darsaday in madaxweynuhu  odayaasha hortooda kaga dhawaaqay inuu Gebi ahaanba laalay Go’aankii dhawaan Xubnaha…

                      Read More

                        Hanti boob iyo Ku Tumasho Sharci oo Xildhibaan Ibraahin Buubaa ku eedeeyay Xukuumada Siilaanyo

                        Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kalena ah guddoomiyaha guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa Xukuumada uu gaadhawadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo si kulul ugu eedeeyey in ay tahay Xukuumadii ugu horeysay ee ugu sharci jabinta badan shuruucda dalka ,waxaana uu carabka ku…

                        Read More

                          Sirdoonka Dalka Kenya Oo Taliye Cusub Loo Magacaabay Iyo Madaxweyne Kenyata Oo Ka Hadlay

                          Nairobi:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Sirdoonka dalka Kenya ayaa loo magacaabay Taliye Cusub kadib markii uu taliyihii hore dhawaan isu casilay dhibaatooyinka kooxaha shabaabka dalkaas ka abuureen dartood. Madaxweyne Kenyata oo isagu magacaabay taliyahan Cusub, ayaa sheegay inuu khibrad u leeyahay la dagaalanka kooxaha ka horjeeda amniga dalkaasi ee Alshabaab, oo weeraro badan ka geysatay dalkaasi Kenya. Madaxweynaha Kenya ayaa…

                          Read More

                            Madaxtooyada Somaliland Oo Xarunta Baarlamaanka ka Baafinaysa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Sababta Doonistiisa

                            Hargeysa:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyadda somaliland, ayaa xarunta Baarlamaanka ka dhex baafinaysa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo dhawaan naqdiyey hannaaka maamul ee xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo. Sida uu noo sheegayo wariyaha Qurbejoog.com oo haatan ku sugan xarunta Baarlamaanku, waxa halkaas lagu dhex arkay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo  baadi-doon ugu jira Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, kaas oo aanay…

                            Read More

                              Somalia Oo Qiratay In Gaabis Uu Ku Yimi Wada-hadalkii ay Somaliland La Lahayd

                              Muqdisho:Aug,23,2014(Himilo)-Dawladda Federlka somalia ayaa  Muujisay sida ay uga xuntahay qaabka uu u socda wada-hadalka ay la leedahay Dhigeeda Somaliland. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna ra’isal wasaare-ku-xigeenka Somalia Ridwaa Xirsi Maxamed, ayaa ka Hadlay Wada-hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Dawladda uu ka tirsan yahay ee Federalka Somalia, waxana uu tilmaamay inay muuqato baahi weyn oo…

                              Read More

                                Akhri Sababaha Rasmiga ah Ee Loo Cuskaday in Kenya Laga Wareejiyo Gacan-ku-haynta Magaalada Kismayo

                                Kismaayo:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada reer Kenya ee gacanta ku Hayey Magaalada Kismayo laga Wareejiyey, isla-markaana ciidamo kale oo ka tirsan kuwa AMISOM loo dhiibay. Wararka ayaa intaas ku daraya inay Toddobaadkan horraantiisii hoggaanka ciidamada kismayo ku sugan ee AMISOM ka tirsan loo dhiibay ciidan ka socda Dawladda Sieraleon. Is-beddelkan ayaan weli si…

                                Read More

                                  Kenya Oo War Cusub Kasoo Saartay Eedaysane Xasan Xanafi

                                  Nairobi:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Dambi-baadhista dalka Kenya ayaa sheegay in Eedaysane Xasan Xanafi Xaaji oo gacanta ugu  jiray uu Haatan Qirtay inuu Yahay Xanafigii dhabta ahaa ee la raadinayey. Markii Xasan Xanafi Xaaji ay qabteen ciidamada ammaanka dalka Kenya, waa uu ka biyo diidsanaa inuu yahay Xasan Xanafi Xaaji, isaga oo sheeganayay magac kale oo ahaa Yuusuf Xasan…

                                  Read More

                                    Somali militants behead abducted Kenyan driver

                                    MOMBASA, Kenya, Aug. 22 (Xinhua) — Somali militants, Al- Shabaab members on Friday beheaded a Kenyan driver who was kidnapped at Kiunga, along the border with Somalia in the coastal town of Lamu. The body of George Mwita was discovered during rescue operation carried out by Kenya Defense Forces (KDF) soldiers and police within the…

                                    Read More