Jig-jiga:Xubnaha Guddida Fulinta Xisbiga DDSE Oo Maanta Shir Aan Caadi Ahay isku Iman Doona iyo Ujeeddada Kulankooda.
Jijiga:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Sida ay baahisay Xalay idaacadda ku Hadasha Afka Dawlad deegaanka somalida Ethiopia, waxa maanta loo ballansan yahay inuu qabsoomo Shir aan caadi ahayn oo Guddida fulinta ee Xisbigu iskugu iman doono. Ujeedadda Shirkan ayaa lala xidhiidhiyey sidii meesha looga saari lahaa khilaafka soo shaac baxay ee u u dhexeeya Madaxweynaha Maamulka Somalida Ethiopia iyo ku-xigeenkiisa…
