Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Oo Nicholas Kay Layeeshay Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland Iyo Ujeedada Uu Kulan Kani Daarnaa

      Hargaysa 19/8/2014 (SDN/QJ)Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Nicholas Kay ayaa maanta Kulamo Albaabadu u xidhnayeen La yeeshay Shirguddoonka golaha wakiilada iyo Guurtida somaliland. Kulan kaasi ayaa markii uu soo dhamaaday waxa si wada jir a uga warbixiyay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Guurtida somaliland. Guddoomiye ku…

    Read More

      Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Casuumadda Dhaantayahanno Jig-jiga Kasoo Ciyaar Guday iyo Xidigaha Geeska Oo La Karantiimeeyey

      Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirrada ku jira Xukuumadda madaweyne Siilaanyo ayaa safaf dhaadheer ugu jira casuumidda iyo la-tamashlaynta Fannaaniin kasoo ciyaar guday deegaanka Kililka shanaad ee Ethiopia. Fannaaniintan oo muddo Toddobaad ah ku sugan Magaalada Hargeysa, isla-markaana ay xukuumaddu si gaar ah usoo casuuntay, ayaa munaasibado kala duwan ku  qabtay Huteello waaweyn, waxana ay dhaantooyin u badan Ammaanta Madaxweyne…

      Read More

        Miisanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira

        Madbacada qaranku waa hayad kamida hayadaha madaxa banaan ee dawlada (Independent agency) waxa lagu aasaasay 1997kii wareegto madaxweyne (Presidential Degree No: 02/97) iyadoo waajibaadkeedu (Mandate) yahay daabacaada dhamaan dhokomentiyada kala duwan ee waaxaha qaranka si loo xafido loona kaydiyo tixraaca dhamaan adeega daabacaadeed ee xaasaasiga ah (Security of Sensitive Printing) ee hayadaha kala duwan ee…

        Read More

          UnitedNations Meddling Threatens Somaliland Sovereignty

          This week, the Special Representativeof the UN Secretary-General for Somalia, Ambassador Nicolas Kay, will visit Somaliland, for talks with the Somalilandgovernment. The reason Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Yonis, gave Kay’svisit was “how Somaliland can get access to humanitarian and developmentaid…” But the United Nations is using aid as a ploy tobring Somaliland under its control….

          Read More

            Xubno Ka Tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Oo Faransiiska Dhexdiida Lagaga Dhacay Lacag Gaadhaysa $335.000-Dollar

            Paris:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Gawaadhi gelibinaysay Xubno ka tirsan Qoyska Boqortooyada sucuudiga, ayaa dhac xooggan loogu geystay Gudaha dalka Faransiiska. Shufto Budhcad ah oo si aad ah u hubeysan ayaa qafaashay gaadiidkii waday qoyska kasoo jeeda Boqortooyada Sucuudiga oo laga dhacay lacag gaadheysa $335.000 (sadex boqol iyo sodon iyo shan kun oo dollar) iyo waliba qoraalo xasaasi ah. Weerarkan…

            Read More

              Warbaahinta Muqdisho Oo Madaxtooyada Lagula Shiray, Xilli Dhigooda Somaliland Xarumahoodii Xukuumaddu U Beddeshay Saldhigyo Ciidan

              Muqdisho:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Hormoodka Warbaahinta ka Hawlgasha Caasimadda Muqdisho iyo Nawaaxigeeda, ayaa  Habeenkii  xalay ahaa shir kula lahaa Villa Somalia Ra’isal wasaare Cabdi sheikh si loo xalliyo Xurgufta soo kala dhex gashay  iyaga iyo Xukuumadda. Kulanka ayaa waxaa ku weheliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha…

              Read More

                Suldaan Maxamed Muuse Cune “Hadii la i doorto Aamina Waris Gurigaan kaga Iman Doonaa Buuga Siilaanyo ayay ku Qorantahay” {DHAGAYSO}

                Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Togdheer ayaa maanta xukuumada Madaxwayne Siilaanyo si kulul ugu dhaliilay in aanay waxba ka fulin balan qaadyadii ay dadka u samaysay isl markaana wuxu ku eedeeyay in ay ka gaabisay wax ka qabashada maamulka Somaliland dhexdeeda lagaga dhawaaqay ee Khaatumo. Suldaanku…

                Read More

                  Xubno Wasiiro ah oo Labadii Cisho ee u danbeeyay dhaqdhaqaaqyo ka wada Magaalada Laascaanood iyo arrimaha ay dadka u bandhigeen {DHAGAYSO}

                  Laascaanood 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa wefti ka kooban saddexda Wasiir ee kala ah Wasiiru dawlaha Nabadaynta Goboladda Barri Cali Sandulle, wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe iyo wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xarriir, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Xasan Daahir Dhinbiil. Weftigan wasiiradda ah ee tagay Laascaanood ayaa Doraad galab gaadhay…

                  Read More

                    Ciidanka Punt land ee Difaaca kaga Jira Buuralayda Gal Gala oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac soo gaadhay

                    Boosaaso 19.Aug 2014 (SDN/QJ)-Saraakiil ka tirsan ciidanka difaaca Puntland ee jiida Galgala ayaa la soo weriyay in Khasaare  dhimasho iyo dhaawac lihii uu ku yimid kaas oo  uu sababay mid ka mid ah gadiidka dagaalka ee ciidanku leeyihiin oo ku dhacay duleedka magaalada Bosaso. Gaari nooca 4F-ka oo ay leeyihiin ciidamada Puntland ee saldhigyada ku…

                    Read More

                      Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Oo Lacago Sharciga Baalmarsan Kusoo Rogtay Gaadiidka Madaarka Hargeysa Soo Geliya

                      Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Duuliska Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa lacago dheeri ah kusoo rogtay Gaadiidka soo geliya Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Amarka lacagaha lagu kordhiyey ayaa ka soo fulay wasiir Maxamuud Xaashi, waxana Gaadiidka oo Markii hore laga qaadi jirey $1-Dolar Haatan laga Dhigay $2-Dollar, iyadoo aanay lacagtaasi ahayn mid sharci ah oo Baarlamaanku…

                      Read More

                        Haweenay Yuhuudiyad ah oo Muslintay Guursatayna Nin Carbeed oo Israa’iiliyiin Midigta Fog ahi Farxadoodii ay Mudaharaad u badaleen SAWIRO

                        Tel Aviv 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wiil carab ah iyo gabadh Yuhuudiyad  ah oo muslimtay ayaa xalay arooskoodu ka dhacay dhisme weyn oo ku yaalla caasiladda dalka Yuhuudda ee Tel Aviv. Xafladda arooska oo ahayd mid aad loo soo agaasimay isla markaana lagu mmarti qaaday dadweyne aad u tiro badan  oo lagi qiyaasay illaa lix boqol…

                        Read More

                          Mudanayaal Baarlamanka ka Tirsan oo dalbaday in Wasiirka Duulista Xasaanada lagala Noqdo iyagoo ku sababeeyay Lacago Xad dhaaf ah oo Sharci la’aan uu Madaarada kaga qaado

                          Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland,ayaa sharci darro ku tilmaamay laagaha laga qaado dadka ka soo degaya madaarada dalka ama ka dhoofaya ee dalka imanaya ama ka dhofaya ee reer Somaliland. Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, oo warbaahinta  kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay sharci darro…

                          Read More

                            Somaliland:Ciidamada Ilaalada Hay’adaha Ajaanibka ah Oo Si Qarsoodi ah Loo Siiyey Derejooyin Been Abuur ah iyo Cidda Ka Dambaysa

                            Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somaliland ee Hargeysa waxa ayaamahan ka socota sheeko xiiso badan oo la xidhiidha in nin calooshii u shaqayste u dhashay dalka Koonfur Afrika oo ciidanka ilaalada Hay’adaha Ajaanibka ah u qabiyey Derejooyin Been abuur ah oo isaga gaar u ah. Calooshii-u-shaqaystahan ayaa la sheegay inuu iska leeyahay shirkad la sheegay inay ka shaqayso ammaanka…

                            Read More

                              Israel waxaa kaga dhintay dagaaladii Gaza 3,000 oo ruux oo 64 kamid ah ay yihiin askar Telefishanka Al Jazeera Iyo Hogaamiyaha Xamaas Siduu Xal u arko

                              Gaza 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka wax iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas,ayaa ka hadlay sida kaliya ee ay suuralgal u tahay in xal waara laga gaadho dagaalada ay yuhuudu ku hayso marinka Gaza. Dagaallo muddo bil  ah ka socday magaalda Gaza oo ay ku dhinteen ugu yaraan 2000 kun oo ruux  oo reer falastiin ah…

                              Read More

                                Mab’da Casru Jaahili ah oo Raysal Wasaaraha Ingiriisku sheegay in Cidii lagu arko talaabo laga qaadayo

                                London 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa sheegay in Britain ay diyaar u noqotay inay qaado talaabo military si ay uga hortagto waxa uu ugu yeedhay mabda casri jaahil ah. David Cameron waxa uu sidaa ku sheegay dhambaal uu ku qoray Wargeyska Sunday Telegraph, ayaa ku doodaya in weerarka cirka oo kaliya…

                                Read More