WARQAD QORAAL AH OO AY SOO SAAREEN GUDDIGA SARE EE QAWMIYADAHA DIREED G21 OO LOOGA HADLAY DANAHA BELWEYNTA DIREED

    Edmonton Aug 10,2014(SDN/QJ)-Warqad qoraal ah oo ay soo saareen guddida sare ee qawamiyadaha Direed G21 kuna aadan deegannada qawmiyadda ee Soomaaliya, Somaliland, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, waxay wadahadal dheer iyo shirar badan kadib, guddidu soo saareen go’amaddan:   1)   Guddiga qawmiyadaha Direed ee G21, waxuu taageersanyahay gooni isutaagga Jamhuuriyadda SomaaliLand (JSL), guddigu wuxuu mar kale…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Reer Minnesota u Sheegay Horumar ay Adag tahay in Xukuumadiisu ku Guulaysato

      Minnesoto:Aug,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo la Hadlay Kumanaan ka mid ah somalida ku dhaqan Deegaanka Minnessoto, ayaa sheegay inay Xukumaddiisu ku Hawllan tahay sidii dalka looga hirgelin lahaa horumar la tabaan karo. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu yimi Goobta uu ka hadlayey  u yimi inuu dadka uga waramyo dalkii iyo xaallada uu ku jiro iyo…

      Read More

        Komiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Wasaarada Maaliyada oo Kulan Wada yeeshay DAAWO

        Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland iyo Wasaaradda Maaliyada ayaa wada yeeshay Kulan aan Saxaafada loo ogolayn. Kulankan ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale Waxa uu ku Sheegay Mid lagaga wada hadlayay Sidii la isula Meel dhigi lahaa Kharashka ku baxaya doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Madaxtooyada oo ku astaysan badhtamaha…

        Read More

          Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo dalka ku soo laabtay kana waramay Safarkiisi

          Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo muddo labo todobaad ah socdaal ugu maqnaa dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxana uu ka warbixiyey safarkiisii. Wasiirka madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka warbixiyay natiijadda socdaal isku jiray shaqo iyo cibaado oo…

          Read More

            Xubno ka Socda Hay’adaha aan Dawliga ahayn ee Sweden oo kulan la Yeeshay Gudoomiye Cirro

            Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo kulan la yeeshay xubno ka socday Hay’addaha aan Dawliga ahayn ee Sweden oo wadanka bookhasho ku jooga. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan la yeeshay waftiga balaadhan oo reer Sweden ah. Waftigan…

            Read More

              Maraykanka oo Magangalyo Siinaya Nin Somalia oo Alshabaab Jidh dil u gaysteen

              Washington 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Maraykanka ayaa u balanqaaday inay magangalyo siinayso nin Soomaali ah oo la sheegay inay jirdil ugaysteen ururka argigixisada ah ee Alshabaab ee Soomaaliya ka dagaalama, Waana ninkii labaad oo Afrikaan ah oo todobaadyo gudaheed ku guulaystay codsiga muhaajiriinta ee magaaladaTexas. Ninkaan oo codsaday in magaciisa lagusoo koobo Cabdi si ay…

              Read More

                Ruushka oo Mamnuucay Cuntooyinka dalkiisa uga Yimaada Yurub iyo Maraykanka

                Moscow 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Ruushka, ayaa shaaca ka qaadday inay mabnuucday cuntooyinka looga soo dhoofiyo dalalka Midowga Yurub iyo Maraykanka, waxayna uga aargudanaysa cunaqateynnada dalalkani ay saareen dalka Ruushka ee xiisadda Ukraine. Ra’iisul-wasaaraha Ruushka, Dmitry Medvedev ayaa go’aankan maanta Mosco uga dhawaaqday, waxaana cuntooyinka la mamnuucay ku jira, hilibka, khudaarka iyo caanaha. Sidoo kale…

                Read More

                  Xogo ay Sirdoonka Djibouti soo Gudbiyeen oo Lagu Gelalafayo Goobo Ku Yaalla Caasimadda Hargeysa

                  Hargeysa:Aug,10,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii ay qaraxyadu ka dhaceen Dalkaasi Djibouti badhtamihii sanadkan, waxa Somaliland dhexdeeda laga dareemay dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ciidanka sirdoonka Djibouti ka dhex wadaan Goobo ku Yaalla somaliland gaar ahaan Hargeysa. Sida ay sheegayaan xogaha Qurbejoog.com ay Heshay, waxa ay Sirdoonka Djibouti aaminsan yihiin inay Hargeysa tahay goobta laga soo abaabulay Weerarkii dalkeeda ka…

                  Read More

                    Kenya Oo Heegankii Ugu Sarreeyey Ku Jirta iyo Warar Sheegaya Alshabaab Toogashada ku Takhasustay ay Gudaha Dalka Galeen

                    Nairobi:Aug,10,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Ammaanka Dalka Kenya, ayaa heegankii ugu sarreeyey la geliyey,kadib markii la helay warar sheegaya in Al-shabaab si xoog ah u tababarani ay Dalka soo galeen. Wargeyska Toddobaadlaha ee The Saturday Nation, ayaa shaaciyey inay Ciiddanka Sirdoonka Kenya aqqoonsadeen dadka lagu tuhunsan yahay inay weeraro fulin doonaan, waxana lagu baaqay in feejignaan dheeraad ah qaato….

                    Read More

                      Kulan uga qabsoomay beesha Ciidagele magaalada Manchester UK

                      Manchester Aug 10,2014(SDN/QJ)-Waxaa ka qabsoomay Magaalada Manchester kulan  ay soo qabaqaabiyeen Guddida horumarinta ee beesha Ciidagale markay taariikhdu ahayd 6/8/2014,shirkaas oo ahaa mid si meeqaam sare ah loo soo agaasimay,  waxaana ka soo qayb galay jaalliyada beeshaas ee deggen Manchester ee carriga Ingiriiska.   Ujeeddada shirkaas laga laha waxay ahayd dardar galin danaha beesha iyo is…

                      Read More

                        Guddoomiyaha xisbiga UCID oo magacaabay xilal mug leh

                        Hargeysa Aug 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa u magaacabay xilal mug leh masuuliyiin ka hawlgeli doona dalka guddihiisa iyo dibeddiisa, Qoraalka magaacibada ayaa sidan u dhignaa sidan:   “Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xisbiga. Ka dib…

                        Read More

                          Somaliland:Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha–Q/c/qaadir Askar

                          Ummadi waxay waxku noqotaa wax soo saarka wadankeed Hadaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay  hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan . Aan udaadago dulucda weedheyda, Waxaan sanadaha danbe wadankeena haysata tabaryari xaga wasoo saarka wadanka. Hadii aan iftiimiyo xaga beeraha waxaanu noqonaynaa  bulsho dhul beereedle hadana ,aan dhulkooda waxba ku ridan oo aan wax…

                          Read More

                            “Waxaanu ku shaqaynaynaa xayn daab ah inaanu isku raacno inay Somalia midaysnaato.” Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay Nooca Wada hadal ee Somaliland iyo Somalia

                            Washington 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan wadanka Maraykanka ayaa wada hadalada u socda Somaliland iyo Somaliya u weeciyay sida uu jecel yahay, waxaanu sheegay in ujeedada wada hadaladu tahay soo celinta midnimadii burburtay ee Soomaaliya. Xasan Sheekh, oo shalay khudbad ka jeediyay machad Maraykan ah oo lagu magacaabo Brookings,…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo Wefti Wasiiro ah u dirtay Deegaan Waqooyiga Burco ah oo Laba Beelood isku hayaan Daawo

                              Burco 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wefti  Xukuumaddu u dirtay xalinta shaqaaqo dhex aalay laba beelood oo wada dega deegaanka waqoyiga Burco gaar ahaan deegaan lagu magacaabo balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Burco,ayaa maanta gaadhay goobta lagu muran san yahay. hadaba halkan ka daawo Weftiga Xukuumadda ee heer gobol iyo qaran ee goobta gaadhay…

                              Read More

                                Xukuumada Somalia oo Sheegatay inay Guul ka gaadhay Dagaal Buule Burde ku dhex maray Ciidamadeeda iyo Alshabaab

                                Muqdisho 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa sheegay in ciidammada dowladdu ku jabiyeen  malleeshiyada Al-shabaab dagaal xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa war qoraal ah ku sheegay in malleeshiyada laga diley ugu yaraan lix xubnood oo uu ku jiro nin kamid ahaa…

                                Read More

                                  Cabdi-weli: Nabad ku sii hoyo – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                                  “Aqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Cabdi-weli Faarax Jaambiir 7/8/2014ka ayaa lagu aasay xabaalaha Naaso-hablood ka dib markii uu in muddo ah xanuunsanayay ee…

                                  Read More