Kenya Oo War Fiican Ka Heshay Baanka Adduunka

    New York:Aug,08,2014(SDN/QJ)-Ninka ugu sareeya Baanka Adduunka Madaxa  Jim Yong Kim ayaa   ammaaan u jeediyey Hannaanka dhaqaale ee Kenya, isagoo xusay inay Tiir muhiim u  tahay qaramada Midoobay. Mr Kim ayaa waxa uu xusay in fariinta ay Kenya u hayaan ay tahay in Kenya ay tahay goob guulo ka gaartay dhaqaalah islamarkana ay xushmad u hayaan…

    Read More

      Dibad-wareegga Khaatumo Oo Ku Hawllan Qorshe ay Ku Weerarayso Magaalada Lascanod iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan ugu jira

      Lascanod:Aug,08,2014(SDN/QJ)-Fallaagada Dibad-wareegga ah ee Khaatumo, kuna sugan Miyiga Deegaanka Saaxdheer, ayaa ku Hawllan qorshe ay weerarro gaadmo ah ugu soo qaadayso Ciidamada qaranka somaliland ee Deggen aagga lascanod. Sida ay sheegayaan warar hoose oo aanu ka helay Shir ay saraakiil kooxdaas ka tirsan iyo madax-dhaqameed ay isku  fikir yihiin ku yeesheen Deegaan u dhaw magaalada…

      Read More

        400-Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Somalia Oo Haysta Derejooyin Beer-abuur ah

        Muqdisho:Aug,08,2014(SDN/QJ)-General Daahir Aadan Xasan Indhaqarshe oo ah taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Somalia, ayaa markii ugu horaysay sheegay inay hayaan ku dhawaad 400-saraakiil Haysata Derejooyin Been abuur ah oo aan jirin. Taliyaha ayaa waxa uu hadlkaasi ka sheegay Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta Wasaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho, waxa uuna Tilmaamay inay wadaan dabagal lagu…

        Read More

          Halkan Ka Daawo : Furitankii Bandhiga Carwada Buugaagta Hargeisa Iyo Weeedhihii Wasir maxamed Bixi Yoonis EE madashaasi

          Hargeisa 8/82014 (SDN/QJ) carwada buugagta hargeisa oo sanad walba laga dhigo  magalada hargeisa ayaa saaka carwadi 7dobad saaka  si  rasmiya looga  furay  hoolka haayada shaqala somaliland  carwadani ayaa noqonaysa tii todobaad  ee  lagu  soo bandhigo  hidaha iyo dhanaqnak somalilad iyo waliba qoraayada somaliland carwadani  saaka ayaa waxa  ka soo qayb  galay xubno  ka tirsan  golaha…

          Read More

            Waxa Saaka La Furay Carwada Buugaagta Hargeisa Oo Socon doonta Mudo Todobaada Iyadoo Lagu Soo Bandhigayo Bugag Cusub

              Hargeisa 8/82014 (SDN/QJ) carwada buugagta hargeisa oo sanad walba laga dhigo  magalada hargeisa ayaa saaka carwadi 7dobad saaka  si  rasmiya looga  furay  hoolka haayada shaqala somaliland  carwadani ayaa noqonaysa tii todobaad  ee  lagu  soo bandhigo  hidaha iyo dhanaqnak somalilad iyo waliba qoraayada somaliland carwadani  saaka ayaa waxa  ka soo qayb  galay xubno  ka tirsan…

            Read More

              Everything is working for president’s silanyo government, but below to the to the acceptable usual standards, which means below 50 % efficiency

              Prior to enter on the execution office, president Silanyo took oath  affirmation to do solemnly swear (or affirm) that he will faithfully execute the office of President of Somaliland and declare that he will act  the best of his as ability, preserve, protect and defend the Constitution of the Somaliland. But has president translated that…

              Read More

                Somalis invited to police meeting in Mill Hill

                Terrorism and genital mutilation will be on the agenda at a meeting about issues affecting Somalis. North London’s Somali community are invited to the Eversfield Centre, in Eversfield Gardens, Mill Hill, to meet police officers. The event will see detectives discuss recruitment, Khat, extremism and other topical issues. They will also be encouraged to consider…

                Read More

                  Department of State and the Government of the Federal Republic of Somalia Sign Agreement to Support Police Reform Efforts

                  On August 5, the U.S. Special Representative for Somalia, James P. McAnulty and Deputy Assistant Secretary Todd Robinson, Bureau of International Narcotics and Law Enforcement Affairs participated in a signing ceremony with Somali Finance Minister Hussein Abdi Halane at the U.S. Department of State. Special Representative McAnulty and Minister Hussein signed a bilateral agreement providing…

                  Read More

                    UTIX GELI…SI LAGUU TIX GELIYO !!!.

                    Waxaan ku bilaabayaa magaca eebe iyo kan rasuulkeenii naxariiska badnaa ( Scw). Noloshu waxey ibartay, tijaabiyeyna in tixgelinta iyo ammaanta edboon ee ujeedada fiicani ku dheehantahay dadka saamayn weyn ku yeelato  qofka si kastuu u yahay qof xataa ka dhowrsoon aduunyada  iyo istustuska hadana waxaad arkeysaa markaad erey ammaana u jeediso iney saamayn weyn ku…

                    Read More

                      Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Wax-dila

                      Muqdisho  Aug 08, 2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed, iyadoo kulanka warbixin ku saabsan xaaladda ammaan ee dalka looga dhageystay Wasaaradda Amniga Qaranka, laguna meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila. Xubnaha Golaha…

                      Read More

                        Obama oo amray duqeynta kooxda ISIS ee isku balaarineysa dhulka Masiixiyiinta Ciraaq

                        Washington Aug 08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay faray ciidamada circa ee Mareykanka in ay duqeymo la beegsadaan kooxda islamiyiinta ee ka dagaalanta Ciraaq ee ISIS hadii ay u soo dhaqaaqaan dhanka buuraleyda ku xeeraan degaanada qowmiyada Kudida oo ay haatan u qaxeen masiixiyiinta Ciraaq. Bulshooyinka Masiixiyiinta,Shiicada iyo Yazidiyiinta ayaa ka yaacaya kooxaha Islamiyiinta ee ISIS…

                        Read More

                          DAAWO:Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID Md Maxamed Haaruun oo laga wareysatay xaalada siyaasadeed ee Somaliland

                          London Aug 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland Md Maxamed Haaruun ayaa TVga Star uga waramay xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland khaasatan dhanka Arrimaha dibedda. Md Maxamed Haaruun oo haatan ah siyaasi madax banana ayaa baaritaano cilmiyeed oo uu mawducan ku sameeyay hore u soo bandhigay. HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA

                          Read More

                            Sharciga Xakamaynta Hubka oo Xukuumada Somalia Maanta ansixisay

                            Muqdisho 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel-marisay sharci lagu xakameynayo ka ganacsiga iyo adeegsiga hubka wax dila, kaddib markii arrintaas looga dooday kulankii Golaha Wasiirrada. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sheegay in sharciga loo gudbin doono baarlamaanka Soomaaliya si uu u ansixiyo. Sharciga ayaa xakameynaya ka ganacsiga, dhoofinta,…

                            Read More