“Somaliland Hub uma baahna Hub ku filan way haysataa, Sallaxlay iyo Balli-gubadle Xad aan la siin degmooyinka kale ee dalka ” Wasiirka Arrimaha Gudaha DAAWO
Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta faahaahin ka bixiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ciidanka loo samaynayo ilaalinta goobaha laga baadhayo Shidaalka ee dalka Somaliland oo ay Qaramada Midoobay iyo Hay’ado ka soo hor-jeesteen, diiwaangelinta Muwaaddiniinta oo qalabkeedi dalka imanayo iyo kala-xadaynta Hargeysa iyo…
