Aqalladii ay Ku Raaxaysan Jireen Siyaasiyiin Reer Yemen ahi Oo Shacabkoodu Boob iyo Bililiqo Ku Hayaan

    Sanca:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Inkastoo heshiis dhawaan jabhadda Xuutiyiinta iyo dawladda Yaman ay heshiis kala saxeexdeen, haddana waxa magaalada sanca ka Taagan boob lagu hayo aqallo ay lahaayeen siyaasiyiin caan ah oo dalkaas xukuumadihii kala duwanaa ee dalkaas kusoo jirey. Wararka ayaa intaasi ku daraya in boob ay u geysteen Xuutiyiintu guryo siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid…

    Read More

      Wasiir Samaale Oo Tilmaamay in Isfahan Laga Gaadhay Xurguftii Gabiley Ka Taagnayd

      Gabiley:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan wafti uu kamid yahay ku sugan yihiin Deegaanka Gabiley, ayaa shaaciyey in waxgaradka reer Gabiley lagu qanciyey in si wada jir ah loo dejiyo xaaladda ka dhalatay mudaharaadkii dhawaan Halkaasi ka dhacay ee dhimashada keenay. Wasiirku waxa uu sheegay in lasoo afjaray dareenkii cadhada lahaa ee reer…

      Read More

        Madaxweynaha Kenya Oo Muuqaal(Video) ahaan Uga Qaybgeli Doona Dacwadda Kaga Socota Hague

        Nairobi:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynah Kenya oo la daalaa dhacaya dacwadda kaga socota magaalada The Hauge ee dalka Holand, ayaa loo ogolaaday inuu isagoo dalkiisa jooga Khadka Video-ga kaga qaybgalo dhegaysiga dacwaddaas. Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Dambiyada dagaalka ayaa lagu sheegay in qareenada madaxweyne Kenyatta ay ka dalban karaan garsooriyaasha ICC-da in madaxweynaha uu qaab linkis Video ah…

        Read More

          RRU Police barbaric brutality methods to shoot and kill protesters is a crime against humanity

          RRU police handle the demonstrations organised by citizens as a result of public grievances and treat the innocent as they fighting with combat enemies. Normally our protest is to speak against some injustice, event, public figure, potential occurrence, etc. Barbaric means uncivilized and brutal. You can use the adjective barbaric to describe anything that’s needlessly cruel, whether it’s…

          Read More

            Odayaashii Gadh-wadeenka ka Ahaa Shirkii Xiingalool Oo Garowe Isku Shubay iyo Hadalkii Wasiir Cadami Oo Hal Bacaad Lagu Lisay Noqday

            Garoowe:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Waxgaradkii iyo Cuqaashii katirsanaa Beesha Warsangeli ee shirku uga socday Deegaanka Xiingalool ee Bariga Gobolka Sanaag, ayaa shalay isku shubay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, iyadoo Halkaasna si weyn loogu soo dhaweeyey. Waftiga Garowe ka degay,ayaa waxa hoggaaminayey Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud, waxana si mug leh u soo…

            Read More

              Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Wada-hadalladii ay La Lahayd Dhiggeeda Somalia ay dhawaan Dib u Bilaabmi Doonaan

              Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka Hadashay halka ay marayso wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia oo muddooyinkii ugu  dambeeyey dubu-dhac badani ku imanayey. Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ka Hadlay  habsanka ku yimi wada-hadallada iyo  xilliga rasmiga ah ee loo ballansan yahay inay dib u furmaan wada-hadalladaasi. Maxamed Biixi  waxa uu sheegay in…

              Read More

                Wasiirka Madaxtooyada Somaliland: Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland Malaha Qabiil ee Waa Halgamayaal Qaran

                Hargeysa Sept 23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan ayaa qoraal uu dhigay internetka waxa uu uga waramay safar uu shalay ku tegay magaalada Gebilay oo maalmihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen kacdoon ka dhashay saraakiil dhawaan lagu dilay degmada Qurulugud. “Waxay ahayd galabta abaaro 4:00pm kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka…

                Read More

                  Boqor Buur Madow oo Sas ka Qaaday Hadal uu Yidhi Murashaxa Madaxtinimo ee Xisbiga Ucid DAAWO

                  Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Madow, ayaa markii ugu horraysay dhaliilay qaabka uu uga hadlay Musharaxa Madaxwenaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xseen oo dilka saraakiishaa sheegay in aan looga hal galin sidii loo baahnaa. “Waxaan doonayaa inaan halkan uga diro Tacsi tiiraanyo leh, labadii Mujaahid ama Sarkaal ee Gacanta…

                  Read More

                    Baarlamanka Somalia oo Gudo Galay Mooshin ka Dhan ah Shirkad lagu wareejiyay Maamulka Dekeda Iyo Sharci Jebin ay ku eedeeyeen Raysal wasaaraha

                    Muqdisho 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Magaalada Muqdisho aad looga hadal hayaa Heshiis ay dawlada Federaalka ee Somalia ugu Wareejisay Maamulka Dekeda Magaalada Muqdisho Shirkad laga Leeyahay Dalka Turkiga. Shirkadan ayaa hore u  Shaacisay in Shaqaalaha Dekeda ka hawl gala oo Tiradoodu ka badan tahay Shan kun oo Qof ay ka soo reebi…

                    Read More

                      Wasiirka ugu Da’da Yar Golaha Xukuumadda oo Soo Bandhigay Caqabadaha kala Soo Dersay Golaha Wasiirada Somaliland ee uu Xubinta ka Yahay

                      Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso arrin muhiim ah oo talo dhaxal-gal ah kaga geysan kari lahaa Golaha Wasiirrada dhexdeeda, laakiin taasina soo afjarmi doonto, maaddaama wakhtigan Cirro la wada yeeshay.   Barnaamij taxane ah…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Gobolka Salal oo Wasiirka Caafimaadka Ku Eedeeyay inay ka Gaabisay Gobolkaas {DAAWO}

                        Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Salal C.risaaq Waaberi Rooble ayaa ka hadlay Habka Isu Socodka Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti oo Mudooyinkii u danbeeyay labada dhinacba ay adkeeyeen dadka isaga gudbaya labada dal. Gudoomiyaha Gobolka Salal Waxaa kale oo uu ka Hadlay Baahi Caafimaad oo ka Jirta Gobolka uu Mas’uulka ka yahay isagoo…

                        Read More

                          Somali president leaves for UN meeting

                          MOGADISHU, Sept. 22 (Xinhua) — Somali President Hassan Sheikh Mohamoud on Monday left for a UN summit meeting in New York this week, state radio reported. The Somali leader will speak at the summit that is expected to bring world heads of states and government in New York to tackle key issues affecting the world….

                          Read More

                            Silanyo administration barred employment, education to over 70 % of Somaliland society, we are obliged to look for assistances else including the Somali federal government in Mogadishu

                            The injustices in Somali-land has reached to the point to the level where no can be silent and therefore all of us is obliged to speak against this injustices, as injustices to someone is injustices to all of us. Somali-land did not belong to a particular group, clan or segment of the society, Unfortunately in reality, it appears that, the resources and the tax…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somalia oo u Baqoolay Dalka Maraykanka,Xili uu Raysal Wasaarihiina Waddanka ka Maqan yahay

                              Muqdisho 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu magaalada New York uga qeyb-galo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu halkaas ka jeediyo khubad uu uga hadlayo horumarrada ay dowladdiisa ka sameyneyso gudaha dalka iyo…

                              Read More

                                Punt land oo Ka Jawaabtay eedayn uu Madaxweynaha Gal Mudug u Soo Jeediyay oo ku saabsanayd Cuna qabatayn lagu soo rogay Garoomadiisa

                                Garowe 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo Madaxweynaha Maamulka Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid” uu xalay warbaahinta ka sheegay in Dowladda Puntland ay Cunaqabatayn saartay Garoon Diyaaradeed Oo Galmudug ay ka dhisatay Duleedka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo, ayaa hadalkaasi waxaa ka jawaabay Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid oo…

                                Read More