Muranka Diiwaan-Gelinta Iyo Mugga Xildhibaannada. Hadal-Haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad Iyo Qalinkii Boobe Yuusuf
Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto, Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta, Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga, Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun nin oo guraan-gur ah hadduu, goob isugu keeno, Guufka iyo haddii hooda iyo, giniga loo qaybsho, Maansada Gudgude ee Hadraawi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 18/9/2014ka, Hargeysa,…
