Muxuu Al-fannaan Xasan Aadan Ka Yidhi Wararka Geeridiisa Sheegaya Ee La Baahiyey?
Faynoord:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Fannaanka soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay War shalay laga Baahiyey oo lagu sheegay inuu Geeriyooday. Xasan Aadan Samatar oo haatan ku sugan Dalka Holland, ayaa waraysi uu siiyey TV-ga Universal, waxa uu ku sheegay in laga Baahiyey Warar Been abuur ah oo Noloshiisa Lagu Baabi’inayo, isla-markaana Buuq iyo dhiillo…
