Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Diyaarad Khaas ah ku soo Indho indheeyay Horumarka Imaaraadku gaadhay DAAWO

    Dubai 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo oo Weli ku Sugan Booqasho ay ku Joogaan Dalka isu taga imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay madax kala duwan oo ka tirsan isu taga Imaaradka . Mudane Saylici iyo Xubnaha Weftigiisa ayaa Si ay u Indho…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oo Daboolka ka qaaday inaan Shidaal yaraan danbe laga caban doonin

      Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal Gashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Muuse Qaasim    ayaa daboolka ka qaaday in  dalka uu soo gaadhay shidaal ku filan oo waliba ah Badrool waxaanu intaa ku daray in  maanta laga bilaabo aanay dalka ka jiri doonin wax batrool yaraan ahi. Wasiirka Ganacsiga oo maanta xafiiskiisa…

      Read More

        Ciidan Milateri ah oo la Wareegay Hawsha Nabadgalyo ee Xarunta Dawlada Hoose ee Boorama iyo Maayarka oo ka hadlay

        Boorama 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxa markii u horaysay taariikhda dawlada Hoose ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal la wareegay sugida amnigeeda Ciimada Military-ga, kadib markii tahli kari-waayeen sugida amniga ciidamadii booliska ee ilaalada xarunta dawlada Hoose. Arrintani ayaa ka yaabisay shacab-wenaha Magaalada Boorame, isla markaana aad looga hadal-hayo, talaabada ay amniga dawlada Hoose ee Magaalada…

        Read More

          Madaxweyne Cabdi Cumar Ilay oo Dibada laga dhigay Xisbigiisii Isla markaana la raaciyay Gudoomiyihii Xisbigaas

          Diridhaba 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shir ay Shalay isugu yimadeen todoba xubnood oo ka mida Guddida fulinta Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Ethiopia (XDSHSI) xaruntooda Magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia ayaa waxay xilkii guddida fulinta kaga qaadeen,Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, Iyo Guddoomiyaha Xisbiga XDHSI Maxamed Rashiid, kadib markii muddooyinkii ugu danbeeyey uu muran soo…

          Read More

            Suxufiyiin ku dooday In Ururka Solja Xuquuqdoodii Weriyenimo uu u Maxlalay Mulkiilayaasha Hay’adaha Warbaahinta DAAWO

            Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah saxaafadda Somaliland, ayaa si shaqsi shaqsi ah uga hadlay khilaafka ururka SOLJA iyo guddida qaban-qaabada shirweynaha ee ee la kala diray. Xubnahan ayaa ka biyo diiday habka guddida qaban-qaabada ee la kala direy u wadeen hawsha shirka, waxayna sheegeen in qorshahoodu ahaa in ergooyinku noqdaan Kuwo ay…

            Read More

              Murankii Xeerarka Is barkan ee Diiwaangelinta oo Galaaftay Mushaharkii Shaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Aragtida Xildhibaan Qabile DAAWO

              Hargaysa 15.Sep 2014 (SD/QJ)- Shaqaalaha  ka hawl gala  Xarunta Golaha Wakiiladda Somaliland ee Hargeysa,ayaa Shalay shaqo joojin sameeyay ka dib markii la laga jaray  mushaharkii ay qaadanayeen  qadar ka mid ah sidaana waxaa xaqiijiyay oo ka hadlay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaan Qabille waxaa kale oo uu Xukuumadda ku…

              Read More

                Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Ka Jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Gudoonka Baarlamanka Somalia DAAWO

                Garowe 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland  Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Sheegay inuu Gef ahaa oo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Prof Jawaari. Indho-guran shirka uu qabtay waxa uu kaga hadlay siday Dadka Bay iyo Bakool kasoo jeeda ugu nool yihiin deegaanadda Puntland isla markasna…

                Read More

                  Top Somali anti-terrorism officer shot dead in Mogadishu

                  MOGADISHU, Somalia (CNN) — Al-Shabaab militants on Saturday shot dead the deputy chief of Somalia’s anti-terrorism unit, Mohamed Qanuni, in a drive-by shooting in Mogadishu, police said. Al-Shabaab military operation spokesman Abdiaziz Abu Musab claimed that militants blocked Qanuni’s vehicle with their vehicle at Km5 Junction, spraying it with bullets before escaping from the scene….

                  Read More

                    Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Lumisay Taageerada Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Siyaasi Axmed Mu’min Seed Oo Noqday Siyaasiga Loogu Jecelyahay Gobolada Galbeedka Iyo Somaliland Inteeda Kale

                    Borama Sept 15,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii hogaanka dhaqanka beelaha gobolada Galbeedka Somaliland ay madaxwaynaha Somaliland hordhigeen garnaqsi iyo tabashada ku aadanayd saami qaybsiga dalka la wada leeyahay ee Somaliland ayaa waxaa soo baxaya ifafaalo ku aadan in arintaas ay ka biyo diideen qaybo ka mid ah beesha Dhexe gaar ahaan dadka haatan gacanta talada ku haya….

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si rasmi ah u furay Shirkii dib-u-heshiisinta saddexda gobol ee Koonfur Galbeed

                      Baydhabo Sept 14, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ayaa ka qeyb galay furitaanka shirweynaha dib-u-heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo 45 cisho ah isuguna jira dib-u-heshiisiin iyo dhismaha maamul ka kooban saddexda…

                      Read More

                        Daawo Sawiro…Xaflad balaadhan oo Xisbiga Waddani Bristol ku soo Dhaweeyey Tagerayaal ka tirsanaa Xisbiga Ucid iyo Kulmiye oo si mugleh ugu soo biray Wadani Hashiis Hordhacana la Galay Tvga Universal tabinta Baramijada Xisbiga Wadani

                        London 15Sep14(SDN/QJ) Xisbiga Wadani ;aantiisa Biristo  UK ay ku soo dhaweysay taageerayaashii ugu badanaa ee Xisbiga Kulmiye iyo Ucid  ka soo jeeda  gobolada Hawd, Awdal, Maroodi jeex  iyo Salal oo si mug iyo miisaan leh ugu soo biiray Xisbiga Waddani Bristol, Uk. Goobta xaflada ayaa ahayd goob bilicsan, waxaana ka qeyb galay aqoonyahano, waayeel, dumar,fanaaniin iyo…

                        Read More

                          Baydhaba oo uu ka Furmay Shirka dib u heshiisiinta Bulshada gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed iyo Gudoomiyaha Baarlamanka oo ka hadlay Hadal ka Cadhaysiiyay Punt land

                          Baydhaba 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed.   Munaasabadda furitaanka Shir weynaha dib u heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed waxaa kala qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane…

                          Read More

                            WAR DEG DEG AH: Cali Khaliif oo Magacaabay Golihiisii Wasiiradda,Iyo Wasiirul dawlihii Hore ee Nabadaynta G.Bari ee Somaliland oo uu ka dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha+Sawirka Caawa

                            Toga Eerigo 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo, Prof. Cali Kahaliif Gallayr ayaa maanta oo Axad ah magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrda. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galayr ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in ay wasiirro…

                            Read More

                              Mid ka Mid ah Tiirarkii Waxbarashada Somaliland oo Maanta Geeriyooday

                              Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Waxbarashada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi  oo ku geeriyooday Maanta Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qaybqaatay dhismaha waxbarashada Dalka, nabadayntii iyo dib…

                              Read More

                                Halkan Ka Daawo : Qaar Ka Mida Odayaasha Gobalkan Maroodijex Oo Qaadacay Diiwan Galinta Madaniga Iyadoo Labada Xisbi Ogoladan Mooye

                                  Hargeisa14/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  kamida odayaasha gobalkan marodijex ayaa maanta  ka hadlay diiwan galinta madaniga ah  ee ay  xukuumadu  dhawan bilabayso iyadoo odayashani ay shegen in  anay aqbalayn deeganadoodana la keenayn diiwan galin aanay  sadexda xisbi  qaran  iyo komishanku  ogalayn xili dhawaan xisbiyada mucaaridka ahina ay guud ahaan qaadacen diiwan galintasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                                Read More