Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Ahmiyada Shir Maalgashi oo uu kaga qayb galay Dubai DAAWO
Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ):Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu mudo seddex cisho ah ku maqaan wadanka isutaga imaaraaka carabta oo uu kaga qayb-galay shir caalamiya oo laga wada hadlayay maalgashiga qaarada afrika,gudoomiye cirro oo saaka markii…
