“Dan ayaa noogu jirta deganaanshaha Soomaaliya” Uhuru Kenyatta

    Nairobi 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in nabadgelyo ka dhalata Soomaaliya iyo ciribtirka kooxda Al-Shabaab ay horseedi karaan horumarka Kenya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyantta oo Jimcihii shalay  khudbad ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in amniga Soomaaliya uu yahay kan horseedi kara illaalinta deegaanka iyo ka hor-tagga kooxaha ugaarsiga…

    Read More

      Dowladda Somalia oo ku baaqday in la fasaxo duullimaadyada garoomada Gaalkacyo

      Muqdisho 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si shuruud la’aan ah loo fasaxo dhammaan adeegyada duullimaadyada diyaaradaha ee labada garoon ee ku yaalla magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay inay dowladdu sameysay guddi heer wasiirro ah oo loo xil-saaray xallinta khilaafka u dhaxeeya labada maamul…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Kaadhkii 1aad ee Khaldan ka Qaatay Diiwaangelinta Madaniga ah kana hadlay

        Hargaysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay muhiimadda diiwaangelinta Madaniga ah oo uu sheegay in la gaadhay wakhtigii qaadashada Kaadhka dhalashada lagu kala sooci lahaa qofka Muwaaddinka ah ee reer Somaliland iyo ka soogaleetiga ah. Madaxweynaha ayaa 25-kii bishan September ee aynu ku jirno oo ku beegnayd…

        Read More

          Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Diiwaan-gelinta Madaniga Ah Ee Ay Xukuumadu Bilowday Iyada Oo Aan Baarlamaanka Laga Ansixin

          Hargeysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si kulul u cambaareeyey talaabada ay Xukuumadu ku bilawday in ay dalka ka hirgaliso Diiwaan gelinta Madaniga ah iyada oo sharcigeedii wali aan Baarlamaanku ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadu ay ku…

          Read More

            Xafiiska Somaliland Ee UK Oo U Dhaw Inuu Xidhmo

            Hargeisa 27/ 9/2014(SDN/QJ) Somaliland ayaa 23 kii sannadood ee la soo dhaafay ku lahayd xafiis dalka Ingriiska, kaas oo qaban jiray xidhiidhinta danaha Somaliland ee dalka Ingiriiska oo ka mid ah waddammada sida mugga leh u daneeya Somaliland dhinacyada dhaqaalaha, dibudiska iyo siyaasaddaba. Waxa Xafiiska Somaliland ee UK iskaga danbeeyay haldoor iyo aqoonyahanno waayo aragnimo dublamaasiyadeed…

            Read More

              Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

              Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka, Horumarka Warbaahinta Dalka, Cafiska ay Dowladda u fidisay Dhalinyarada Al-Shabaab, Arrimaha Abaaraha, Horumarka Isgaarsiinta…

              Read More

                Inexorableness of Democratic Elections If Need Peace and Development

                Free and fair elections are indispensable in comforting the consent of the governed, which is the substratum of democratic politics. Elections assist by means of the principal mechanism for decoding that consent into governmental authority. Introduction Democracy originated the term from the ancient Greece, which means ‘’rule by the people’’.  This denotes that people choose…

                Read More

                  Sources on Final Days of Al-Shabab’s Godane

                  WASHINGTON—It was shortly after 5:30 p.m. September 1, when Ahmed Abdi Godane and his bodyguards stopped their car along a road near Sablale, in Somalia’s Lower Shabelle region. Sources disagree on why. Some say the al-Shabab militant leader and his comrades heard the sound of drones overhead. Some say they had stopped earlier, and were…

                  Read More

                    Cali Gurey Oo Jawaab Yaab Leh Siiyey Boqor Buur-madow Oo Hore Ugu Simbiri-rixday Nasabnimada Mujaahidka

                    Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey), ayaa Jawaab siiyey Boqor Cismaan Buurmadow oo dhawaan waraysi Dhinac u xaglinaya siiyey Midka mid ah Warbaahinta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Taageera. Mujaahidka oo Jawaabtiisa sidii caadadu ahayd kusoo qoray bogga uu  Face-book-ga ku leeyahay, ayaa u dhigay sidatan: “Been Madow Iyo Xirsi Gaab waa ayo dadka ay doonayaan inay Caligurey…

                    Read More

                      “Waar Dilka Fuliya oo ninka nin u kas u dilaa Nabadgelyaduu waxyeelayaa oo…….”Sheekh Aadan Siiro

                      Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Siiro, ayaa ka Hadlay Dilkii Dhawaan deegaanka Qorilugud loogu geystay Saraakiil kamid ahaa Ciidanka qaranka Somaliland. Sheekh Aadan, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay saraakiishaas la laayey, waxana uu soo jeediyey in dilalka noocaas oo kale ah laga hortago. Sheekhu waxa uu tilmaamay in xukuumadda iyo dadka caqliga lehba u midoobaan…

                      Read More