From His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed: “Somalia adopts the Convention on the Rights of Child”

    Mogadishu, 26 September 2014 – Today, the Honourable Farah Sheikh Abdulkadir, Minister of Justice and Constitutional Affairs for the Federal Government of Somalia adopted the United Nations Convention on the Rights of the Child (UNCRC) which provides children protection under the law. His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed said: “It was…

    Read More

      NUSOJ Convenes over 40 Journalists on Safety and Conflict Sensitive Reporting Workshop in Mogadishu

      Mogadishu, 26 September, 2014-The National Union of Somali Journalists convened over 40 journalists on Safety and Conflict Reporting workshop between 23 – 25 September 2014 in Mogadishu’s Siyaad City Hotel in Mogadishu. The training attracted journalists from Mogadishu’s Benadir region, Middle Shabelle, Lower Shabelle, Bay and Lower Jubba and was supported by the United States…

      Read More

        Daawo Sawiro;Casho sharaf Sheekh Maxamed Aadan ..Imaamka Masaajidka Cali Mataan Hargaysa..Lasoco Warbixin kooban…

        London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland  . halkan sawiro ka mida…

        Read More

          Xukumada Somaliland oo goaansatay inay Tvga Universal u soo celiso sii daynta tabinta wararka iyo inay dib u furtaan Xafiiskiisa Somaliland

          London 26Sep14(SDN/QJ) xukumada somalialnd ayaa waxaywada hadal ay la waday tvga universal waxay goaan satay inay xayiradii ka qaado tvga universal sida ay heshay warbaahinta qurbejoog , waxana tvga universal iyo wasarada warfaafintu ay goaan sadeen inay heshiis cusub wada galaan iyo in tvga universal uu  tabiyo wararka xisbiga kulmiye iyo horumarka somaliland , heshiskan…

          Read More

            “Dadka reer Somaliland waa dad xor ah oo xaq u leh madax-banaanidooda,Dawlada Xamar waxay cadaysatay Cadaawada ay u qabto Somaliland” Wasiirka Madaxtooyada

            Hargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka madaxtooyada ayaa ka hadlay qaadashada kaadhka dhalashada oo maanta si tijaabo ah looga bilaabay Caasimada Somaliland ee Hargaysa,isagoo sheegay inay dadka reer Somaliland Xoryihiin .Sidaasina waxa uu ku sheegay qoraal ku baahiyay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga . Waxanu yidhi “ Dadka Reer Somaliland Waa Dad Xor Ah Oo Xaq…

            Read More

              Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Galabta Deegaanka Dhahar ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Punt land

              Dhahar 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gelinkii danbe ee maanta ayaa waxa magaalada Dhahar ee Sanaag-bari dagaal ku dhexmaay ciidammada qaranka Somaliland iyo Ciidanka  Maammul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Waxana inta la hubo dhinaca Somaliland ka dhaawacmay hal askari halka dhinaca Puntland uu ka Dhintay Hal Askari halka la sheegayo in dhaawacyo badani jiraan   “Waxa yimid nin …

              Read More

                Halkan Ka Daawo: Qaar Ka Mida Odayaal Dhaqmeedka Somailiand Oo Saaka Ka QaybQaatay Kaadha Dhalashada Somailaind

                Hargeisa 25/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  ka mida salaadinta somaliand ayaa iyagu  saaka ka qaybqaatay  kaadhka diiwan ngalinta madainga ah oo  iyagu  qaatay  iyagoo dadka rer somaililand meel kastoaw  joogan ugu baaqay  inay  qaatan  tasi  cadaynaysa in  muwaadinka   somaililanderka  kaga duwananayun  dadka kale  kaasi oo waxbadan  ka tari  doonta tiro kobka shacabka somailaind Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

                  Muqdisho, 24, September, 2014(QJ/SDN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii uu safar shaqo ku tegay waddamada Britain iyo Norway. Xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil dawladeed, ururada bulshada rayidka ah iyo dadweynaha gobolka Banaadir ayaa Ra’iisul Wasaaraha…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

                    Muqdisho, 25, September, 2014(QJS/DN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed….

                    Read More

                      Wasiir Waran Cade Oo Bilaabay Diiwan Galintii Madaniga Ah Iyadoon La Ansaxin Xeerkii Diiwan Galinta Ah Madaniga Xalayna Qalabkii Diiwan Galinta Si Qarsoon Ugu daad Gureeyey Gobalada Iyo degmoyinka Somaliland

                      Hargeisa (SDN/QJ)Xukuumada Siilaanyo Ayaa Si Qarsoodi Ah U Bilowday Diwaan Galinta Muwaadiniinta Taasi Oo Ilaa Hada Xeerkeedu Horyaalo Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaasina Aan La Ansixin. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Warancade OoDabada Ka Riigayey Arintan In Muddo Ah Ayaa Aroornimadii Hore Saaka Qalabka LaguDiiwaab Galinayo Muwaadiniinta Si Ay U Qaataan Kaadha Dhalasha Waxaa Uu…

                      Read More

                        Madaxwayne Siilanyo Ka Qaybqaatay Tijaabadii Diiwan galinta Madaniga ah Qaatayna Kaadhkii Dhalashada Oo Tijaabo Ah

                        Hargeisa 25/09/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shacbiga Somaliland u furay Qaadashada Kaadhka Muwaadinka oo ka bilaamatay maanta oo taariikhdu tahay 25/09/2014 Gobolka Marodi-jeex magaalo madaxdiisa Hargeysa. Madaxweynaha oo iska diwaangeliyey Xarunta hay’ada shaqaalaha waxa sidoo kale madaxweynaha wehelinaayey wasiiro ka mida xukuumada Somaliland oo iyaguna qaatay kaadhka Muwaadinka. Waxa goobta…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo:Cukuse Ninka Muqdisho Joga Waxba Laga Waydiinmayo Inay Hargeisa Qaran iyo Inkale Waxana uu Kamid Yahay Raga Tan Nacaybkeda Cadaystay”Wasiir cukuse

                          Hargeisa 25/9/2014(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta c/laahi maxamed  daahir (cukuse)  oo jawab adag  ka bixiyey  hadalkii xasan shekh maxamuud oo ahaa  inaanay somaliya kala go,ayn  18kii gobal  oo uu shegay  inaan somailalnd  waxba laga waydiinayn   un ashegay  inuu ka adkaado  dalkiisa waa ida uu hadalka u dhigee Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidiasporanews.com

                          Read More

                            UCID or Wadani political parties remind me all the best political characteristics, while Kulmiye political party reminds me of all the worst political characteristics any party could posses‏

                            When I hear Ucid political party, this reminds truth, honesty, when I hear wadani political party, this reminds me respect, value and when Kulmiye party, this reminds injustice, bribing, tribalism, favouritism, corruption hypocrisy, lack of long term vision, ignorance, valueless, nepotism, double standard and pretending  Today September 24, 2014, I had an opportunity of watching an…

                            Read More

                              Ingiriiska Oo Ka Hadlay Muhiimadda ay Leedahay Doorashada Lagu Wado Inay Somalia Ka Qabsoonto Sanadda 2016-ka

                              London:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Dalka Britain oo kamid ah dalalka taageerada dhaw siiya dawladda federalka Somalia, ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay doorashada lagu wado inay Somalia ka dhacdo sanadka soo socda ee 2016-ka. Wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika James Duddridge, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay muhiim tahay Doorashada Madaxtinimada Somaliya ee 2016-ka, si uu horumar u…

                              Read More

                                Garowe Oo Xalay Lagu Toogtay Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka Puntland

                                Garowe:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaa wararka aanu saaka ka Helayno magaalada Garowe ee caasimadda Maamulka Puntalnd, waxa Xalay halkaas lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulkaas. Sarkaalka la dilay ayaa macagiisa lagu sheegay C/rashiid Bulxan Boqor Cismaan, waxana uu  tirsanaa Hay’adda Wadooyinka ee Maamul Goboleedka Puntland. Xoogag hubeysan, ayaa waxay marxuumku ku toogatay agagaaraha Hotel Towfiiq…

                                Read More

                                  Kooxdii Fannaaniinta Waayaha Cusub Oo Dhammaantood Iska Dhiibay Xero Qaxoonti Oo Holland Ku Taalla

                                  Ter Apel:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Fannaanta Da’yar ee Kooxda la magac Baxday Waayaha Cusub oo dhawaan  Booqasho ku timi dalka Holland, ayaa ugu dambayntii go’aansaday inay iska dhiibaan qaxoontiga ku Nool Dalka Holland. Kooxdan oo bishan aynu ku jirno ee September 21-keedii bandhig-faneed ku qabatay magaalada Amsterdam, ayaa bandhigaas kadib isku shubay maalintii isniintii xerada qaxootiga ee Ter Apel….

                                  Read More

                                    Reer Qorilugud Oo Toddobaad Kadib Mudaharaad Soo Habsaamay Kaga Gilgishay Dilkii Saraakiisha Ciidanka Qaranka

                                    Hargeysa:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Shacabka ku dhaqan degmada qorilugud  oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle, isla-markaana lagu laayey saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka dhawaan, ayaa maalintii shalay iskugu soo baxay mudaharaad ay ku muujinayaa sida ay uga xun yihiin dilkaas dhacay. Shacanka oo aan u kala hadhan mudaharaadkan, ayaa ku dhawaaqayey inay si weyn uga xun yihiin wixii degmadooda ka…

                                    Read More

                                      Hargeysa: Goobo Si Qarsoodi ah Wasaaradda Arrimiha Guduhu U Geystay Sanaaduuqda Diiwaangelinta Loogu Talo Galay iyo Shacabka oo kasoo Horjeestay

                                      Hargeysa:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegayaa inay si qarsoodi ah xaafado kamid ah Caasimadda Hargeysa ug qaybisya sanaaduuqda loogu talogalay inay dadku isku diiwaangeliyaan, kuwaas oo si teel-teel ah loo dhigay Goobo kooban maalinimadii shalay. Sida ay sheegayaan wararka ay helayso qurbejoog.com, wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa iyadu qaadday tallaabooyinkan, waxana xaafadaha ku yaalla Koonfurta caasimadda ay…

                                      Read More

                                        “Wasiirada laga Soo Doortay Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn waa Inay tagan ma tagi karno laga Yeeli maayo” Waraysi Xiiso Leh Madaxweyne Gaas DAAWO

                                        Garowe 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Cabdi Weli Gaas ayaa Waraysigani oo uu la Yeeshay wariyaha Soomaaliyeed Rug cadaa Ah Wariye maxamed Terra waxa Uu ka hadlaya  Siyasada Xukumada Puntland Ee Xiligani kaga Aadan Gobolada Sool,Sanaag Iyo cayn Madaxweynaha Puntland Ayaa Sheegay Inay Ciidamada Puntland Noqon Doonan Ciidamo Qaran Isla Markaasina Ciidamo…

                                        Read More