Qaraxyo Khasaare Keenay Oo Laga Fuliyey Magaalada Garisa
Garisa:Sep,27,2014()SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garissa ee dalka Kenya, waxa Bambo-gacmeed Lagu tuuray Goobo Ganacsi ku dhaawacmay Dad tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 7-ruux. Madaxa hay’ada dambi baadhista gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa xaqiijiyay qaraxan isagoo sheegay in dad aan la garanayn ay ku tuureen laba bam-gacmeed goob wax lagu cuno…
