Daawo :Gudoomiyayasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Maanta U Anbobaxay Xarunta Dalka Kenya Ee Nirobi Lana Kulmi Doona Qaadhan Bixiyasha Somaliland Ka Taagera Dhinaca Doorashooyinka
Hargeisa 19/oc/2014(SDN/QJ) waxa maanta magaalada hargeisa ka anbobaxay gudoomiyayasha sadexda xisbi qaran ee somaliland oo u sii jeeda xarunta dalka kenya taasi ay gudomiyasahu intanay ka anbo bixin madarka cigal internoal erpot ay warbaahinta u shegen inay magalada nirobi kula kulmayan qaadhan bixiyasaha inaga taagera dhinaca dorashooyinka Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com
