Khilaaf adag oo ka dhex Curtay Golaha Deegaanka Caasimada oo laba garab u kala jabay DAAWO

    Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha deegaanka Caasimada hargaysa oo khilaaf soo kala dhexgalay iyo fadhi ay maanta u balansanaayeen oo buuq ka dhashay ,maayirka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo faahfaahiyay ujeedada mooshinka lala damacsanyahay iyo xildhibaanada oo ka hadlay sababta ay mooshinka ula damacsanyihiin. Buuqan Hadheeyay Golaha Deegaanka ee Caasimada ayaa Sababay inuu Fadhigoodii maanta uu…

    Read More

      Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii Dib u Xoraynta dalka DAAWO

      Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda magaaladda  hargaysa. Maalintan oo ku astaysan Dagaalkii Burco duuray ku dhex maray Xoogagii Xaq u dirirka SNM iyo Taliskii Siyaad bare ayaa looga dhigay inay Koobsato…

      Read More

        Dab ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Idaacada Radio Hargaysa iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo ka hadlay

        Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid C/Qaadir C/raxmaan oo ka warbixiyey  ayaa sheegay in haba yaraatee aanu wax khasaare ah gaysanin dabkii yaraa ee saaka qabsaday roog goglonaa mid ka mid ah Studio-yaasha Radio Hargaysa. Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka oo saxaafadda la hadlay…

        Read More

          “Waxa Somaliland jooga oo shiidaal baadhis ka wada afar shirkadood oo caalami ah, kuwaas oo aanu siinay liisan” Wasiirka Macdanta

          London 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka faaqida horumarka Ganacsiga iyo Tijaaradda ee la yidhaahdo   the Arise Global Business Report, ayaa warbixin dheer oo uu baahiyay 15-kii Bishan, waxa uu kaga hadlay shirkadaha shiidaal baadhista ka wada dalka iyo shirkii Maal-gashiga iyo Ganacsiga Somaliland ee toddobaadkii hore lagu qabtay dalka Ingiriiska. “Shirkaddaha shidaalka adduunka ayaa markasta raadiya…

          Read More

            Xukuumada Rwanda oo Si Weyn uga Cadhootay Telefishanka BBC oo Dib u Soo Fadhay Xasuuqii 1994kii

            Kigali 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Rwanda ayaa aad uga cadhootay, isla markaana sheegay inaanay ka hadhi doonin Barnaamij markii labaad muddo todbodaad ah ay jawaab ka bixisay Barnaamij oo uu baahiyey Telefishinka BBC, kaasoo lagu magacaabay “Sheekada aan laga warramin ee Rwanda”. Barnaamijka ayaa waxaa ku jiray baadhitaan ay sameeyeen laba Cilmi-baadhe oo u dhashay…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma Jiro Ruux La-taliyeyaashayda ka mid ah oo Xidhiidh la leh Al-Shabaab, Ninka Muuse”

              Muqdisho 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa ka jawaabay eedayn loogu jeediyey in mid ka mid ah La-taliyeyaashiisa gaarka ahi uu xidhiidh dhaw la leeyahay Xarakada Al-Shabaab ee dawladda dagaalka kula jira, hase-yeeshee, waxa uu Madaxweynuhu ku dooday inaanu jirin Shaqsi isaga la-taliye u ah oo xidhiidh…

              Read More

                Madaxa Sharkada Mercedes UK Mr Nigel Smith oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

                London18Oct14(SDN?QJ)Madaxa sharkada Marcdes ee wadanka uk Director Mr Nigel Smith ayaa soo dhawayn u samayey wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Mussa Qasim iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ahmed salebaan Dhuxul kulankan oo ay wahaliyeen xubno ka tirsan Jaaliyada somaliland ee uk ioyo madaxa hayada Afrika Xuseen alisxaaqi kulanka oo xoojinaya xiiriirka somaliland iyo Wadankan uk xaga ganacsiga iyo maalgashiga sharkadan ayaa…

                Read More

                  Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                  Mogadishu, 18 October 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii uu Madaxweynahu ku tagey Baraawa, Horumarka Waxbarashada Dalka, Xaalada Degmada Ceelbuur, Kulankii Madaxweynaha iyo hay’adaha MEDEF, Horumarka Howlgalada Badweynta Hindiya, Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed…

                  Read More

                    CALI GUREY:MUUSOW MULKIGA ALLAHA OO KELIYA AYAA BIXIYA OO CIDUU DOONO SIIYA. HADANA MARKUU DOONO KA SIIBA EH XAGIISA U NOQO

                    HargeysaOct 18,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka hadlay marxaladihii ku gedaanaa ishortaagi xukuumada ee xafladii SNM iyo kutumashada sharciga dalka. Cali Gurey waxa kale uu talooyin wax ku oola u jeediyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Md Muuse Biixi, qoraal uu arikaa Guddoomiyuhu uga hadlayo ayaa sidan u dhignaa: “Dhibaatada…

                    Read More

                      DAAWO:Raage Omaar oo khudbad taariikh ah ka jeediyay shirkii maagalshiga Somaliland ee London

                      London Oct 18,2014(SDN/QJ)-Wariyaha caanka ah ee Raage Omaar ayaa khudbad taarikhi ah ka jeediyay shirkii maalgashiga ee Britain u qabatay Somaliland. Weriyaha ayaa si mug leh uga waramay taariikhda iyo marxaladahii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo halka ay higsaneyso. Waxa uu Raage uGu baaqay maalqabeenada caalamka in ay ka faaiideystaan fursadaha dhaqaale…

                      Read More

                        Akhri Sababta Shabaabku u Gawraceen Odayga 60-Jirka ah ee Ku Noolaaa Magaalada Barawe

                        Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar daaha ka Faydaya sababta rasmiga ah ee Kooxda Al-shabaab ay qoorta uga jareen Oday da’ ahaa oo ay habeen hore gurigiisa kala baxeen kadibna qoorta ka jareen. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay inay shabaabku wali awood ku leeyihiin magaalada, isla-markaanna ay shacabka ku hayaan cuno qabatayn iyo haddidaad joogto ah,…

                        Read More

                          Boko Xaram iyo Nigeria Oo Heshiiyey iyo Xaalka Hablihi Aduubnaa Oo War Fiicani Kasoo Baxayo

                          Lagos:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Dawladda Ka Arrimisa Dalka Nigeria, ayaa sheegtay inay Heshiis xabad joojin ah la gaadhay Kooxda Mayalka adage Ee ka dagaallanta Waqooyiga Nigeria  ee magaceedu yahay Boko Haram. Caawiyaha madaxtooyada Hassan Tukur ayaa sheegay in heshiiska ay ku jiraan siideynta in kabadan 200 oo gabdho iskuuley ah oo Boko Xaraam ay qafaasheen lix bilood ka  hor….

                          Read More

                            Xarun Lagu Karantiimo Dadka Ebolaha Qaba Oo Muqdisho Laga Furayo

                            Muqdisho:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Midowga Afrika ayaa sheegaya in  Muqdisho laga furi doono Goob lagu karantiimeeyo dadka qaba xanuunka Ebola, iyadoo xaruntaasina noqon doonto Gudaha Taliska Ciidamada AMISOM. Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman Sadiiq ayaa sheegey in xaruntani la geyn doono haddii ciidamada nabad illaalinta midkood laga helo cudurka Ebola si markiiba loo xakameeyo…

                            Read More

                              Nin Kamid ahaa Rag Gawracay Oday Waayeel ahaa Oo Lagu Qabtay Barawe

                              Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Nin kamid ahaa rag Hubaysan oo oday waayeel ah ku gawracay Deegaanka deegaanka Barawe ayaa waxa shalay gacanta kusoo dhigay ciidamada Huwanta ah eeku sugan deegaankaas. Xoogaga Shabaabka, ayaa hoygiisa saqdii dhexe ee habeen hore kala baxay Oday Dhaqameedkaasi, waxayna ku gowraceen meel aan sidaasi uga fogayn hoygiisa, waxayna u muuqatay mid lagu baqdin gelinaayay…

                              Read More

                                “Odeyga(siilanyo) sidii Xabiib burqiibana magaciisa nalagu maali maayo, Aniguna xagga madbakha taataaban maayo oo Madbakhu wuu awood badan yahaye…..,” Xildh. Xoog

                                Hargeysa:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo kamid ah Mudanayaasha Xisbiga waddani ku leeyahay Golaha Wakiillada somaliland, ayaa dhaliilo kulul u jeediyey xukuumaddda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, isagoo sheegay mid cabudhin iyo cadaadin ku caan baxday. Mudane Cabdiraxmaan Xoog oo u warramay qaar kamid ah warbaahinta, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo maanta bulshada kula dhaqmayo dhaqamo…

                                Read More