Wariye Cabdilaahi Maxamed Cali oo ka tirsan Saxafiyiinta ka hawl gala Wadankan Uk ayaa iska fogeyey eed uga timid shabakada somaliland today

    London11Oct14(SDN/QJ) Saxafiga Ruug Cadaaga ee Cabdilaahi Maxamed Cali ee ka hawl gali jiray Tvga qaranka somaliland  hadana ka hawlgala TvStar ayaa wax laga xumaado ku sheegay hadal uga yimid Tafatiraha somaliland today Muniir Axmed Cigaal taas oo u shegay wax kama jiraan qoraal uu soo gaadhsiyey shabakada qurbejoog ayaa waxa u qorna sida tan (Waxaan…

    Read More

      Yuu Matalaa? Yuu Wax Taraa? Qeybtii 2aad

      Maamulka iyo hogaaminta hay’ad qaran oo miisaankan leh ma aha wax fudud oo uu qof waliba kari karo inuu socodsiiyo hawlaheeda. Waxa la arkaa in dadka qaar ku fashilmaan xilkii loo igmaday. Hasa ahaatee waxaa lagu kala duwan yahay sida loo balaadhiyo fikirka ee loo urursado talada iyo aragtiyaha. Marka aan hoos ugu daadego nuxurka…

      Read More

        Maamulka Cusub ee Munadamada Beder oo xilka kala wareegay Maamulkii Hore

        Gaalkacyo Oct 11,.2014(SDN/QJ)- Munadamada Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq oo ah Munadamo ka shaqaysa Faafinta Diinta ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kula kala wareegay Xilka Maamulka Munadamada Gudoomiyihii Hore ee Munadamada Mudane Muxamed Cabdulaahi Cali (Sayid) , iyo Gudoomiyaha Cusub Cabdirazaaq Cabdulaahi Daahir (Nadaara). Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen Gudiga Cusub ee Munadamada Hogaamin…

        Read More

          Tirsigii Kowaad – Xukuumad uu Musuq maasuq hadheeyey oo doorbida shilimaadk​a ay qandaraasy​ada aan bireysneyn ay ku lunsato

          Shacabka Somaliland waxaa daashadey oo ay khatyaan la taagan yihiin mudadii 4-ta sanadood ahyed ee ay xukuumada Siilaanyo hogaanka u haysey, Dawlad musuq-maasuq hadheeyey, cadaawe siyaasadeed iyo colaado degaan oo degamsan, habacsanaan iyo hogaan xumo saameysey dhamaan habsami usocodka hawlahii dawladnimo. Dawlad aan muujin karin karti iyo yuhuuntii quruxdii  iyo karaamadii dawladnimo,dawlad xubnaheeda wasiirada  kuwa ugu…

          Read More

            Prime Minister of Somalia is visiting Puntland

            I believe very strongly, as does the Prime Minister, a united, strong and peaceful Somalia is possible only when our collective voices are heard and when our ideas and efforts are united and committed to our national cause. Puntland is a leading state when it comes to the federalism process. This historic visit is part…

            Read More

              Somalia army weapons sold on open market -U.N. monitors

              UNITED NATIONS, Oct 10 (Reuters) – Somali army weapons and ammunition continue to be diverted to open markets despite the government’s pledges to prevent its arms from leaking and ending up in the hands of Islamist militants, U.N. investigators said in a new report. The Somalia-Eritrea Monitoring Group, an 8-member panel of investigators that monitors…

              Read More

                Yet Another Example of How Government Uses ‘Legal Process’ to Coerce Reporters to Reveal Sources

                In 2011, a reporter for Fox News named Mike Levine was issued a grand jury subpoena as part of a Justice Department leak investigation. The subpoena demanded Levine reveal the names of “law enforcement” sources, who confirmed details for a story he wrote on Somali-Americans being indicted on terrorism charges in Minneapolis, Minnesota. Levine fought…

                Read More

                  A BOMB ATTACK foiled DJIBOUTI CITY

                  A bomb attack has been foiled tonight at 22h at the market in Riyadh. The area was quickly sealed off by security forces and diverted traffic at crossings and Dar el hanan UNFD . According to initial elements of information available , it appears that bomb placed in a bag was placed in an alley…

                  Read More

                    Ciidamada Jabuuti oo fashiliyay Qara loogu talogalay in lala beegsado faras magaalaha casiimada

                    Jabuuti Oct 11,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Jabuuti ayaa la arkayay iyaga oo suuwa Riyaad ee caasimada dalkaasi ku dul xoonsan shadad walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Shacabka halkaa ka adeeganayay oo ka shakiyay shandada ayaa u yeeray ciidamada oo isla markiiba xaqiiijiyay in halkaasi yiileen walxaha qarxa. Ma cada cida shandada halkaa dhigtay iyo cida lala beegsanayay ee…

                    Read More

                      The Dubai Mall – but not as you know it

                      LONDON // Bright hijabs for Dh18, Dh6 cappuccino and haircuts costing Dh30. Welcome to Dubai Mall … west London. A far cry from the sprawling emporium at the foot of the Burj Khalifa, the small shopping centre on the high street of Southall, which has a shopfront less than 10 metres long, is a source…

                      Read More

                        Dalalka Reer Yurub Oo Somalia Uga Digay Dilalka Toogashada ah ee Maxkamaduhu Fuliyaan

                        Brassels:Oct,11,2014(SDN/QJ)-Dalalka ku Bahoobay Dalladda EU-da ee reer Yurub, ayaa qaylo-dhaan kasoo diray Dilalka ay Maxkamadaha dawladda Federalku sida joogtada ah u fufliyaan. Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso ayaa khudbad ka jeedinayay munaasabadda lagu xusayay maalinta Midowga Yurub iyo Caalamka ayaa sheegay inaanay aqbali karin in dalalka Afrika ka tirsan ay kasii…

                        Read More

                          Cudurka Ebolaha Oo Tirada U Dhimatay ay Sii Cago-cagaynayso Ilaa iyo 4000-Qof

                          New York:Oct,11,2014(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadku kasoo saartay Heerka uu marayo dhimashada Cufurka Ebola, ayaa sheegaya in tiradaasi ay sii kordhayso, isla-markaana Kor u dhaaftay ilaa Afar kun oo qof. Tiradan ugu dambeysay ee haatan la shaaciyay ayaa intooda badan waxaa ay dadku ku dhinteen wadamada Guinea,Liberia iyo Sierra Leone…

                          Read More

                            Qarax Gaadhi Loo Adeegsaday Oo Xalay Degmada Xamarweyne Laga Fuliyey iyo Wadihii Oo Boolisku Gacanta ku Dhigeen

                            Muqdisho:Oct,11,2014(SDN/QJ)-Qarax loo adeegsaday Gaadhi kamid ah Kuwa Raaxada, ayaa xalay Fiidkii hore lagu qarxiyey Gudaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Qaraxa gaadhigan ayaa wuxuu ka dhacay halka loo yaqaaan Shaneemo Super ama kasoo horjeedka Masaajidka Marwaas ee Degmada Xamarweyne sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed C/qaadir. Guddoomiyaha ayaa wuxuu sheegay in gaadhigan uu…

                            Read More

                              Akhri 13-Qoddob Oo Madaxweyne Gaas Hordhigay Ra’isal Wasaaraha Somalia ee Martida u ah

                              Garowe:Oct,11,2014(SDN/QJ)-Kulamo xaasaasi ah ayaa Ra’isal wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland uga Bilaabmay Magaalada Garowe, waxana labada dhinac isla gorfaynayaan sidii meesha looga saari lahaa shakiga iyo is afgaranaaga soo kala dhex galay Labada dhinac. Wararka kasoo baxaya Aqalka Madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in labada Masuul ku ballameen inay si daacad uga wada shaqeeyaan sidii…

                              Read More

                                Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiyihii Dhallinyarada Jiidali u Qaabilsanaa Gobolka Togdheer iyo Afhayeenka Ururka Oo Cambaareeyey

                                Burco:Oct,11,2014(SDN/QJ)-Amar sida la sheegayo kasoo fulay dhinaca Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa lagu xidhay Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Jiidali u qaabilsanaa Gobolka Togdheer Cabdisamad Axmed Boon. Afhayeenka Guud ee Ururka Jiidali Faysal Cumar Madar, ayaa isagu warsaxaafadeed lagu cambaaraynayo kasoo saaray Xadhigga Guddoomaiyahaas la xidhay, kaas oo lala xidhiidhiyey inuu ka dambeeyey cadho xukuumaddu ka…

                                Read More

                                  Wardeg dega: Wariye Cabdixakiim Cadaani oo Ay Weerareen Qaar ka mid ah Taageerayaasha Wasiir ka Madaxtoyada Xirsi iyo Dagaal Ku Dhexmaray Masijdka Allhuda gudahisa

                                  London11Oct(QJ/SDN)  Kooxo Taageersan isla markaana la Hayb ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali ayaa Weerar ku eekeeyay Wariye CabdiXakiim Cadaani oo dagan Magalaalada London,Dagaalka ay ku soo qaadeen Taageerayaasha Wasiir ka Madaxtooyada Xirsi ayaa ah mid daba socday Warbixin ay dhawaan Hadhwanaag ka qortay WasiirkaMadaxtooyada taas oo si weyn uga Cadhaysiisay Wasiirka iyoTaageerayaashiisaba…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Somaliland Oo U Dhoofay Britain iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

                                    Hargeysa:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo  iyo Wafti uu Hoggaaminayo, ayaa Maanta safar shaqo ugu amba baxay dalka Britain oo uu muddo kooban ku maqnaan doono. Mudane Siilaanyo, ayaa intaanu dhoofin, waxa uu qolka VIP-da kula Hadlay saxaafadda, waxana uu ujeeddada safarkiisa ku sheegay inuu shir  arrimaha Ganacsiga ah oo dhawaan Somaliland loogu qaban doono Magaalada London uu ka…

                                    Read More