Haweenay 17-Jir ah Oo Ku Guulaysatay Billada Qaaliga ah Nabadda Adduunka
Islamabad:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Gabadha lagu Magacaabo Malala ee u dhalatay Dalka Pakistan, ayaa Noqotay Qofkii ugu da’da yara ee Abid ku guulaysta Billada Dunida laga Ixtiraamo ee Nobel Peace Price-ka Loo Yaqaano. Haweenaydan oo caan ku ah udooddida Waxbarashada Gabdhaha ayaa waxa Sanadkan Billada kula guulaystay Kailash Satyarthi oo u ololeysa xaquuqda caruurta lagu shaqeysto. Malala oo 17…
