Isticimaalka Basaboorkii Hore ee Somaliland oo La Joojiyay Iyo Caqabad Bulshada kala soo deristay Qaadashada E-Passport dhawaan la Sameeyay
Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dadweynaha Reer Somaliland ee socotada ah ayaa toddobaadkan culays kala kulmay nidaamka bixinta baasaaboor Somaliland-ka cusub, kaasoo ay kala kulmeen wasaaradda Arrimaha gudaha kadib markii ay isgaadheen dadka doonaya inay ku safraan. Dad badan ayaa shalay hor dhoobnaa wasaaradda Arrimaha gudaha wallow markii danbe loo fududeeyey, hase yeeshee waxay cabasho Xoogan…
