Guddoomiyaha beesha Ciidagale UK: Waxaanu leenahay hambalyo ciidal udxada awgeed
Bismillaahi Arramanirraxeem. waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Anagoo ah jaalliyada deggen dalka Ingiriiska waxaanu Ciidul-Udxada awgeed hambalyo aan la soo koobi karin gaadhsiinayna umadda muslimiinta gaarahaan shacbiga jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu leenahay ku ciida caafimaad,nabad-qab iyo cawaaqib wanaagsan,waxaanu Allaah ka baryeynaa inuu fadliga…
