Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid oo cambareyey Xukumada Somaliland Ciidamada sida bilaa sharciga loo diiwan galinayo Hanbalyona u diray Shacabka Somaliland Munasabada Ciida

    London 05Oct14(SDN/QJ) Xoghaayaha kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid Mudane Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo qoraal soo gaarsiyey Warbaahinta u qornaa sida tan; Waxaan Hanbalyo u dirayaa Munasabada Ciidal Adxa  Shacabka  reer Somliland meelkasta oo ay ka jogaan dunida . inta ka dib  waxaan racinaya digniin aan dawlada somaliland uga digaayo keenista ciidamada la samaynayo ee…

    Read More

      Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo Wasiir Xirsi la wareegaan, lagana dhigo hutel cusub

      Hargaysa 05Oct14(SDN/QJ) ilo ku dhadhow  shabakada qurbejoog ayaa waxa u xaqiyeen in boqor  Buurmadow iyo Muwaadin Somailand oo lagu magacabo Jamal M Xasan oo u shaqeeya shirkad Maraykan ah oo cuntada u qaabilsan ciidamada jooga imika Afghanstan  in lagu wareejiyey Huteelka Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in  uu Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo…

      Read More

        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

        Minneapolis Oct 04, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ku sugan gobolka Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; maamul wanaaga, horumarka howlgalka Badweynta Hindiya, horumarka dhaqangelina nidaamka Federaalka, horumarka waxbarashada dalka, wadatashiga Hiigsiga Cusub (New…

        Read More

          Magaalada Gaalkacyo ee si wayn looga ciiday (Sawiro)

          Gaalkacyo Oct 04,2014(SDN/QJ)-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa saakay laga dareemayay jawi aad u dagan kaasi oo Bulsha waynta kunool Magaaladu ay ku gudanayeen Munaasabada wayn ee Ciidul Adxaa. Masaajida waaweyn ee Magaalada ayaa waxaa lagu Maqlayay Takbiirta tan arooryadii hore , waxaana kamid ahaa Masaajidda Ciida lagu tukanayay Masjidka weyn ee Ramadaan…

          Read More

            R.W Cabdiweli oo Qado Sharaf u sameeyay Xubnaha golaha Wasiirrada

            Muqdisho Oct 04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta qado sharaf u sameeyay xubnaha golaha Wasiirrada , waxana ay iska xog-wareysteen xaaladda guud ee dalka iyo howlaha culus ee horyaala Xukuumadda sidii loo dar-der gelin lahaa. Xafladan qado sharafta ayaa waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaaraha wuxuuna ugu horreyntii hambalyada…

            Read More

            Saaxiibayaal Ciid Mubaarak Iyo Dhacdooyinka Kubadda Cagta oo Wali Halkii Inooga Cocda Bal ila (DAAWADA) Tabiyaalka Hadaaqa.(By Jaahuur)

            qurbejoog.com-04-Oct-2014(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxay ku soo qaadadeynaa dhacdooyinkii kubadda cagta aaynu ku soo jirney toddobaayadii aynu soo dhaafney,maantana waxaaynu ku soo afjareynaa si aaynu ugu naqono barnaamijyadeenii hore ee aaynu kaga faalooyin jirney ciyaaraha wariyaasha soo tabiya cododka caanka ah ee lagu yaqaano. jjaahuur@qurbejoog.com

            Read More

              Xamar amase Muqdisho Sidee Maanta Looga Ciiday Halkan Ka Daawo

              Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Caasimada Dalka Somalia ee Muqdisho Waa Magaalo ay Warbaahintu si Weyn uga hadasho gaar ahaan Xiliyada Dagaaladu ka Jiraan kuwaas oo weli aan ka dhamaan . Shacabka Muqdisho ku dhaqani Waxay inoo Sheegayaan  in uu dhamaanayo waqtigii dagaalka iyo gacan-ka-hadalka, isla markaana uu dalku u jiheystay waddada horumarka, deggenaashaha, caddaaladda iyo nabadgelyada,…

              Read More

                Kooxda Daacish oo Dhegta Dhiiga u daray Alan Henning oo ahaa Samafale Gacantooda ku Jiray fariina u diray reer Galbeedka DAAWO

                Baghdad 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ururka argagixisada ee ISIS ayaa sheegay inay dileen Alan Henning oo ahaa la hayste u dhashey dalka Britain. Kooxda ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii Shalay soo bandhigtey video muujinaya iyagoo gowracaya Mr Henning. Cajaladda ayaa u qaab ekayd sidii kuwii hore ee ay kooxda ku sheegatey inay ku gowraceen saddex qof…

                Read More

                  Dawladu waxay Si Badheedha U Samaynaysaa Ciidan Aaan La Garanayn Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                  Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Maanta in Dawlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo inay Samaysatay Ciidan aan la Garanayn Waxa ay Yihiin. Jamaal Cali Xuseen Waxa uu Xusay in Todobaadyadii u danbeeyay ay dalka ku soo Kordheen Dilal isagoo Korodhkaas u nisbeeyay fulin la’aanta Xukunada qisaasta…

                  Read More

                    Dekeda Berbera oo Xiliga Xajka laga dhoofiyay Milyan iyo Afar Boqol iyo Konton Neef Iyo Maamulka Dekeda oo ka Hadlay DAAWO

                    Berbera 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoolo aad u Tiro badan ayaa Moosinka Xajka laga dhoofiyay Dekeda Magaalada Berbera ,Xoolaha Dekeda ka baxay ayaa Tiradoodu waxay dhamayd Milyan iyo Afar Boqol iyo Konton Neef kuwaas oo Dhamaantoodba la geeyay Dalka Sucuudiga oo ah Saylada ugu Weyn ee Xoolaha loo iibgeeyo. Maamulka Dekeda Berbera ayaa ka hadlay Sida…

                    Read More

                      ”Ciidanka Puntland meelkasta oo ay joogaan waxaan ku bogaadinaya Guulihii wanaagsanaa ee ay ka soo hoyeen la dagaalanka Burcad diimeedka” Madaxweynaha Punt land+SAWIRO

                      Garowe 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciidul Adxaa Kumanaan Dadweyne ah .   Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ,Wasiiro ,…

                      Read More

                        Muqdisho Sidii looga Ciiday Khudbadihii Hogaanka Dawlada Federaalka Somalia Halkan ka DAAWO

                        Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, R.wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka Kumanan Dadweyne ah oo isaga kala yimid Degmoyinka kala duwan ee Gobolka Benaadir….

                        Read More

                          Qaabkii Maanta Looga Ciiday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Halkan Ka DAAWO

                          Laascaanood 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa saaka si wayn looga Ciidey iyadoo dadka magaalada ku tukadeen Badankooda  Musalaha weyn ee magaalada  Laascaanood .   Salaada Waxaa la Tukadey 8:10 am , Waxaa Culimada Magaalada Laascaanood ay Xasuusi yeen Shacab waynah ku nool Laascaanood Alle ka cabsiga iyo in ay saxaan…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde Ayaa Saaka Muaansibada Ciidal Odxada Kala Qayb Qashay Xarunta Agoomaha Hargeisa

                            Hargeisa 4/oc/2014(SDN/QJ)marwada madaxwaynaha somaliland  aamina maxamud  jirde  ayaa saaka muaansibada ciidal odxada  kala qayb gashay  xarunta agoomaha hargeisa iyadoo caruurta ugu  hanbalyeysay  musaibada ciida adcada in  ilaahay snadkaa snadkisa bashbash iyo barwaaqo  ku gaadhsiyo  sido  kalena u mahad  naqday cid  allaala  ciddi  ka qayb qaadtay  ciidkoda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanewss.com

                            Read More

                              Salaada Ciida Kadib oo uu Raysal Wasaare Cabdi Weli Sheekh ka hadlay arrimo door ah DAAWO

                              Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Mudane Cabdiweli ayaa farriintan hanbalyada ah ugu rajeeyey dadka Soomaaliyeed iney nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo….

                              Read More

                                Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Ku Xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu ka Jeediyeen Tukashada Salaada Ciidul Adxa DAAWO

                                Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Boqolaal ka Mid aha Shacabka Caasimada Hargaysa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxa uu Saaka Kula Oogay Tukashada Salaada Ciidal Adxa Masjid Jaamaca Caasimada Hargaysa . Madaxweynaha Waxaa Wehelinayay Xubno door ah oo ka Tirsan Golaha Wasiirada,Taliyeyaasha Ciidamada iyo Madax kale Dhinaca Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada…

                                Read More

                                  Sweden Oo Qorshe ay Ku Aqoonsanayso Reer Falastiin Soo Bandhigtay

                                  Stockholm:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Sweden, ayaa Bannaanka Keentay qorshe lagu aqoonsanayo Maamulka Cadaadisku saaran yahay ee Reer Falastiin. Ninka Ra’isal wasaaraha ka ah Dawladda Sweden Stefan Lofven, ayaa Isugu tilmaamay Mixnadda ka aloosan Dhulka falasteen lagu xallin karo aqoonsi la siiyo shacabka reer Falastiin ee muddada dheer loo diidan yahay Madax Bannnaanida. “Dagaalka u dhexeeye Falastiin iyo…

                                  Read More