“Ninka Qudha ee Heer Qaran ah ee Guri Kiro ah ku Jira ayaan ahay, Baashe waa loo wadaa, Saleebaan Wuu Ku Jiraa, Muuse Biixi wuu….”Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa:Nov,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Beeniyey Aqal la sheegay inay xukuumaddu u dhisayso, maadaama maalmahan dambe ay jirto saaxiibtinimo hoose oo Guddoomiyaha iyo Xukuumadda dhex taallaa. Guddoomiye Faysal oo saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay inaanu jirin in dhul xukuumaddu siinaysaa, waxana uu carrabka ku dhuftay inuu ku jiro aqal kiro ah. Faysal…
