Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomalia Ayaa Maanta Cod Aqlabiyada Ku Meel mariyey Raysalwasaraha Cusub Ee Dawlada Federaalka Ah
Muqdisho Dec/24/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka dawlada federalka ah ee somalia ayaa maanta fadhi ay ku yeeshen aqaka umada waxay cod aqlabiyada ku meel mariyeen raysalwasaaraha cusubee dawlada federalka somalia iyadoo uu fadhiga shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamanka somalia prf maxamed sheekh cisman jawaari iyadoo ay fadhigaasi ka soo xaadiren 224 xildhiban iyadoo kalsoonida ansixinta siiyen 218 xildhibaan halka afar…
