War-Saxaafadeed: “Reer Awdal waa Hoyga Aqoonta Iyo Tiirka Nabad”

    Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Ururuka Dhallinyarada Maamuus oo kamid ah Urrurada Firfircoon ee Dalka ka jira ayaa si waddaniyad iyo waayeeltinimo ku jirta uga Hadlay Arrimaha kasoo Cusboonaaday Gobolka Awdal, waxana uu baaq u soo jeediyey Cidkasta oo dani ugu jirto deganaanshaha iyo wada jirka Shacabka Reer Somaliland. Guddoomiye Liibaan Ismaaciil  oo ah Guddoomiyaha Ururka Maamuus, ayaa war…

    Read More

      Guddida Horumarinta Beesha Sacad Muuse Oo Isku Raacay In Muuse Biixi Looga Hadho Musharraxnimada Madaxtinimo Ee Siilaanyo Dabadii Iyo Ina Biixi Iyo Samaale Oo Geed Lagu Xidhay

      Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Guddida Horumarinta Beelweynta Sacad Muuse oo uu hoggaaminayey Suldaankooda Guud Suldaan Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa isku raacay in Beeshu musharax  loo midaysan yahay ka dhigato Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ay dhawaan arrimo Noocan oo kale ah isku seegeen Madaxweyne Siilaanyo. Guddidan oo in muddo ah ku Hawllanayd kala reebidda Musharrixiin saddex ah oo…

      Read More

        Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo ka Hadlay Qadiyada Suldaan Waber,Xukuumadana ugu Baaqay inay Ciidankeeda ka saarto Gobolkaas

        Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa sheegay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay gacanta ku hayaan, isla-markaana iyagga laga war sugo, waxaanay Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay Ciidamadda ay geysay Boorama ay dib u celiso. Salaadiintan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Boorama ayaa waxa kale oo ay Shacabka iyo…

        Read More

          Filashada Shiidaal laga Helo Somaliland iyo Rajada Shirkada Genel Energy ee Sahaminta Wada

          Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda Genel Energy ee ay xukuumadda Somaliland hore ula saxeexatay heshiiska ah sahaminta khayraadka Somaliland, ayaa ka hadashay rajada ay ka qabto in shidaal laga helo Somaliland. Maamulaha Genel Energy Mr. Tony Hayward, oo waraysi siiyay shabakadda Oil price.com, ayaa waxa la weydiiyay su’aal ku saabsanayd khatarta ay leedahay in shidaal…

          Read More

            Baanka Dhexe ee Somaliland oo Ooda ka soo qaaday Lacago Cusub oo uu Suuqa ku soo daayay Iyo Sababaha Keenay

            Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa faa-faahin ka bixiyay qaabka ay kula tacaalayaan sidii Sarifka Dolarka hoos loogu dhigi lahaa, ka dib markii uu mudooyinkii u dambeeya kacsanaa.   Waxaanu yidhi “Ujeedadu waxa weeye Doolarka oo baryahan Kacsanaa ayaanu doonaynaa inaanu soo…

            Read More

              Saldhig Boolis oo Casri ah oo Laga Hirgaliyay Magaalada Burco iyo Taliye ku Xigeenka Booliska oo ka hadlay

              Burco 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Liibaan (Fooxle) ayaa shalay xadhiga ka jaray Saldhiga Faarax Oomaar ee Magaalada Burco oo dib u dhis Casri ah lagu sameeyay. Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka Saldhigan ayaa waxa ka soo qabgalay Masuuliyiinta Laamaha Dawladda gobolka Togdheer ,Taliyayaasha Ciidamadda gobolkaasi , Saraakiil…

              Read More

                Wasiirada Warfaafinta ee Kuwait iyo Soomaaliya oo ku kulmay Kuwait

                Kuwait  Dec 16 2014(SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa caawa fiidkii magaalada Kuwait kula kulmay Wasiirka Warfaafinta Kuwait Salman Sabah Al Salem Al-Hamoud Al-Sabah. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii labada wasaaradood ee warfaafinta ee labada dal ay xiriir joogta ah ka wada yeelan lahaayeen. Wasiir Mustaf…

                Read More

                  Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C/raxman (Ciro) Oo Saaka Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Xaalada Gobalka Iyo Ceerigabo

                  Hargeisa 16/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland c/raxman maxamed c/laahi ayaa saaka baaqyo nabadeed ka soo saaray  xaaladaha coladed  ee ka soo cusboonayday gobolada awdal iyo ceericaabo  isagoo gudoomiyuhu xukuumada ugu baaqay  inay sida ugu dhakhsaha badan u sii dayso  Xildhibanada golaha deeganka boorama ee xidhxidhan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami Ayaa Saaka Kahdalay Dagaalkii Ka Dhacay Ceerigaabo Iyo waliba Ciidankii Habenadii Ugu Danbeyey Loo Daad Guraynaayey Xarunta Gobalka Awdal Ee Boorama

                    Hargeisa 16/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Gaashandhiga somaliland   cadami ayaa saaka ka hadlay  dagaladii ka dhacay gobalka sanaag isagoo wasiirku sheegay  inaanay  rabash sidaa u sii badani ka dhicin isagoo wasiirku  aad ugu dheerday  ciidnak qalaba sida ee maalmihii ugu danbeyey loo diraayey  magaalada boorama ee xarunta gobalka awdal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Wasiirka arrimaha gudaha Soamaliland oo Adis Ababa dhigiisa Itoobiya kula kulmay

                      Adis Ababa Dec 16,20149SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Somaliland Md Cali Warancade iyo taliyaha ciidanka sirdoonka Somaliland Md Jaamac Maxamed Bootaan ayaa booqasho ay ku gaareen magaalada Adis Ababa waxa ay kulan la yeesheen Masuuliyiin sare oo dalkaas ah, sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray safiirka Somaliland ee Itoobiya Md Ayaanle Salaad Diiriye. Warsaxafadeedka ayaa sidan…

                      Read More

                        Warbixin:Maadaama Somaliland ay hirgalisay doorashooyin dhowr jeer, Muqdisho-na way qaban kartaa doorashooyin. Casharrada laga barto khibradda Somailand ay u leedahay doorashooyinka iyo hannaanka ay ku xalliso amnidarrada waa in la xoojiyaa.

                         Muqdisho Dec 16, 2014(SDN/QJ)-Mac-hadka deraasaadka siyaasadda ee Heritage oo fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in magaalada Muqdisho ay ka hirgeli karto doorashooyin madaxnimo haddii la xoojiyo barashada duruusta laga dhaxlay doorashooyinkii Somaliland. Sida lagu sheegay warbixintan oo laga soo saaray cilmibaadhis uu mac-hadkaasi sameeyay, 91% (boqolkiiba kow iyo sagaashan)…

                        Read More

                          Tirsigii 4-aad, Miisaaniyada, Macmalka ah, Mashqaca ah ee aan lahayn dhexroorka iyo dhextaalka ma aha mid ka turjumeysa Baahiyaha muhiimka ah ee qaranka

                          Dakhliga miisaaniyadu sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan qiyaas (projections) kaas oo ku saleysan mar kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ah mid  toojka ku ifineysa xaalada taagan waqtigan iyo saadaasha waqtiga soo socda. Marka la isla meel dhigo  dakhliga ayaa kadib laga fuudh yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mudnaanta loo siinaayo sida ay kolba…

                          Read More