Xildhibaan Qabile oo qodobeeyay xaalada dalka

    Bismilahi Raxmani Raxiim Wa salalaahu cala sayidna Maxamed wa calaa aalihi wa saxbihi wa salam Dareenka Xamaasada leh Dahaadh wayn ba ku xidhan Dulucda lama garan dhabta ah sidii dura lagu yiqiin Fahanku doorkii ma qaban Dabcigii lagu oga bulshada Darjiidhka wali ku badan sidii ay dawoobi lahayd Dayaxa ciirada ku xidhan Dabaylaha kala badalan…

    Read More

      Suxuufiga Rugcadaaga ah ee Maxamed Yusuf Urdox oo ka warbixinaya Buug uu daabacay(The tree on the Moon) iyo dhibaatooyinkii uu kala kulmay dawladii Soomaaliya intii uu mucaaridka noqday(DHEGEYSO)

      Toronto Dec 16,2014(SDN/QJ)-Suxuufiga rugcadaaga ah ee Maxamed Yusuf Urdox oo haatan ku nool dalka Canada ayaa si mug leh inooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee saxaafada Soomaalida soo martay iyo wixii uu kala kulmay mudadii dheereyd ee uu ka mid ka ahaa bahda saxaafada. Waxa uu Maxamed si gaara uga hadlay waxyaabihii uu kala kulamay…

      Read More

        Haweenay Booliska Sucuudigu Ku Xidheen Kiis Aan Noociisa Hore Loo Arag

        Riyad:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Mid kamid ah Wargeysyada kasoo baxa dalka Sucuudiga ayaa daabacay warbixin dheer oo uu ku sheegay in Ciidanka ammaaanka dalkaasi ay xabsiga dhigeen Haweenay Lagu qabtay iyadoo daawanaysa Ciyaar Kubadda cagta ah.  Dalka Sacuudiga ayaan la ogoleyn in haweenku xaadiraan garoomada ciyaaraha Ragga ugaarka ah lagu qabto, waana arrin sharciga islaamiga ah oo Sacuudigu uu…

        Read More

          Xukuumadda Sii Murgisay Xaaladda Boorama Iyo Xildhibaanadii Xabsiga Ku Jirey Oo Maamuus Ka Xayuubin Loo Diyaariyey

          Borama:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa sii murgisay Xallinta Arrinta ka taagan Gobolka Borama iyo Muranka ka dhashay Dhawaqa kasoo yeedhay Suldaan Wabar oo Buuraha la galay Kooxo Hubaysan. Ergo loo igmaday xallinta arrinta sudlaanku wado, ayaa soo jeediyey inay haboon tahay in maamuuska  xildhibaanimo laga xayuubo laba xildhibaan oo xabsiga Hargeysa ku jira, kana mid ah…

          Read More

            Muj. Cali Gurey Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Hannaanka ay u wajahday Arrinta Suldaan Wabar

            Hargeysa:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay mid  markasta oo wax dhacaan Miciinsata Xadhig, xabad iyo Cago juglayn sida haatanba   loola macaamilay Arrinta ka taagan Gobolka Awdal oo mudanayaal loo xidhxidhay. Mujaahidka ayaa qoraal dheer oo uu soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, waxa uu ku sheegay…

            Read More

              Boliska Australia Oo Soo Gebogebeeyey Afduubkii Magaalada Sydney Ka Taagnaa Iyo Khasaaraha Hawlgalkaasi Keenay

              Sydney:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Afduubkii Ninka Hubaysani Gudaha Magaalada Sydney ugu Geysgtay Tiro dad  ah oo shacab ahaa, ayaa la waxa soo Gunaanaday Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Dalkaasi kadib markii ay si xoog ah ku galeen Goobtaas. Hawlgalkaas ayaa waxa lagu dilay Ninkii Afduubka Geystay iyo Laba kamid ahaa Dadkii La haystay, kuwaas oo kala ahaa…

              Read More

                “Waa laga Yaabaa in Qof iyo Laba ka Mid ah oo Xukuumada ku Jira Dookh idiin diido” Wasiir Cukuse DAAWO

                Munich 16.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka kaga qayb galay munaasabad loo qabtay guusha ay Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladaasi ka gaadheen in loo aqoonsatay Jaaliyad Rasmi. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in aanu jirin nin aan…

                Read More

                  “Dawladu ku tagi Mayso suldaan meel u baxa,hadii dagaal dhaco kordhin aan guurti la marinayn ayaa imanaysa”Boqor buurmadaw

                  Hargaysa 16.Dec 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw ayaa ka hadlay Xaalada gobolka Awdal iyo Suldaan Dhawaan sheegay inaanu Taageersanayay Qadiyada Somaliland,waxanu sheegay inanay maanta ka filay isaga iyo Siilaanyo oo uu Boqor u yahayba inuu Suldaan Wabar oo Daahir Riyaale oo 8Sano Dalka hayay Suldaan u ahaa. “xaalada hada jira Somaliland uma baahna…

                  Read More

                    “Horta dawladani ficilka shakhsiyaadka aadbay ugu dheereeyaan, aniga faadumo ahaan waxaan garan waayay meesha la iga haysto” Marwo Faadumo Siciid

                    Hargaysa 16.Dec 2014 (SDN/QJ)- la taliyaha Guddoomiyaha xisbiga Waddani ee arimaha dibada marwo. Faadumo siciid Ibraahin ayaa sheegtay in dawlada somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne siilaanyo ay xayirtay Haayadii samafalka ee ODHA oo ay iyadu gudoomiye ka ahayd.   marwo, faadumo siciid  ayaa ugu horayn waxay ka hadashay aragtida shakhsiyaad iyo ta xisbiga…

                    Read More

                      Baarlamanka Uk oo dalbaday in Miiska loo soo saaro Warbixinta Jidh dilka iyo Gabood falka ee CIA ee Dhawaan la Faafiyay

                      London 16.Dec 2014 (SDN/QJ)-Mudanayaasha Baaralamaanka Waddanka Britain, ayaa Xukuumaddooda iyo midda Maraykanka ka Codsaday inay horkeenaan Warbixintii ka hadlaysay Jidh-dilka ay sameeyaan Ciidamada Sirdoonka maraykanka oo dhawaan la baahiyey. Baarlamaanka UK ayaa hada heysta oo kaliya warbixintii asbuucii lasoo dhaafay uu shaaciyey Guddiga Golaha Senate-ka Maraykanka u saaray baadhitaanka jidhdilka ay hay’ada sirdoonka Marakanka CIA…

                      Read More

                        SIIMOODI BAL HOOS U EEG.

                        Indhaha lalayow wax arag, Dhagahan awdmow wax maqal, Aqligan seexdaw baltoos, Guntayda bal hoos u eeg, Afkaygan xidhmow dhawaaq, Su’aalahan aasanee, Kujira uurkayga qeex,   Siyaasiga eexda badan, Siyaasigan aan arxamin, Siyaasigan umulka wayn, Siyaasiga aan ogayn,  Ishaad leedahay bulshooy, Siyaasiga aan aqoon, Dantiisa waxaan ahayn, Siyaasiga aan lahayn, Afkaar iyo garasha dheer, Siyaasiga aan…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Addis ababa Kulan kula qaatay Dhigiisa Itoobiya iyo arrimaha ay ka wada hadleen SAWIRO

                          Addis Ababa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed warancade oo ay ku wehelinayaan Taliyaha sirdoonka Somaliland, Jaamac maxamed Botan, ayaa soo gaadhay magaalada madaxda Addis Ababa Ethiopia, iyaga oo ka soo kicitimay wadanka kenya magaalo madaxdiisa Nairobi, halkaasi oo ay ku tageen safar shaqo kulamana…

                          Read More

                            Daawo:”Miisaniyadii Sidii loo Baahnaa Bay U Anxasday Waxaase Sanadkan Ku Cusbaa Inay Xildhibanii Mucaridka Ahaa Ka Dareeraan Miisaniyada Kaadhka Cod Bixintu Ku Jirto “Xildhiban Cali Marexan

                            Hargeisa 15/12/2015(SDN/QJ)Xildhiban Cali marexan ayaa maanta ansixintii miisaniyada 2015ka  markii ay ka dareeren xildhibanadi mucaaridka ku eedeyey  ina dib u dhaca doorasahada  ay  iyagu  ka kaw yihiin maadama ay ka dareren miisaniyadii ay ky jiren  dhaqalala kaadhka cod bixiyaha waa sida uu xildhibanku yidhiye https://www.youtube.com/watch?v=MR_V58pWno0&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

                            Read More

                              Daawo: Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid C/rashiid Xasan Mataan Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Xildhibaanad Boorama Ee Xasaanada Leh Sida Ugu Dhakhsaha Badan U Sii Dayso

                              Hargeisa 15/12/2015(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne Ku xigen Ee Xisbiga Cadaalada iIyo Daryelka Ucid Ayaa Maanta Xukuumada Ku Canbaareyey xadhiga ya xukuumadu ugaysatay xildhibanada golaha deganka boorama ee ay xukuumadu xabsiga ku gurtay iasgoo ugu baaqay sida ugu dhakhsaha badan  u sii dayso https://www.youtube.com/watch?v=1bxEZOBh-To&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Xildhiban Baar Siciid Ayaa Ka Biyo Diiday Miisaniyada Maanta Golaha Wakiiladu Durdurada ku ansixiyeen

                                Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)Xildhiban baar siciid oo ka mida xildhibanada baarlamanka somaliland ayaa saaka ka hadashay miisaniyadii saaka golaha wakilada somaliland meel mariyey Xildhibanadu sheegtay in miisnaiyadani uu ku jirto madmadaw  taasi oo  wax badani ka khaldan yihiin https://www.youtube.com/watch?v=0jRVhrWXrwE&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Daawo: Soo Dhawayntii Saaka Ee Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa

                                  Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)Daawo Muuqaal Soo dhawayntii saaka ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xuseen oo saaka si heer sare ah  loogu soo dhaweeyey  magaalada hargeisa iasoo musharaxu mudoyinkii u danbeeye safar ugu maqnaa qaar ka mida qaaradaha yurub iyo america Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Daawo:Golaha Wakilada Somaliland oo Duuduub ku Meel Mariyay Miisaaniyada Sannadka 2015 DAAWO

                                    Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)xildhibaanada golaha wakiilada somaliland  ayaa saaka an sixiyey miisaniyada qaranka ee 2015ka iyadoo misaniyadai ay  xildhibanau  maalintii shalayto ahayd su,aalo ka waydiiyen wasirka maaliyada somaliand c/raxman ciro isagoo guddomiyuhu ku dhawaqay ansixintasi https://www.youtube.com/watch?v=l_j46cSkooA&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                    Read More