Musharax Ka Mida Musharaxiinta Ka Sharaxan Gobolka Maroodijeex oo Musharaxnimadiisa Shaaciyey Musharax Maxamed Maxamuud Xirsi CARWO

    London 15Dec14(SDN/QJ) Musharaxa Mahamed Maxamud Xirsi Carwo ee Gobolka Maroodijaax 2015 kaWaa musharax  Aqoon yahan ah soona bartay sharciga ( law ) ilaa hadana ka shaqeeya  Maxkamada Gobolka Maroodijeex halkaa oo uu ka kororsaday aqoon iyo  waayo aragnimo oo la xidhiidha dhinaca sharciga iyo diyaarinta go’aamada xukunkoodu u dhacay ama qaabka loo galayo dacwadaha taagan. Sidaa…

    Read More

      Ethiopia Oo Ka Hadashay Maleeshiyada La Sheegay In Suldaan Wabar Ku Urursaday Xuduudka

      Ethiopia 15Dec14 (SDN/QJ)Dawladda Itoobiya oo markii u horaysay ka hadashay xaaladda ka taagan Gobolka Awdal iyo Suldaanka la sheegay inuu Gudaha Itoobiya ku urursanayo maleeshiyo beeleed ayaa sheegtay inaanay marnaba ogolaanayn Maleeshiyo dawladda Somaliland ka soo horjeeda in halkaasi laga abaabulo. Safiirka Dawladda Ethiopia u fadhiya Hargeysa Jeneral Berhe Tesfay, ayaa tilmaamay inaanay hayn xaqiiqo…

      Read More

        Farogelin Qaawan Oo Ethiopia Ku Hayso Xulashada Ra’isal Wasaaraha Cusub Iyo Golaha Wasiirrada

        Muqdisho:Dec,15,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Dadka Madaxtooyada Somalia ka Ag dhawi, waxa Madaxweynaha laga dareemayaa Farogelin Qaawan oo kaga imanaysa Dawladda Ethiopia, taas oo doonaysa inay talo ku yeelato cidda Noqon doonta Ra’isal wasaaraha soo socda ee Somaalia yeelan doonto ayaamaha soo socda. Saraakiil caan ah balse aan magacyadooda la shaacin oo ka socda Dalka Ethiopia, ayaa…

        Read More

          Mudanayaal Weer Cas Soo Xidhay Oo Ku Dhex Mudaharaaday Baarlamaanka Spain

          Madrid:Dec,15,2014(SDN/QJ)-Mudanayaal Ka Tirsan Baalamaanka Dalka Spain, ayaa lagu arkay Muuqaal indhaha Warbaahinta soo jiitay kadib markii ay fadhigii Baarlamaanka soo fadhiisteen iyagoo Weer cas afka kusoo duubtay. Xildhibaanadan afka soo xidhay oo tiradooda gaadheyso ilaa 7-Xildhibaan ayaa ku dhax mudaharaaday fadhiga Baarlamaanka Dalkaasi, waxaana fadhiga Baarlamaanka Dalka Spain looga doodayay Shuruuc ka dhan ah dibad…

          Read More

            Akhri Magacyada Iyo Qabiillada 7-xubnood Oo Kooxda Dam-jadiidku Shuruud Uga Dhigeen Ra’isal Wasaaraha Soo Socdaa Inuu Kusoo Daro Liiska Golaha Wasiirrada

            Muqdisho:Dec,15,2014(SDN/QJ)-La Taliyayaasha Madaxweyne Xasan sheikh iyo Ururka Awoodda Badan ee loo yaqaanno Dam-jadiidka, ayaa isla gartay in cidda ay xilka Ra’isal wasaaraha u magacaabayaan ay ku xidhaan shuruudo muhiim u ah Ururkooda Hoggaamiyaha Siyaasada waddanka. Kooxdan ayaa isku raacday in ugu Yaraan 7-Xubnood oo  dhexdooda muhiim ka ahi aanay sinaba uga Maqnaan Karin Liiska Golaha…

            Read More

              Ilaa 30-Qof Oo Shacab ah Kooxo Hubaysani Ku Haystaan Maqaaxi Ku Taalla Badhtamaha Magaalada Sydney Iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidanku Wadaan

              Sydney:Dec,15,2014(SDN/QJ)-Saaka Aroornimadii  Hore ayaa  huteel magaalada  Sydney Badhtankeeda ku yaalla waxa lagu qabsaday ilaa 30-qof oo halkaas ka qaxweynayey, kuwaas oo ay hastaan Kooxo Hubaysani. Dadkan ayaa muuqaallo laga soo duubay lagu arkay calan madow oo u eg midka ay qaataan kooxaha islaamiyiinta ahi, balse wararka laga helayaa waa kooban yihiin. Ciidamo boolis ah oo…

              Read More

                Xukuumadda Turkiga Oo Xabsiga u Taxaabtay Inka Badan 20-wariye, Goobihii ay ka shaqaynayeen Oo Ciidamo La Wareegeen Iyo Sababaha Keenay

                Ankara:Dec,15,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Waddaanka Turkiga, ayaa  maalintii shalay Gudaha u galay Xarumaha Warbaahin uu leeyahay Sheekh dalkaasi ka caan ah oo la sheego inuu mucaarid ku yahay Hoggaaminta Madaxweyne Erdogan. Ciidamadu waxay xabsiga u taxaabeen ugu yaraan 23-qof oo iskugu Jira wariyayaal iyo shaqaale kale, kuwaas oo ka Hawgeli jirey Xarumaha Warbaahinta AZAMAN oo uu leeyahay…

                Read More

                  Wasiir Dhuxulow “Hay’adaha Gar-gaarka Caalamka waa inay Soomaaliya Mudnaan weyn siiyaan”

                  Kuwait Dec15, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa caawa soo gaaray Kuwait si uu uga qeybgalo shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka. Wasiirka ayaa waxaa gegida diyaaradaha ee Kuwait ku soo dhoweeyey La-Taliyaha Sare ee Amiirka Kuwait Dr Abdalla Matouq Al Matouq iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kuwait Safiir Abdulkadir Amin…

                  Read More

                    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Gudoomiye Cirro ku eedeeyay Qabyaalad iyo Sababta uu uga hadli waayay Khilaafkii Wakiilada DAAWO

                    Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay ka Hadlay Sababta uu Mawqif cad uga qaadan Waayay Qadiyadii Khilaafka Golaha Wakiilada ee la Xaliyay oo laga filayay inuu Go’aan Cad ka qaato . Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Waraysi gaar ah siiyay Telefishanka Universal ayaa…

                    Read More

                      “Dalkeenna waatan la leeyahay Nimcaa fadhida, waa lagu kaftamaaba kelmaddaa ,Nimcadaa 54 sano ayeynu dul-taagnayn, wax allaaliyo wax ka soo baxayna weli ma jiro” Wasiirka Macdanta

                      Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in 54 sannadood la leeyahay dalkeenna nimcaa fadhida, isla maraana aanay jirin illaa hadda wax nimcadaas ka mid ah oo ka soo baxay ama laga soo saaray oo la hayaa, hase-yeeshee, ay rejadu hadda ugu dhawdahay hadal-hayntaasi. Wasiirka Macdantu waxa…

                      Read More

                        Dhallinyaro ka Gadooday Garoonka Kubada Cagta ee Xarunta Agoomaha ee Hargaysa oo lagu Wareejiyay Turkiga iyo Wadooyin ay Xidheen DAAWO

                        Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Garoonka Kubada Cagta ee Dhalinta, gaar ahaan Garoonka gaarka u ah Carruurta Agoomaha ah, ee Dhalinta, ayaa laga baabiyey Garoonkii ay ku ciyaari jireen, iyada oo lagu wareejiyey Turki. Caruurtan Agoomaha ah ee ku jira Xarunta Agoomaha ah ee Hargeysa, ayaa waxa ay sheegeen in dulmi iyo xaq daro lagu sameeyey,…

                        Read More

                          “Xafiiska Hanti-dhawrka iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta waxay baadhis ku soo gaba gabeeyay 19 Wasaaradood iyo saddex hay’adood, 19 Wasaaradahaas mid aanu Musuq Maasuq ka Jirin Malaha” Xeer ilaaliyaha Somalia

                          Muqdisho 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyaha ee Somaaliya Dr. Axmed Cali Dahir iyo Hanti dhowrka guud Dr Nuur Faarax ayaa Golaha Baarlamaanka Somalia Waxa uu uga Jawaabay Su’aalo ku wajahan eedo Musuq Maasuq iyo Wax is daba marin oo Sababay Mooshin in lagu rido Xukuumadii Cabdi weli. Su’aalahan la weydiiyay Xeer-ilaaliyaha iyo Hanti-dhawrka ayaa kuwo…

                          Read More

                            Dariiqooyinka la Fashiliyay ee CIA Maraykanku ku Jidh dilaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Guantanamo Bay Iyo Maxbuuska Qudha ee ay Loodin Waayeen Qaybtii 3aad

                            Washington 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii 3aad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

                            Read More

                              “Md:Axmed Siilaanyo dumar iyo caruur ayaa darajadii ka qaatay, waad duqowday ku canaanan mayno ,waad xanuunsanaysaa odhan mayno Illaahaybaa keena” Xil Bashiir Tukaale

                              Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay xaalada dib uga soo cusboonaatay gobalka Awdal oo dhawaan suldaan ka tirsan madax dhaqameedka gobalkaasi uu ku dhawaaqay in uu ka goostay Somaliland. Waxaana ay masuuliyada arrintaasi ay eedeeda…

                              Read More

                                “Wasiir Samaale Urur Diimeed ma Ka Tirsan tahay,Sheekh-nimadase maxaad ku diidaa” Su’aal Xiiso leh DAAWO

                                Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in uu ku jiro urur diimeedyo,kaasi oo uu sheegay inay soo ifbaxday markii aan sheegay inaan Madaxwayne Axmed Siilaanyo dabadii sharaxanay kuwaasi oo dhaliil iiga dhigay,Waxa uu sheegay in hore Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale ku dhaleeceeyay taasi iska difaacay wakhtigaasi…

                                Read More

                                  (IS Af-Garan Waaga Reer Miyiga Iyo Reer Magaalka) Masrixiyad Dhinacyo badan loo Micnaystay DAAWO

                                  Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyaro Cusub Oo Ah Mujaajilaystayaal Reer Gabiley Ah Ayaa Dhawaan Daawaha Ka Soo Qaaday Mujaajilo Aad U Qosol Badan Oo La Magac Baxday Is Af Garanwaaga Reer-Miyiga Iyo Reer Magaalka Oo Ay Dadweynaha Qaar Ku Macneeyeen In Ay Sarbeeb Ahayd Oo Ay U Jeedeen Is Af Garanwaaga Dawlada Iyo Shicibka Somaliland Oo…

                                  Read More