Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Xaalada Gobalka Awdal Isagoo Salaadinta Gobalkana Uga Mahad Celiyey Sida Ugala Qayb Qaaten Nabadgalayada Gobalka

    Boorama Dec/28/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jara,d oo uu ku qabtay boorama waxa u ka hadlay xaalada nabad galyo gobalka isagoo sidoo kale aad ugu mahad naqay salaadiintii cuqaashii iyo odyaashii dhamaan ka qayb qaatay  nabadgalyada gobalka xiligii xurguftu ka taagnayd Boorama SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Xildhiban Axmed yaasiin Sheekh Cali Ayaanle Oo maanta Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta Gobalka Awdal Ee Boorama

      Boorama Dec/28/2014(SDN/QJ)Xildhiban axmed yaasiin sheekh cali ayaanle oo maanta si  heersare ah loogu soo dhaweeyey  magaaloyinka dila boorama iyadoo halkasi ay kaga hor yimaaden dadwayne aad u tiro badan taasi oo loo soo galbiyey  xaga carunta awdal  ee boorama oo uu dadwaynaha kala hadlay  meel fagaaro ah Boorama SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

      Read More

        Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Maanta Sheegay Inay Xukuumadu Joojiso Cawaaqib Xumada Ay Ku Hayso Xisbiyada Qaranka Hadii Kale Waxa Ka Dhasha Dusha U Ritaan

        Hargeisa Dec/28/2014(SDN/QJ)Musharaxa Mdaxwayne ee xisbiga ucid ayaa manta ka hadlay  hadal uu badhasaabka  gobalka saaxil ku sheegay  in aanay xisbiyada qranku soo gali karin magalada berbera  isagoo xuluumada ku eedeyey inay xisbiyada qaranka cunaqabataynayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

        Read More

          Daawo:Qaar Suxufiyiinta Hargeisa Oo Ku Dhawaaqay Shir Lagu Soo Dooranayo Hogaanka Cusub Ee Solja Xili Hogaankii Hore Solja Xilka Ku Warejiyeen Hogaankii Cusubaa Ee Dhawaan La Soo Doortay

          Hargeisa Dec/28/2014(SDN/QJ)Qaar  kamida warbaahinta madax banaan ayaa maanta shaaciyey  shir cusub iyadoo oo afkooda ku hadlaayey aadan cabdi ciidle iyadoo  la soo xulay  gudi qaban qaabo  iyadoo ay shegen inay qaban doonan  todobaadka soo socda Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Guddoomiyaha Xisbiga Muraaridka ah ee WADDANI oo safar aan Ujeedadiisa la Cadayn ugu baxay waddanka Jabuuti

            Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Goor dhawayd oo maanta ag  ka dhoofay gegida diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal international Airport isaga oo u sii jeeda Waddanka Jabuuti,   Safarkan Guddoomiye Cirro ku baxay ayaa qaadan doona muddo todobaad ah, waxaanu…

            Read More

              Hay’ada Samafalka Hayaan oo soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkii ina dhaafay iyo Qorshahooda waxqabad ee sanadka ina haya(SAWIRO)

              Edmonton Dec 28,2014(SDN.QJ)-Hay’ada samafalka ee Hayaan oo dalka Canada ka dhisan isla markaana ka hawlgasha dalkii hooyo ayaa xaflad balaaran oo ay magaalada Edmonton ee dalka Canada ku qabteen waxa ay ku soo bandhigtay Waxqabadkoodii sanadii ina dhaaftay, iyo qorshahooda waxqabad ee sanada ina heysa. Xaflada oo ay ka qeybgaleen xubnaha lafdhabata u ah Hay’ada…

              Read More

                DALKA DAWADIISU WAA CADAALAD BULSHO

                Marka la eego cadaalada bulsho ee ka jirta guud ahaan dalka Somaliya waa mid gabaabsi ah amaba bulshadu aad u tebeyso. Waxaana jira duruufo aad u badan oo ay salka ku hayso faqriyaynta bulshad, shaqa eexaynta iyo u sinaan la’aanta fursada nololeed, Intaasoo lagu daray duruufaha dagaalka iyo kuwa nololeed ee dalku hadda maraayo.  Iyadoo…

                Read More

                  Daahir Riyaale”Dal Iyo Dad Mid ah Ayaan Kugu Wareejiyey “CabdiRaxaman Tuur-Halgan Laga Quustay Iyo Jabhaad Niyad Jabtay Ayuu Silaanyo Igu Wareejiyey

                  salaan dhamaan saxaafada xorta ah iyo akhriistaaysha sharafta leh aduunka  taariikhadu  waa ma   guurto  manaa  hadho-  oo  inta  badan  dib   ayaa   logu  noqodaa   waxaa   ayaanu eegii   doona sooyaalkii  taariikheed   ee dalkan  iyo  dadkannii   soo  mareen ,waxa  ayanu  ku horeeyn   doona  xilgiii  halganka  lagu  jiray  iyo  waxaa…

                  Read More

                    Hogaan Cusub Ee Solja Mala Shaqayndoonaa Saxaafada Madaxa Banaan Ee Somaliland Mise Wuxuu Noqondoonaa Urur Xukuumada U Adeega

                    Waxaa  Maalintii Khamiistii Huteel Ambasador Ee Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay Shirwaynihii 5aad Ee Ururka saxafiyiinta somalialand ee Solja Halkaas oo lagu doortay hogaan cusub oo hogaamin doona ururka. Shirkan ayaa waxaa soo agaasintay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyadoo horena loogu eedeynayay in ay xukuumadu farabaas ku hayso ururka oo ay…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Raggii Xarunta Xalane Weeraray Oo Shabaabku Shaaciyeen

                      Muqdisho:Dec,28,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka sare ee Ururka Al-shabaab, ayaa shaaciyey Magacyada raggii dhawaan weerarka ku qaaday Xarunta Xalane ee Saldhigga u ah Ciidanka AMISOM. Warbixinta Alshabaab ayaa lagu shaaciyay magacyada dadkii weerarka ka dambeeyay, waxaana lasoo xiganayay qaar kamid ah dadkii weerarka qaaday oo hadlaya iyadoo rasaas ay ka agdhaceyso, sida warbixinta lagu sheegayna waxay dilayeen xiligaasi ciidamada…

                      Read More

                        Gabadh Soomaaliyeed Oo Maraykanka Laba Qof Dhaawacyo Ku Gaadhsiisay

                        Minnesota:Dec,28,2014(SDN/QJ)-Gabadh, ayaa Maktabad ku taalla Magaalada Minnesota ku dhaawacday Laba qof oo Maraykan ah, iyadoo u adeegsatay Middi. Haweenaydan oo 35-jir ah, ayaa magaceeda lagu sheegay Samiira Cabdalla Saalim, waxana Dadka ay dhaawacyada u geysatay ay ku sugnaayeen Goob maktabad ah oo wax lagu akhristo. Maktabadda uu falkan ka dhacay oo lagu magacaabo Oxboro Library…

                        Read More

                          Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Oo Hadallo Cunsuriyeysan Hadawada u Mariyey Dhiggiisa Maraykanka

                          Bionyang:Dec,28,2014(SDN/QJ)-Waxa Meel xaasaasiyad leh maraya xafiiltan dhinaca warbaahinta ah ee dhexmaraya Madaxweyne Obama iyo DHiggiisa ka arimiya dalka Waqooyiga Kuriya Kim Jong-Un. Kadib markii uu Madaxweyne Obama ku cadaadiyey shirkadda Sonny inay sii dayso film-kii wax lagaga sheegayey Hoggaamiyaha Kuriya, ayuu Hoggaamiye Jong-Un, waxa uu Arrintaas kaga jawaabay Hadallo cunsuriyadaysan oo uu Obama Warbaahinta u…

                          Read More

                            Qorshe Lagu Dhagaranayo Masiirka Umadda Oo Madaxtooyadu Qoorta U Gelinayso Qaarka Mid ah Mucaaridkeeda Oo Habacsanaan Laga Dareemay

                            Hargeysa:Dec,28,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtoyada, ayaa maalmahan ku Hawllan qorshe halis ku ah Nabadda iyo Demuqraadiyadda Waddanka, kaas oo ah muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, iyadoo la kaashanayo Qaar kamid ah Hoggaanka Mucaaridka Somaliland oo Debecsanaan Lagu Arkay. Xogo si joogto ah u soo gaadhaya warbaahinta Dalka, ayaa sheegaya in Madaxtooyadu toddobaadkii ina dhaafay Badhtamihiisii isku…

                            Read More

                              Sarkaal Hore Maraykanku Duldhigay Madaxiisa $3-million oo Dollar Oo Dawladda Isu Soo Dhiibay

                              Ceelwaaq:Dec,28,2014(SDN/QJ)-Sarkaal xil sare kasoo qabtay Ururka Al-shabaab, magaciisana lagu sheegay Sakariye Axmed Xirsi, ayaa ugu dambayntii soo galay Gacanta Xukuumadda, kaas oo lagu doonayey Lacago Malaayiin Dollar ah. Sarkaalkan ayaa shalay Aroortii hore laga soo qabtay Aqal ku yaalla Gudaha Magaalada Ceel-waaq ee Gudaha Gobolka Gedo, waxana la sheegayaa inuu wada-hadal muddo socday la lahaa…

                              Read More

                                Suldaan Wabar oo ugu Baaqay Shacabka Gobolada Galbeedku in aanay Bixin Wax Cashuur ah Sannadka Cusub DAAWO

                                Boorama 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay inuu ka Goostay Xukuumada Somaliland ayaa Mar kale farriin uu soo diray Waxa uu  Dadweynaha ku dhaqan Gobolada Galbeedka ugu Baaqay in ayna Wax Cashuur ah Dawlada Somaliland Wixii ka danbeeya sida uu Sheegay  4-ta Janaayo 2015. Xukuumada Somaliland iyo Laamaheeda amaanka ayaan ku Guulaysan…

                                Read More