NCR Brings Consumer Transaction Technologies around the World

    DULUTH, Ga.–(BUSINESS WIRE)–NCR Corporation (NYSE:NCR) continues to deliver consumer transaction technologies and financial services around the world by installing Somalia’s first-ever automated teller machine (ATM) in Mogadishu, the East African country’s capital, with Salaam Somali Bank. “From ATM technology to mobile banking and advanced payments software, NCR Financial Services delivers the most complete Financial Services…

    Read More

      Xubin Ka Tirsan Ururka Al-shabaab Oo Xalay Shacabka Reer Muqdisho Gacanta Ku Dhigeen Xilli Uu Weerar Ku Hawllanaa

      Muqdisho:Dec,10,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Badhtamaha Magaalada Muqdisho Lagu qabtay Xubin ka tirsan Ururka Al-shabaab, kaas oo Weerar Bambaano ah ku qaaday Xarun Ciidanka Dawladdu Ku Leeyihiin Degmada Hodan. Ninkan oo qarax ka dib isku deyay in uu ka baxsado goobtaasi, ayaa waxaa ku dhegay oo isku duubay askari ka tirsan Nabad Suggida, oo aan wax hub ah…

      Read More

        DAAWO:Ambassador Kaysar Cabdilahi Safiirka Wareega ee Somaliland oo ka warmay Dhalinyaro dhawaan lagu xidhay Bristol

        Bristol Dec 10, 2014(SDN/QJ)-Waxa dhawaan magaalada Bristol ee dalka UK xabsi dheer lagu riday dhalinyaro Soomaali ah oo lagu helay denbi ahaa in ay ka ganacsadeen jirka gabdho aad da’adoodu u yar tahay aya awaxa ka waramaya Ambassador Keysar Cabdilahi. Amassadorka oo ku nool magaalada Bristol ayaa la socday marxaladihii kala duwanaa ee dacwadaasi martay.

        Read More

          Muftiga Guud Ee Islaamka Oo La Amray In Lasoo Xidho iyo Cidda Ka Dambaysa

          New York:Dec,10,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska caalamka ee Loo yaqaanno Interpool-ka, ayaa amar ku bixiyey in xabsiga lasoo dhigo muftiga muslimiinta sunniga ah ee loo yaqaano Sheekh Yuusuf Al-qardawi. Booliiska ayaa sheegay in dawlada Masar ay kasoo dalbatay in lasoo qabto Sheekh Qardaawi isla markaana la horkeeno cadaalada. Qardaawi ayay dawlada Masar ku eedaynaysaa in uu qayb ka…

          Read More

            Xasan Xanafi Oo Loo Gacangeliyey Dawladda Somalia Iyo Magacyada Wariyayaasha Uu Dilkooda ku Eedaysan Yahay

            Muqdisho:Dec,10,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya ayaa toddobaadkan  Somalia gacanta u gelisay Wariye Xasan Xanafi oo lagu eedaynayo dilka Tiro katirsan Wariyayaal lagu laayey Gudaha Somalia, waxana Hay’adda Nabadsugidda Somalia shalay kusoo bandhigtay xafiisyadeeda. Sirdoonka Kenya oo gacan ka helaya Sirdoonka Soomaaliya ayaa ka soo qabtay Xasan Xanafi xaafada soomaalida ay ku badan yihiin islii bishii Agosto ilaa…

            Read More

              Hadallo Wasiir Samaale Ku Duray Mujaahid Boobe Yuusuf Oo Sababi Gaadhay In Madaxweyne Siilaanyo Lagu Mudaharaado

              Hargeysa:Dec,10,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale, shalay khudbad uu ku durayey Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ay sababtay in madaxweynaha lagu mudaharaado oo  shacabkii halkaas joogay ay ka dhiidhidhiyaan Hadallo uu diiday inuu joojiyo oo uu microfonka kula kaliyeystay. Hadallada Wasiir Samaale oo uu ka jeediyey Madal uu madaxweynuhu xadhiga kaga jarayey Xarunta Cusub ee…

              Read More

                Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Safiirka Ingiriiska ee Itoobiya oo Kulan ku Yeeshay Addis ababa DAAWO

                Addis ababa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Magaalada Addis ababa kulan kula yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Itoobiya. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo ku Xigeenkiisa 1aad ayaa dalka Itoobiya u tagay Kadib martiqaad rasmi…

                Read More

                  Malaga Yaabaa In Wasiirada Kasoo Jeeda Gobolka Awdal In Ay Qayb Ka Yihiin Gooni Goosadka Suldaan Wabar. Faallo:Wariye:Ilyas Abdi Ali

                  Sida ay nu kawada dharagsanahay waxaa jimcihii lasoo dhaafay gobolka awdal kaga dhawaaqay suldaan ka tirsan salaadiinta gobolada galbeed suldaan wabar inuu ka goostay Somaliland inagoo arintaasi ka wada war qabna ayaa markii arintaasi warbaahinta madaxbanaan laga sii daayay waxaa ay xukuumada uu Axmed Siilaanyo hogaamiyo u qabanqaabisay xubnaha ugu sareeya golaha wasiirada ee gobolada…

                  Read More

                    Minister Duhulow “We need to fully empower our young people, so that they can take part the political and democratization process in Somalia.”

                    Abu Dhabi, 09 December 2014 H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information of Somalia was a keynote speaker of today’s Global Communications Expo in Abu Dhabi, that brings diverse experts to collaborate in developing and implementing innovative Counter Violent Extremists communications activities. The Minister said “We need to fully empower our young people, so that…

                    Read More

                      Wasiirka Warfaafinta “Waa inaan dhalinyarada si buuxda u taageernaa si ay uga qeybgalaan siyaasadda iyo dimoqraadiyeynta Somalia.”

                      Abu Dhabi, 09 December 2014 Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuhulow ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee Warbaahinta oo ka dhacay Abu Dhabi, kaas oo ay isagu yimaadeen khubarada warbaahinta caalamka oo looga arinsanayey sidii loo diyaarin lahaa curin cusub oo ku wajahan la dagaalanka argagaxisada. Wasiirka oo ka hadlayey shirka…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirkii Maaliyada Somaliland Oo Xisbiyada Ugu Mano Sheegtay Inay Lacagta Ay Xisbiyadu Ku Dhaliilan Ay Iyagu Bixiyan Isagoo Ugu Baaqay Waxqabadka Xukuumada Sheegan

                        Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis maxamed samaale ayaa maanta  ugu  baaqay  in wasiiradii xilka laga qaaday  ay  xukuumada caayan  isagoo tusaale u soo qaatay wasiirkii hore warfaafinta somaliland  boobe yuusuf ducaale  sidoo kale  waxa uu wasiirku  sheegay  inay  dhaqalaha ay  xisbiyada siiyan  ay  snad walba u  labanlaban  isagoo ugu baaqay  inay  xukuumada waxqabadkeda sheegan https://www.youtube.com/watch?v=h9YWbZd5I1w&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg…

                        Read More

                          Daawo:Khudbadii Uu Madaxwaynuhu Ka Jeediyey Xafladii Uu Xadhiga Kaga Jaraayey Dhismaha Labada Dabaq Ee Sonyo

                          Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)halkan ka daawo khudbadii madaxwayne siilanyo  ka jeediyey  xafladii maanta xadhiga uga jaraayey  dhismaha labada dabaq  ee  ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo  isagoo madaxwaynahugu  ugu  hanbalyey  in  maad uruku  uu yeesho  dhisme uu hanti  u yeelan doono  isagoo sheegay  inay  tahay waxqabadkii dawladiisu  dhalinyarada ugu balan qaaday https://www.youtube.com/watch?v=4EAbm5fpXpY&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Labada Dabaqa Oo Loo Dhisay Ururka Dhalinyarada Sonyo+(Sawiro)

                            Hargeisa 9/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamuud silanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa oo dawladu  u dhistay ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo iyadoo xaflada furitankasi ay  ka dhacday  xarunta cusub e dhismahasi laga dhisay  iyado  xafladasi ay  ka soo qayb galeen badiba wasiirarada xukuumadisa  hadaba xaflada furitankani  waxa halkaasi  ka hadlay  gudoomiyaha ururka dhalinyarada…

                            Read More

                              Aqalka Congresska oo baahinaya baaritaano lagu sameeyay jirdil ay CIAdu geysatay xiligii madaxweyne Bush iyo walaaca Obama

                              Washington Dec 09,2014(SDN/QJ)-Waxa bilo laga doodayay habkii loo soo bandhigi lahaa baaritaan lagu sameeyay hanaanka ay CIA du u baarto faldanbiyeedyada oo la sheegay in jirdilna uu qeyb ka ahaa xiliyadii Madaxweyne George Bush. Baaritaanada iyo dodo ka dhashay oo gaaray heer xasaasi ah ayaa waxa dhexdhexaadiyay aqalka Congress-ka iyo CIAda aqalka Cad ee dalkaa…

                              Read More

                                Hambalyo Shilkii Barwaago 2 ee Beesha Maxamed Daa’uud

                                Hadaanu nahay guddida beesha Maxamed Daa’uud (Guuyoobe Ciidagale) ee United Kingdom taasoo fadhigeedu yahay magaalada London iyo culimaa udiinka, odayaasha, dhalinyarada, haweenka iyo dhamaan wax garadka beesha Maxamed Daa’uud ee UK waxaanu taageersanahay oo aanu ku qanacsanahay aad iyo aadna usoo dhawaynaynaa dhamaanba qodobadii kasoo baxay shilkii barwaago 2 ee beesha Maxamed Daa’uud, Shirkaasoo beeshu…

                                Read More

                                  Akhri Liiska 8-Xubnood Oo Madaxweynuhu Doonayo Inuu Midkood U Magacaabo Ra’isal wasaaraha Dalka

                                  Muqdisho:Dec,09,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu weli wadaa Latashiyo uu ku baadi goobayo Ra’isulwasaaraha Cusub ee Somalia, waxa uuna Dadaal xoogan ku bixinayaa sida uu ku heli lahaa R/wasaare ku fakir noqonkaro si Khilaaf looga badbaado. La taliyayaasha Madaxweyne Xassan ayaa waxaa kamid ah Faarax Sheekh C/qaadir oo kaalinta koowad ugu jiray Mooshinwadayaashii kasoo…

                                  Read More