SOMAALIDU…WAA BULSHA HODONA
Somalidu asal ahaan iyo dhaqan ahaan waa dad hodon ah, kuna barbaaray dhaqan wanaag ah siin iyo qaadasho noloshooduna ku dhisantahay is gacan qabasho. Tusaale, Noloshoodii baadiyaha haddii qoys soo biiro balse ay-yan haysan xoola lihi-ya wuxuu qoyskaasi mudo gaaban ku yeelan jirey tirooyin xoola ah, nooc walbana leh kana dhashay kaalo iyo gacan qabasho qoysas…
