Askari ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Beriga ee Laascaanood oo Koox Hubaysani dileen iyo Rabshado ka dhashay
Laascaanood 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maleeshiyo hubeysan ayaa xalay dilay askari ka tirsan waaxda canshuuraha ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, taasoo sababtay rabshado maanta ka dhacay magaalada. Taliyaha Booliska ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Col-haye ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaan la xidhiidha ciddii ka dambeysay dilka. Boqollaal qof oo cadhaysan ayaa rabshado ka sameeyay magaalada, iyagoo…
