Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Kulmiye oo Guud ahaan Sheegay in la Dhamaystiray Balanqaadyadii Buugii Cagaarnaa ee Kulmiye DAAWO

    Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa caddeeyay inuu dhamaaday Barnaamijkii xisbiga KULMIYE u soo bandhigay shacabka reer Somaliland,  oo inta sannadkan ka hadhay uu sameeyay waxqabad saa’id ah.Islamarkaana wuxuu asxaabta mucaaridka ah ugu baaqay inay soo bandhigaan waxqabadkooda ay bulshada ugu tala-galeen. Guddoomiyuhu wuxuu…

    Read More

      Madaxweyne Obamaha Maraykanka oo Dhanjaf ka qaaday Jiritaanka Cudurka Ebola

      Washington 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegaya in dagaalka ka dhanka ah cudurka Ebola aanu dhammaanin, inkastoo istiraatiijiyadda US ee lagula dagaallamayo cudurka ayaa wax ku ool noqotay. Isagoo ka hadlayay machadka qaran ee caafimaadka ee Maryland, waxa uu sheegay in “istiraatiijiyadeena waxa ay bilaabeysaa inaan aragno natiijada. Waxaan arkeynaa hormarro…

      Read More

        Aragtida Dawlada Somaliland ee Xasilooni darada ka Taagan Somalia iyo Talooyin Xal u Noqda Khataraha amni ee Gobolka

        Nairobi 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland, ayaa kula talisay waddamada ku bahoobay Urur-goboleedka IGAD inay la yimaadaan siyaasad gundhig u noqota sidii hab nabadgelyo loogu dhammaystiri lahaa xasilooni-darrada ka taagan dalkaasi Soomaaliya. Safiirka Somaliland u fadhiya waddanka Kenya Dr Maxamuud Jaamac Sifir, ayaa sheegay in loo baahan yahay wax-ka-beddel la taaban karo iyo dib-u-eegis lagu…

        Read More

          Daawo:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Shaaciyey In Dhawaan Ay Dalka Soo Gaadhi Doonan Shirakadihi Shidaalku

          Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka  macdanta iyo tamarta somaliland xusen cabdi ducale ayaa maanta kulan ay sonsaf u qabatay  urarada bulashada oo lagu wacyi galinayo  bulshada sida loola soo baxo shidaalka iyo macdanta ku duugan  somaliland isagoo wasiirku sheegay in dhawaan shirkadihi soo gaadhi doonan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Shir Axsaabta Siyaasada ee Africa kaga qayb galay Dalka Marooko oo dalka ku soo laabtay DAAWO

            Hargaysa 03.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Isla markaana faahfaahin ka bixiyay Shir uu kaga qayb galay dalka Maroko oo lagaga hadlayay hannaanka Xisbiyada Siyaasadeed. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu Xubin ka Yahay…

            Read More

              Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha “Aniga Ayaa La Igala Xisaabtamayaa Dhibta Ay Gaystaan Ciidanka RRUda”

              Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha gudha somaliland ayaa maanta ka warbixiyey ciidanka loo aasasay  shidaal baadhista isagoo  ka waramay  waxa ay  ciidankasi qaban doonan sidoo kale awax uu wasirku  maanta shacabka somaliland balanqaaday  in  ciidaka  RRUda  cidkastoo ay  wax  u gasytaan uu isagu  kafaalad  qaadayo Lagalana Xisaabtami doono. Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                War Deg Deg ah:Xukuumada oo Xabsiga u Taxaabtay Mid ka Mid ah Gudoomiyeyaasha Xisbiga Waddani iyo Laba Xubnood oo Golaha Dhexe ka Tirsan

                Hargaysa 03.Dec 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyihii Afaraad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Milgo sanbalooshe) iyo laba xubnood oo Golaha dhexe ka tirsan oo kala ah Hinda Xasan Idiris iyo Daa’uud Food Cadde ayaa goor dhawayd ciidamada boolisku ka qabteen wadda halbowlaha ah ee hormarta Madaxtooyada Somaliland. Xubnahaas sare ee Xisbiga WADDANI ka…

                Read More

                  Daawo:Naafada Hargeisa Oo Maanta Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ku Mudahaaraday Xili Uu Xuskoodii Waxba Kaga Qaybqaadan

                  Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)3decnber oo ku  beegan  maalinta naafada aduunka ayaa maanta laga xusay  magalada hargeisa iyado xuskii  maalinta naafada hargeisa uu kala soo qayb  galay  madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxmaan saylici iyadoo nafadii  iskugu  timi xuskaasi ay  maanata cadho  ku qaabilen madaxwayne ku xigeenka somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Taliye Ku Xigenka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Maanta Ka Jawaabay Eedaymo Ay U Soo Jeediyen Kooxo Ganacsato Ahi

                    Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Taliye ku xigeenka laanta socdaalka somaliland ayaa maanta ka jawaabay  eedaymo ay u soo jeediyen kooxo  ganacsato aha  maalmihii ugu danbeeyey  ay  taliye ku xigenka salben sablaale  ku xidhay  magalada hargeisa ka dibn markii faflal khalkhlinayaa amaanka dalka ay ku kaceen Hargeisa SDN/QN Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayn Ee Sonsaf Ayaa Maanta Kulan U Qabatay Lagaga Hadlaayey Sidii Loola Soo Bixilahaa Macdanta Ku Duugan Somaliland

                      Hargeisa 3/12/2014(SDN/QJ)Dalada Ururada Aan Dawliga Ahayan Ee Sonsaf Ayaa Saaka Magalada Hargeisa Ugu furay Ururada Bulshada Kulan Aqoon Iswaydaarsi Iyo Wacyi Galina Ah Oo laga Hadlaayey  sidii baulshadu  loogu baraarujin  lahaa sida lola soo baxo shidalka iyo macdahana ku duugan dhulka somaliland iyadoo kulankani ay  ka soo qayb galenn wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland xuseen…

                      Read More

                        Ma Dhabbaa Inay Siyaasiyiinta Madasha Wada-Tashigu ay Dhawaan Ku Biirayaan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID?

                        Hargeysa, December 03, 2014 (SDN/QJ) – Sida ay sheegayaan ilo-wareedo xogogaal ahi wada-hadalo hoose oo u socday xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa u muuqda kuwa guulaysanaya, isla markaana ay labada dhinac isku af-garteen inay u midoobaan sidii ay wada-jir ugu wajihi lahaayeen iyagoo is-kaashanaya mushkiladaha dalka ka…

                        Read More

                          Somalia’s troubles come south

                          IN the small hours of December 2nd gunmen snuck up on a group of sleeping quarry workers in Mandera country, close to Kenya’s border with Somalia. They were rounded up and made to lie face-down on the ground. Thirty-four of the men, who make a pitiful living mining and breaking stones, were executed with a bullet…

                          Read More

                            Gabar Soomaaliyeed oo lagu oogay denbi ah in ay dooneysay in ay Syria u Dhoofto iyada oo isticmaaleysa Passport ay xaday

                            Minneapolis Dec 03,2014(SDN/QJ)-Xafiiska Xeer ilaalinta Minneapolis ayaa shaaciyay in Gabar Soomalai ah ay ku soo oogeen denbi la xiriira in ay damacdau in ay Syria. Dacwada ayaa lagu xusay in Yusra Ismaaciil oo ku nool magaalada St. Paul in ay Norway iyo Holland u dhooftay iyada oo isticmaashay Passaport ay xaday. Yusra ayaa eeda loo jeediyay…

                            Read More

                              Al-Shabaab claims responsibility for attack that kills 36 in Kenya

                              Islamic extremists killed 36 non-Muslim quarry workers in northern Kenya early Tuesday, prompting Kenya’s president to announce a security shakeup Tuesday, firing his Interior Minister and accepting the resignation of the national police chief. President Uhuru Kenyatta named an opposition politician and retired army general, Joseph Nkaissery, to be the new Interior Minister, in charge of security. Police…

                              Read More

                                Dagaalyahan Soomaaliyeed Oo Caan Ka ahaa Ururka Daacish Dhexdooda Oo Lagu Dilay Dagaal

                                Mousil:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Dagaallada ka dhanka ah Ururka Daacish, ayaa waxa lagu dilay Wiil Soomaaliyeed oo Arrimaha Jihaadka caan ku ahaa, kaas oo kooxda ka Barbar dagaallamayey. Wiilka Soomaaliga ah ee Dagaalladaas lagu dilay, ayaa lagu magacaabi jirey Abu Musa Al-Somali, kaas oo haystay Dhalashada waddanka Britain oo uu hore uga Baxsaday. Dagaal ba´an oo Kurdiyiinta ay la…

                                Read More

                                  Madaxweyne Gaas Oo Markale 30-cisho Gudahood u Qabtay Inay Isku Dhiibaan Shabaabka Ku Nool Deegaanada Puntland

                                  Garowe:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Somaaliyeed ee Puntland, ayaa  ugu baaqay Kooxaha Shabaabka ah eek u dhuumaalaysanaya Buuralayda Galgala inay  muddo kooban isku soo dhiibaan. Madaxweynaha  Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu muddo dheeraad ah ugu daray Muddadii uu hore ugu qabtay shabaabku inay isku soo dhiibaan, taas oo ah Soddon maalmood oo…

                                  Read More

                                    War Farxad Geliyey Umadda Reer Falastiin Oo Kasoo Baxay Dalka Faransiiska iyo Jawaabta Yuhuudda

                                    Paris:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Warar lagu baahiyey TV-ga Al jazira, ayaa  sheegaya in Aqalka Baarlamaanka waddanka Faransiisku uu si kedis  ah ugu codeeyey Dawladnimada waddan Falastiiniyiintu leeyihiin oo madax Bannaan. Aqoonsiga Baarlamaanka Faransiisku aqoonsadeen xornimada Falastiin ayaa imanaya xilli ay sidan oo kale ugu dhawaaqeen Baarlamaanada dowladaha Yurub ugu magaca dheer ee  kala ah Britain, Spain iyo Sweden. Dhanka…

                                    Read More