Madaxweyne Kenyata Oo Shacabkiisa u Caddeeyey Ujeeddada Shabaabku Ka Leeyihiin Weerrarada ay Ku Xasuuqayaan Dadka Aan Waxba Galabsan

    Nairobi:Dec,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Kenyata oo kadib weerarkii shabaabku ku Gumaadeen Dad shacab ah Dadkiisa la Hadlay, ayaa sheegay inaan  loo qaadan in weerraradaas laga leeyahay Ujeeddo Gaar ahaaneed amaba cid gaar ah loo jeedo. Madaxweynuhu  waxa uu sheegay in ujeedada Shabaabku ay tahay, sidii ay isaga horkeeni laheyd bulshada Muslimiinta iyo kuwa aan Muslimiinta ahayn ee u…

    Read More

      Xaaskii iyo Wiilkii Curad ee uu Dhalay Hoggaamiye Abubakar Baghdadi Oo Gacanta Lagu Dhigay

      Beirut:Dec,03,2014(SDN/QJ)-War ay Baahiyeen ciidamada Ammaanka ee Dalka Lebonan, ayaa  lagu sheegay in xaaskii iyo mid ka mid ah wiilashad Hoggaamiyaha kooxda Daacish Abubarka Baghdadi gacanta lagu dhigay. Labadan ruux ayaa la sheegay in lagu qabtay xuduudda u dhaxaysa Syria iyo Lebanon muddo Toban cisho ah ka hor kadib markii ay isku dayeen inay Gudaha Lebonan…

      Read More

        Gudoomiye Cirro “Hay’adaha Amnigu Waa In Ay Ka Madax Banaanaadaan Tartamada Siyaasadeed Ee U Dhexeeya Xisbiyada Qaranka”

        Hargaysa 03.Dec 2014 (SDGuddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa hay’adaha amniga uga digay inay ku dhex milmaan xisbiyada qaranka, islamarkaana wuxuu sheegay haddii cid gaar ahi, si gaar ah u isticmaasho inay luminayaan kalsoonidii shacabku ku qabay. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ku sheegay qoraal kooban uu…

        Read More

          Daawo:Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Abgaal Oo Madaxwaynaha Ku Beer Laxawsaday In Wasradisu Siday U Quruxbadantahay Shaqadiisuna U Qurux Badnaan Doonto

          Hargeisa 2/12/2014( SDN/QJ)Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland  maxamed cabdi abgaal ayaa saaka  mar  uu xadhiga  madaxwaynaha somaliland wasarada boosha aiyo is gaadhsiinta  ku  beerluxaysanaayey  madaxwaynaha somaliland in  wasardiisa imika wax  ka badali doonto  shaqada ay  u hayso qaranka Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Agaasimaha Guud Ee Wasarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Ka Makhraati Kagacay In Shaqadoodii Ay Hayaan Shirkado Gaar Loo Leeyahay

            Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Agaasimaha Guud  Ee Wasaarada Booshaha Iyo Isgaadhsiin Somaliland  Faysal Cali Shekh ayaa Saaka Sheegay  In Wasradooda shaqadeda  ay  gacanta ku hayaan shirkado gaar loo leeyahay  iasgoo agaasimuhu  sheegay  inay  imika wax  ka qaban doonan  isgaadhsiinta somaliland Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Wasiirka Maaliyada Oo Luqad Adag Ugu Jawaabay Xisbiyada Mucaaridka Una Daliishaday Aayado Qurana

              Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Wasirka maaliayada  somaliland c/casiis maxamed samaale ayaa maanta mucaaridka si adag  ugu jawaabay  isagoo  wasiirku  u dlaiishanayey  ayado quraana  sidoo kale waxa uu samaale  ka warbixiyey  waxqabadyada xukuumadu  ku talaabsatay isagoo ka hadlaayey  madal xadhiga laga jaraayey wasarada boosaha iyo isgaadhsiinta Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Madaxweyne Kenyata Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkiisii Arrimaha Gudaha Mid Cusubna Magacaabay

                Nairobi:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa qaaday Tallaabadii ugu horraysay ee uu kaga jawaabayey Habacsanaanta ku timi ammaanka Dalkiisa iyo waliba xasuuqii xalay ka Dhacay Gobolka W/bari Kenya. Madaxweyne Kenyata, ayaa daqiiqado ka hor la hadlay Shacabkiisa, waxana uu tilmaamay inuu aqbalay Iscasilaadii uu soo gudbiyey Taliyihii Ciidanka Boolisku david kimaiyo oo isagu dalbaday inuu shaqada ka…

                Read More

                  War Degdeg ah: Taliyihii Ciidanka Booliska Kenya Oo Xilkii Iska Casilay Kadib Xasuuqii Xalay

                  Nairobi:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya, ayaa sheegaya in Taliyhii Guud ee Ciidanka Booliska Dalkaasi uu goordhaweyd xilkii uu hayey  iska Casilay. Sababta uu Hoggaankani xilka iskaga casilay, ayaa lagu sheegay inay ka dambaysay kadib xasuuq ba’an oo Kooxda Al-shabaab xalay ka fulisay Gobolka W/bari Kenya, halkaas oo ay ku dileen Tiro dad ah oo Gaadhaysa…

                  Read More

                    Ansixinta Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka Somaliland iyo Aragtida Midowga Yurub

                    Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Midowga Yurub, gaar ahaan xafiiska qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya, ayaa soo dhaweeyay ansixinta guddiga cusub ee doorashada oo ay golaha wakiiladu Sabtidii toddobaadkan cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen toddobada xubnoodba. Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Michele Cervoned’Urso ayaa qoraal kooban oo uu geliyay bartiisa twitterka, wuxuu ku…

                    Read More

                      Mooshinkii Ka Dhankaa Ahaa Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Maanta Baarlamaanka Loo Qaybiyey iyo Kulankaas Oo Rabshad La’aan ku Dhamaaday

                      Muqdisho:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Kadib Toddobaadyo Qaylo iyo muran ah kadib waxa maanta si habsami leh u furmay Fadhigii Golaha Baarlamaanka Somalia, waxana Mudanayaasha Loo Qaybiyey Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli oo ay markii hore si weyn u diidanaayeen. Fadhiga maanta ayaa ka duwanaa saddexdii fadhi ee la soo dhaafey, waxaana uu ahaa mid deggan oo…

                      Read More

                        Gudaha Dalka Kenya Oo Xalay Shabaabku Ka Fuliyeen Weerar Lagu Xasuuqay Dad Aan Waxba Galabsan

                        Mandhera:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Alshabaab ayaa weerar oo kale oo lagu le’day ka Fulisay Gudaha Dalka Kenya kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen Goobo ku dhaw Xuduudda ay la wadaagto Somalia. Kooxda ayaa weerar ay xalay fuliay ku diashay Ilaa 36-qof oo dhamaantood aanay aaminsanayn Diinta Kiristaanka, kuwaas oo ahaa dad ka shaqayta Qodista dhagaxa oo…

                        Read More

                          Daawo:Gudoomiyhii Hore Xquuqal Insaanka Axmed Xuquuq Ayaa Saaka Shaaciyey Maalinta Xuquuqal Insaanka Somaliland La Qaban Doono

                          Hargeisa 2/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyihh hore komishanka xuquuqal insaanka axamed xuquq ayaa maanta shaaciyey  maalinta la qaban doono maalinta xaquuqal insaanka somaliland  xaquuq bulshada somaliland ugu baaqay  in cid  kastoo xaquuq la,aaa   ka cabanaysa  u soo gudbiyan  mudadaa  ka hor https://www.youtube.com/watch?v=O_IISIs0N2k&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Mooshinkii Ka Dhanka ahaa Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Maanta Golaha La Keenayo iyo Duruufaha Ku Xeeran

                            Muqdisho:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia ayaa Maanta  la filayaa in loo qaybiyo Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda  Ra’isal wasaare Cabdiweli iyadoo hore saddex goor uu mooshinkani ugu dhex fashilmay Golaha Shacabka dhexdiisa. Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta dhinacyadii is hayey ay maanta heshiis ku yihiin sidii mooshinkaas si nabad ah loo qaybin…

                            Read More

                              Shimbir Mambaano Xambaarsanayd Oo ay Toogasho Ku Dileen Ciidamada Afghanistan

                              Kabul:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka waddanka Afghanistan, gaar ahaan Gobolka Farayab, ayaa shaaca ka qaaday inay toogasho ku dileen shimbir Bambaano lagu xidhay oo ujeeddo laga Lahaa. Ciidanku waxa ay intaas ku dareen in la doonayey in bambaanahan lagu qarxiyo Goob Kontarool ah oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Amaanku. Mid ka mid ah askarta booliska oo foojignaan muujiyay…

                              Read More

                                30-Ka Mid ah Somali Tahriibayaaleed Oo Lagu Xidhay Dalka Masar, kuwaas Beegsanayey Qaaradda Yurub

                                Alexandria:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Muhaariin shisheeye ah oo iskugu jira afrikan iyo carab kuwaas oo doonayey inay si sharci darro ah kaga baxaan xeebaha dalka masar gaar  ahaan xeebta magaalada al iksaandariya, ayaa ciidamada ammaanku gacanta ku dhigeen. Waxa la xidhay soddon qof oo iskugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo dhammaantood wada Somali ah, iyadoo sidoo kale gacanta…

                                Read More

                                  Hargaysa :Hindise Cusub Farsamo Yaqaano Sameeyay Diyaarad Kuwa Qumaatiga u Kaca ah DAAWO

                                  Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Farsamo-yaqaano u dhashay Somaliland, ayaa guulaystay inay samaynta Diyaarad nooceedu yahay kuwa Qumaatiga u kaca, taas oo lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Farsamo Yaqaanadan ayaa Mudo Sannado ah Waxay ku hawlanaayeen Sidii ay uga Jibo Keeni lahaayeen hindisahan ay ku Ikhtiraaceen Samaynta Diyaaradan Kuwa Qumaatiga u Kaca inkastoo Duruufta iyo Meesha…

                                  Read More

                                    Xil Buubaa “Haddii Aad Sharciga Iyo Qawaaniinta Dalka U Yaalla Aad Ku Tumataan, Idinkan la idin Ixtiraami Maayo…”

                                    Hargaysa 02.Dec 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Ahna Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) , ugu baaqay in xorriyadoodii loo soo celiyay Gudoomiyaha ururka Jiidali iyo Xubnaha kale ee la xidhina,islamarkaana wuxuu sheegay haddii xorriyadooda loo soo celin waayay in…

                                    Read More