Daawo:Mujaahid Cali Guray Taanu Ku Aaminay Ingiriis Turki Iyo Dadan Isku Dhaqan Ahayn Ku aamini Waayimayno Ismaciil Cumar Geele Isagaa Intaba Naga Xiga

    Hargeisa Dec/25/2014(SDN/QJ)Mujaahid Cali Guray ayaa ad uga hadlay wadahaladii somaliland iyo somalia ku yeesheen dalka jabuuti  isaga oo madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay  qaabka wada hadalada  aan looga qayb galin xisbiyada mucaridka https://www.youtube.com/watch?v=7PiRm6VBbmw Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Taagerayal badan Ka Soo Jeeda Deeganada Maxamed Mooge Maxamuud Haybe Iyo salaxlay

      Hargeisa Dec/12/2014(SDN/QJ)Xisbiga wadani ayaa maanta soo dhawayn balaadhan u sameyey taagerayal mug leh  oo ka soo jeda degmooyinka maxamed mooge maxamuud haybe  iyo salaxlay  iyadoo gudoomiyuh  uu xafladasi kala soo qayb  galay  waxa kale oo uu gudoomiuyuh ka hadlay  shaqaaqo  ka dhacday gobalka soo oo laba belod oo wll ku dhex martay https://www.youtube.com/watch?v=SZ-TKO-rAiI hargeisa SDN/QJ…

      Read More

        Dibad-baxyo Ballaadhan Oo ay Dhigeen Shaqaaleweynaha Maamulka Puntland Iyo Cabasho Mushahar La’aaneed Oo Taagan

        Garowe:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Cabasho xooggan  oo la xidhiidha dhinaca mushaharka, ayaa kasoo yeedhaysa shaqaaleweynaha Maamulka Puntland,waxana ay magaalada Garowe ka dhigeen Dibad-bax ballaadhan oo ay arrintan kaga cabanayaan xilli xukuumaddu ku baaqday  inay imtixaan ka qaadayso. Dibadbaxayaasha oo watey boodhadh ereyo dareenkooda ka cabirayaa ku qoran yihiin ayaa isugu soo ururay fagaaraha Barxadda, halkaasoo markii dambe ay warbaahinta…

        Read More

          Ethiopia Oo Diyaarad Dagaal Lagala Goostay iyo Dalka Laga Dejiyey

          Addis Ababa:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay Baahisay Wakaallada Wararka ee Andalo, waxa Xukuumadda Waddanka Ethiopia lagala Goostay Diyaarad Helicopter ah oo nooca dagaalka ah. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Difaaca Ethiopia ayaa waxaa lagu cadeeyay in diyaaradaasi laga dajiyay garoonka diyaaradaha Ciidamada Militeriga ee Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Dowlada Ethiopia ayaa dowlada Eritrea ku eedaysay in Iyadu…

          Read More

            US:Confirmation of New Somali Prime Minister

            The United States welcomes the December 24 Parliamentary confirmation of Somalia’s Prime Minister, Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmarke. We look forward to the Prime Minister assuming office and to his prompt appointment of a capable Council of Ministers. We urge the President, Prime Minister, Parliament, and Council of Ministers to make progress toward realizing goals…

            Read More

              Gudoomiyaha iyo Xogahayaha Arimaha Gudaha Ucid Oo Ka Qayb Galay Ciyaar Kubada Cagta Ah oo Hargeysa lagu qabtay

              Hargeysa Dec 25,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  iyo Xoghayaha Arimhaha gudaha oo Maanta ka qayb galay Ciyaar adag oo laba naadi oo heerka labaada ku dhexmartay garoonka MMA ee Degmada M/haybe. Isla markaana Cup gudoonsiiyey kooxdii ku guulaysatay horyaalka Fc Horyaal. Xisbiga Ucid isagoo kaduulaya dhiiri galinta dhalinyarada ayuu xisbigu…

              Read More

                Maraykanka Oo Luuqad Adag Ku Canaantay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal wasaarihiisa

                Washinton:Dec,25,2014(SDN/QJ)-War kasoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, ayaa  lagu canaantay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal wasaarihiisu inay ka shaqeeyaan Horumarinta Hay’adaha kala duwan ee Dalka. Warkan qoraalka ah ayaa ugu baaqay Madaxweynaha inuu ku dedaalo sidii Horumar Muuqda loo gaadhsiin lahaa dalka, isla-markaana looga faa’iidayn lahaa wakhtiga yare e ka hadhay Muddada sharciga ah ee wakhtigooda,…

                Read More

                  Wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaalilaand: Dhab mise Dheeldheel?

                  Waxaa hubaal ah in waddani kastoo Soomaaliyeed, meeluu joogo iyo qabiil uu yahayba, uu u hammuun qabo midnima Soomaaliyeed si ay ummadda Soomaaliyeed u noqoto mid ka badabaadi karta gumeysi iyo caga jugleyn, aayeheeda fogna uga tashan karto. Taas ayaana keeneysa in loo dhegtaago wadahadalla dhex mara Soomaaliya iyo Soomaalilaand. Haddaba waxaa innala gudboon, iyadoo aynu wada ogsoonnahay xaajada…

                  Read More

                    Daacish Oo Dhulka Soo Dhigtay Diyaarad Dagaal Oo Jordan Leedahay, Duuliyihii Wadayna Nolol Ku Qabatay

                    Raqah:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta ah ee Daacish, ayaa soo bandhigay Diyaarad Dagaal oo ay soo rideen xilli ay duqayn ka wadday Goobo ay maamulaan, iyagoo sidoo kale Warbaahinta Horkeenay Duuliyihii Diyaraddaas oo ay Nolol ku qabteen. Sida uu xaqiijiyay Ururka xuquuqul Insaanka ee Suuriya oo fadhigiisa yahay dalka Uk diyaaradan ayaa la rumeysan yahay inay leeyihiin mid…

                    Read More

                      Maxkamad Ingiriis ah oo Musuq Maasuq ku Heshay Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixinta Doorashadii Deegaanka ee Somaliland, Kenya Iyo Mauritinia

                      London 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala magaalada London ee dalka Britain, ayaa falal musuq-maasuq ku heshay saraakiil iyo shaqaale ka tirsan Shirkadda Smith & Ouzman Ltd oo lagu eedeeyey inay lacago laaluush ah ku bixiyeen qandaraasyo ganacsi oo dhexmaray waddamo Somaliland ka mid tahay oo ku yaala qaaradda Afrika. Shirkadda Smith & Ouzman oo…

                      Read More

                        “Suldaanka Subeer awal ayaad tahay lagaagama fadhiyin inaad adigu tidhaahdid waxaan kala saaray Sacad Muuse miyaanu Jamaal Cali Xuseen…” Ismaaciil Aadan Cismaan

                        Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Arrimaha guddaha Somaliland Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) ayaa Suldaanka guud Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ku eedeeyay in uu ku khaldanaa qaabka uu u dhex-galay loolanka u dhexeeya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha dibada Maxamed…

                        Read More

                          “Salaadiintii iyo Gudidii Horumarintuba waxay ku Milmeen Siyaasada aynu Ka Xishoono Bulshada Somaliland” Maxamud Cumar Xaashi

                          Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in Guddida horumarinta Beelaha Sacad Musue ee HOODAALE ay ku milmeen loolanka Siyasadeed uu u dhexeeya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu tilmaamay in Guddidan aan loo dirin Siyaasadd,…

                          Read More

                            Abwaan Aadan Tarabi Jaamac iyo Maanso Cusub oo Isku Hilan lagu Magacaabo Soo bandhigida Riyooyinka Beenoobay ee Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                            Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)-  Abwaan Aadan Tarabi Oo ka Mid ah Hal abuurada Caanka ah ee Somaliland ayaa Soo bandhigay Maanso uu ugu Magac daray Isku Hilan taas oo ka Hadlayasa Wacyiga KaTaagan Somaliland . Abwaan Aadan Tarabi Maansadiisan Waxay u Maansadiisa oo u badan awaale waran uu inoogu soo bandhigayaa Rajooyin uu ka filayay…

                            Read More

                              Shuruud adag oo Dawlada Imaaraadku ku Xidhay Xoolaha uga Taga Somalia

                              Dubai 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda deegaana iyo biyaha ee dalka isu-tagga Carabta ayaa soo saartay sharci cusub oo hadda kadib lagu dabbaqayo xoolaha dalkeeda ka soo gala dalalka Koonfur Afrika, Itoobiya, Soomaaliya, Giriigga, Ustaraaliya, iyo Talyaaniga. War lagu baahiyey degelka The National oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa lagu sheegay in dalka Imaaraadku uu hadda…

                              Read More

                                Ciidan Si Gaar ah u Tababaran oo Amar buuxa lagu siiyay Gacan ku soo dhigista Suldaan Wabar

                                Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada qaranka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Kamaandowska ee sida gaarka ah u tababaran ayaa shalay gaadhay magaalada Qulujeed ee gobalka Awdal, iyagoo doonaya inay soo qabtaan Suldaan Wabar oo la tuhunsanyahay inuu jiidaas ku jiro. Laba guuto oo ka tirsan ciidamada Kamaandoowska ayaa gaadhay jiidaas, iyagoo abaari doona deegaano ay…

                                Read More

                                  Shirweynihii Ururka Solja oo Beri Qabsoomaya iyo Kala Qaybsanaan Mar kale ku timid Hogaanka Ururka DAAWO

                                  Hargaysa 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maalinta Beri oo Khamiis ah lagu wadaa inuu qabsoomo Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Hasa Yeeshee Waxaa Markiiba Bilaabmay Kala qaybsanaan ku timid hogaanka Sare ee Ururka . Garabka Diidan Shirweynahan ayaa ku doodaya in Xukuumadu ay Soo faro gelisay Ururka Mihnadlayaasha Saxaafada ee Solja isla markaana ay rabto…

                                  Read More