“Dhibaatada Ugu Wayn Ee Carqaladda Ku Ah Soomaaliya Waa Maamulka Somaliland” Prof Cali Khaliif Galaydh

    Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha kooxda la baxay Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in magaalada Taleex ay ka leeyihiin dano badan, isla markaana wuxuu tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ee Soomaaliya carqalada ku ah ay tahay maamulka Somaliland, sidaa wuxuu ka sheegay mar uu shalay la hadlayay warbaahinta Somalia. “Ha’yaddo iyo Safaarado badan…

    Read More

      Filimkii Xasaasiyada ku Beeray Dalka Maraykanka oo Markii Kowaad laga daawaday Shaneemooyin Maraykan ah

      Washington 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda Sony Pictures ayaa bilawday qaybinta filim dood badan dhaliyey oo majaajilo ah oo lagu magcaabo The Interview; maalin uun ka dib markii ay ku dhawaaqeen illaa 200 oo Theatre ama Shaleemo inay baahinayaan filimkan maalinta Christmas-ka, taas oo habeen hore laga daawaday dalkan Maraykanka. Filimkan ayaa sidoo kale xilligan laga…

      Read More

        Murashax Jamaal Cali “Madaxweynihii Soomaaliyana wuxuu odhanayaa midnimo ayaa soo dhawaatay, Madaxweyneheeniina wuu ka aamusayaa”

        Hargasya 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Xaaladda Awdal Ku Tilmaamay Mashruuc Muddo-kordhineed oo ay Xukuumaddu Samaysatay, isla markaana wuxuu sheegay in Baarlamaanka Somaliland ay ku fashilmeen shaqadii loo doortay, loona baahan yahay in la badelo. Sidaa wuxuu ka sheegay mar uu taageerayaasha xisbiga UCID kula hadlayay magaalada…

        Read More

          “Goluhu Wuu Sii Wadaya Dabagalka Hantida, Ciddi Ha Beeniso Ama Yaanay Beenin…” Cabdiraxmaan Cirro

          Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa markii u horaysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan warbixin Guddida wakiilada u qaabilsan dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranku ku sheegtay in dhibaato badani ka jirto Gobollada dalka islamarkaana Dhaqaalaha loogu tala galay aanu gaadhin, balse lagu isticmaalo Xafiisyada Wasaaraddaha ee Hargeysa. Gudoomiye…

          Read More

            “Badhasaabka Saaxil Waxa Uu Ku Biiray Maamuladda, Fariinta Wax Loogu Sheego Ee Aan Sharciga Fahmin” Xildhibaan Qabile DAAWO

            Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar aanu awood u lahayn inuu hor-yimaado Guddida daba-galka iyo ilaalinta hantidda qaranka ee Golaha Wakiiladda. Xildhibaan Qabile oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in Guddida daba-galka iyo…

            Read More

              “Waxaan soo dhisi doonaa Gole Wasaaradeed oo 25 Wasaaradood ka Kooban” Raysal Wasaaraha Somalia

              Muqdisho 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in uu soo dhisayo Gole Wasiirro oo 25 ka kooban iyo Wasiir ku-xigeennadooda, isaga oo intaas ku daray in Xukuumadda uu soo dhisayo ay xoogga saarayso sugidda amniga, dhismaha ciidamada iyo sidii lagu heli lahaa xasillooni siyaasadeed.   Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in…

              Read More

                Daawo:Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Ayaa Maanta Ka Furmay Hotel Anpasdor Ee Magalada Hargeisa

                  Hargeisa Dec/27/2014(SDN/QJ)Shirwaynihi 7aad  ee ururka dhalinyarada somaliland eenonya ayaa maanta ka furmay hotel anbardor ee magalada hargeisa iyadoo shirawyanahsi ay ku soo dooran doonan hogaanka cusub ee ururkaasi maamuli doona sanadaha soo socda https://www.youtube.com/watch?v=rMorV7LjD2g Hargeisa  SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  “Meel walibana waxa nooyaala Miino Iyo Walxaha qarxa,maanta meel kasta” Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

                  Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Xaaji-jeeniyare) ayaa Hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliid Galaydh ku tilmaamay Shakhsi ka soo hor-jeedda Horumarika iyo Xasilooninadda Somaliland. Guddoomiye Jeeni-yare oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu ka hadlay dhibaatooyin ka qabsadday xiligii uu hayay xilka Maamulka Gobolka Sool iyo caqabadihii…

                  Read More

                    “Xukuumadani Waxay si dhab ah u aaminsan tahay Isu Tag Buuxa ” Xildhibaan Xoog DAAWO

                    Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyay in la kala reebo Siyaasiyiinta ku loolamaya Musharaxnimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo maanta Xarunta Baarlamaanka kula hadlay Warbaahinta, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Madaxweynaha waxaan eeyahay Aabuhu wuu Edbiyaa Innamadiisa,…

                    Read More

                      Laamaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Gudoomiyahoodu Kulan u sameeyay SAWIRO

                      Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isla markaasna ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Xubnaha Sare e Xisbiga ayaa xaflad casho-Sharaf u sameeyeen qaar ka tirsan Madaxda Laamaha Xisbiga ee Qurbaha.Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay,ayaa waxa kasoo…

                      Read More

                        Wada-hadalladii Somalia Iyo Somaliland Oo Safka Hore Kasoo Galay Waxqabadka Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Toddobaadkii Tegey

                        Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Sidii caadadu ahaydba waxa uuSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, soo saaray Waxqabadka Xukuumada ee Toddobaadkii ina dhaafay, waxana Usbuucan Hadheeyey oo qoddobada lagu faaqadiay kamid ah Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalilia iyo waliba Tallaabadii Qaramada Midoobay Liiska Argagixisada kaga saartay Sheekh Maxamed Siciid Atomo ooh ore Shabaabka uga tirsanaan jirey. Arrimaha…

                        Read More

                          Cudar Aan La Aqoonsan Oo Faro Baas Ku Haya Shacabka Gobolka Hiiraan iyo Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

                          Jalalaqsi:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa wali u dhimanaya Xanuun aan la aqoonsan, xilli aanay jirin wax caawimaad ah oo ay ka helaan Xukuumadda iyo Hay’adaha caalmiga ah. Maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegayaa in degmadda aanay lahayn adeegyo caafimaad iyo dhakhaatiir turxaan bixisa taas oo uu ku sheegay in ay sare usii…

                          Read More

                            Wadaad Cambaarayn Waayey Weerar Daalibaanku Arday Ku Laayeen Oo Maxkamadi Amar Qabasho ah usoo jartay

                            Pashawar:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Maxkamad Ku Taalla Dalka Pakistan, ayaa soo saartay Amar lagu soo qabanayo Wadaad u janjeedha dhinaca ururka Daliban Oo Lagu Magacaabo Abdul Aziz . Wadaadkana ayaa iska diiday inuu cambaareeyo Weerar dhawaan ururka Daliban ku layeen Boqolaal Arday oo Iskuul wax ka baranaysay, waxana taasi keentay in mudaharaadayaa ayaamo hor fadhiistaan Masaajidka Wadaadkani gacanta ku…

                            Read More

                              Abdi and his Golden Ticket to the US

                              Abdi Nor Iftin fled Somalia only to land in one of Kenya’s worst slums. When he won the US green card lottery his problems seemed to be solved – but it turned out to be the start of a whole new struggle. In Somali slang, there is a special word for the daydream of starting…

                              Read More

                                Danjire Cawli Oo Ka Hadlay Loollanka Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Ugu Jiraan Hoggaanka Dalka Ee Aan Muddadiisa La Gaadhin

                                Hargeysa:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xuseen Cali Ducaale(Cawil) oo ahaa wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay hirdanka iyo loollanka ka dhex aloosan Guddoomiye Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Waliba Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo maalmahan saaxadda siyaasadda Dalka si weyn looga Dareemayo. Danjire Cawil oo aan looga Baran inuu arrimaha Siyaasadda Ka Hadlo, ayaa…

                                Read More