“Xildhibaan Nimadu Maha Duuduub Ku Ansixi,Taasi Halkay ka Soo Gashaa Dawlad Wanaaga” Mujaahid Cali Guray

    Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in hadii Qaabka ay Xukuumadu ku rabto inay ku meel marsato Xeerarka Golayaasha Sharci dejinta ee Duuduub ku ansixidu inay la Macno tahay in aan haba yaraatee loo  baahnayn Wax Sharci Dejin ah. Sida aanu ka soo Xiganay…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Dhaqan galka Habka Wado Marista Caasimada Hargaysa iyo Jawaab uu ka bixiyay Suldaan lagu Xidhay Boorama

      Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed  Warancadde, ayaa ka hadlay Suldaankii lagu xidhay Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Suldaankaas la xidhay si khalad ah loo xidhay. Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay xaalada Gobolka Awdal oo uu sheegay inay hadda aad u degan…

      Read More

        Warbixin Daaha ka Rogtay Fadeexado Musuq Maasuq oo Dawladu ku Maamushay Khayraadka Dalka

        Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddiga khayraadka dabiiciga iyo tamarta ayaa soo saaray warbixin ka turjumaysa maamulka khayraadka dalka ee xukuumadda taladda haysa, oo ay ku tilmaameen mid ku maamulaysa hanaan musuqmaasuq, isla markaana lagu biliqaystay khayraadka dalka. Warbixinta guddigu soo saaray waxay u dhignayd sidan; “Maarayn xumada iyo aqoon darrada khayraadka dabiiciga ah ee ay…

        Read More

          Dooda Xeer Ilaalinta ee Fasaxaada Wargayska Hubaal oo ay Ku Sifaysay Mid Tuugo-nimo ah iyo Aragtida Mas’uuliyiinta Wargayska Hubaal

          Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland,Xasan Axmed Aadan, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Maxakamadda Gobolka Hargeysa ku fasaxday Wargeyska Hubaal islamarkaana ku Ooday ama ku baabi’isay Dacwadii loo haystay. Waxa uu ku dooday inaanay Ogayn Qaraarkaasi Xeer ilaalintu islamarkaana ay wali taagan tahay Dacwadda loo haysto Wargeyska Hubaal. “Hubaal waxa…

          Read More

            Walaaca Sicir Bararka Nolosha Bulshada, Danaysiga Ganacsatada ,Daawashada Xukumadda Iyo Dooda Guurtida

            Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa lafo gur adag ku sameeyay Xaalada dhaqaale ee dalku maanta ku sugan yahay  waxaana badiba mudaneyaasha dooda ka qayb qaatay sheegeen in Dhaqaalaha Bulshadu hooseeyo islamarkaana Ganacsatadu siday doonto ka yeesho, Xukumadduna doorkeedii xakamaynta gabtay. Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye,XildhibaanSiciid Cabdillaahi iyo Xildhibaan Sahal Iidle Dirir,…

            Read More

              Mudanayaal ka Tirsan Golaha Deegaanka Boorama oo ku eedeeyay Gudoomiyaha Awdal Mid Huriya Khilaafka Gobolkaas

              Boorama 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Degmada Boorama ayaa Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdo Axmed Aayir ku eedeeyay in aanu daacad ka ahayn khilaaf u dhexeeya Golaha deegaanka Boorama. Xildhibaanadu waxa kale oo ay sheegeen in Mooshinkan ka dhan ah Maayarka Boorama oo ay dib u soo cusboonaysiiyeen uu ka dhaqaaqi la’yahay dhinaca…

              Read More

                11 Xubnood oo Somaliland u dhashay oo ka Mid Noqday Dhismaha Cusub ee Golaha Wasiirada Somalia iyo Deegaanada ay ka soo Jeedaan

                Muqdisho 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Liiskii golaha xukuumadda Somaliya ee uu habeen hore ku dhawaaqay raysalwasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa ka dhex muuqda xubno u dhashay Somaliland oo ka mid noqday xukuumadaas. Xubnahan ayaa isugu jira kuwo ku cusub siyaasadda Somaliya iyo kuwo hore ugu soo jiray.  Tirada guud ahaan wasiirada, wasiirul dawlayaasha…

                Read More

                  Maamul Goboleedka Punt land oo Xukuno adag ku riday dad ku eedaysan Qaran Dumis iyo Mas’uuliyiin ka Jawaabay

                  Garowe 14,Jan 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa  xabsi daa’in iyo xukuno dhaadheer ku riday 14 qof oo reer Puntland oo lagu eedeeyay inay yihiin dambiilayaal qaran,kuwaasoo ka maqan gacanta dowlada. Xukunada dadkaan ayaa yimid kadib markii maanta maxkamada la horkeenay dacwado ku saabsanaa inay ka qeyb galeen dhaq dhaqaaqyo ka dhan…

                  Read More

                    Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Wajigii Koowaad Ee Dhismaha Wada Dawga Cad Ee Waqooyiga Hargeisa(Sawiro)

                    Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad Madaxweynaha oo saaka ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa intii uu dhex maraayey jidadka waa weyn ee caasimada waxa si weyn ugu soo dhaweeyey shacbiga caasimada isaga oo…

                    Read More

                      Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Ka Hadlay Faro Galin Siyaasaded Oo Uu Sheegay Inay Xukumada Somalia Ku Hayso Somaliland

                        Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)wasirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta ka hadlay faro galinta siyasadeed ay xukuumada somalia ku hayso  somaliland waa sida uu wasiirku hadalka u dhige  isagoo wasiirku sheegay  in wiga soo socdana wadooyinka hargeisa sidoodi fulin doonan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Guurtida Oo Beeniyey In Komishank Doorashooyinku Soo Gaadhsiiyey Warqad Mudo Kordhin Loogu Sameeyo Xukuumada Axmed Siilanyo

                        Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)Gudoomiye Xigeenka koowaad ee golaha guurtida somaliland ayaa maanta beeniyey in ay  xukuumadu soo gudbisay mudo kordhin ay xukuumada ugu darayan iyo dib udhac doorasahada ah isagoo gudoomiyuhu sheegay  in hadii la soo gaadhsiiyo  inay ka fiirsan doonan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Cabdilaahi Abokor Oo Faahfaahiyey Muddadii Xadhigiisa Iyo Waxyaabihii Uu Halkaas Kula Kulmay

                          Hargeysa:Jan,13,2015(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo dorraad uun laga soo daayey Xabsi Toddoba  bilood ahaa oo xukuumaddu  ku ridday, ayaa markii ugu horraysay si kooban shalay uga hadlay xadhigiisa iyo waxyaabihii uu halkaas kula kulmay. Cabdilaahi Abokor oo ka hadlayey munaasibad soo dhaweyn ah oo ay u qabteen Xisbiga Ucid, ayaa sheegay…

                          Read More

                            Tiradii Ugu Badnayd Ee Xildhibaanno ah Oo Si Cad Uga Soo Horjeestay Xukuumadda Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashiid

                            Muqdisho:Jan,13,2015(SDN/QJ)-Tan iyo Markii uu dhawaan Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid, waxa soo badanaya Mucaaradda iyo dhaleecaynta Loo jeedinayo, waxana haatan mudanayaashii ugu badnaa ee Baarlamaanka ka tirsani  ku dhawaaqeen inay si rasmi ah uga soo horjeedaan Hannaanka uu u maray dhismaha xukuumaddiisa. Tani waxay sabab kaga dhigeen in Ra’iisal Wasaaraha Somaliya uu dhegaha ka fureystay heshiis…

                            Read More

                              Wasiir Cukuse Oo Sabab La Yaab Leh Xabsiga u Dhigay Wariye Ka Hawlgeli Jirey Wargeyskii Haatuf

                              Hargeysa:Jan,13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa la sheegayaa inuu maalintii shalay xabsiga dhigay Wariye Naasir Aadan oo ka hawlgeli jirey Wargeyskii xukuumaddu xayirtay ee Haatuf, kaas oo haatan si madax bannaan uga shaqaysta Magaalada Hargeysa. Wariyahan ayaa shalay galabtii si kedis ah xabsiga loogu taxaabay, kadib markii ay u…

                              Read More

                                Haweenay Faransiisku Si Weyn U Raadinayo Oo La Xaqiijiyey Inay Ku Biirtay Kooxda ISIS Iyo Wadaddii ay u Martay

                                Stanbul:Jan,13,2015(SDN/QJ)-Hayat Boumediene oo ah Haweenay Faransiiku Baadigoob ugu jiro, laguna xidhiidhiyey Weerraradii dhawaan Magaalada Paris dhexdeeda lagu qaaday, ayaa Kaameradaha Qarsoon eek u rakiban Garoonka diyaaradaha ee Stanbul ay qabteen iyadoo halkaas ka dhoofaysa. Hayat Boumeddiene ayaa lagu arkay iyadoo ka gudbeysa Garoonka diyaaradaha ee Istanbul dalka Turkiga, 2-dii bishan January todobaad ka hor inta…

                                Read More

                                  Wasiirkii Beeraha Xukuumadda Cusub Ee Somalia Oo Iscasilaad Ku Dhawaaqay iyo Sababaha uu Cuskaday

                                  Muqdisho:Jan,13,2015(SDN/QJ)-Mudane Xuseen Maxamed Sheekh(Badni) oo shalay uun loo magacaabay wasiirka Beeraha xukuumadda Cumar Cabdirashiid, kana mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka, ayaa sir rasmi ah iscasilaadiisa ugu gudbiyey Ra’isal wasaaraha. Md. Xuseen Maxamed Sheekh (Badni) oo aroortii hore ee shalay loo magacaabay Wasiirka beeraha ayaa sheegay in wixii ka dambeeya is casilaadiisa aanu ka tirsaneyn Golaha Wasiirada…

                                  Read More

                                    UNITED STATES ATTORNEY ANDREW M. LUGER’S STATEMENT REGARDING TWIN CITIES PARTICPATION IN WHITE HOUSE SUMMIT ON COUNTERING VIOLENT EXTREMISM

                                    United States Attorney Andrew M. Luger said: “I look forward to participating in the White House Summit on February 18with Twin Cities law enforcement and community leaders and stakeholders, my colleagues from the U.S. Attorney’s Offices in Boston and Los Angeles, and CVE leaders from around the world. Since I began working with the Somali…

                                    Read More