Socdaalkii Madaxweynaha ee Gobolka Awdal,Ka Jawaab La’aanta Tabashadooda iyo Ka Soo Caraabidii Magaalada Boorama DAAWO
Boorama 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maalintii Shalay Waxaa u Bilaabmay Kormeer uu ku soo marayo qaar ka mid ah Gobolada dalka si uu ugu kuurgalo Xaaladaha Nabadgalyo iyo Nololeed ee Deegaamadaas. Madaxweynaha ayaa Lugta Socdaalkiisa ka bilaabay Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gebilay Waxa uu uga sii Gudbay…
