Kooxo Hubaysan oo Taageersan Suldaan Wabar oo soo Weerar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka iyo Waraaqo Diiwaangelinta lagu diidan yahay oo Boorama lagu daadiyay
Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Koox Maleeshiyo ayaa soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas. Ciidanka Somaliland wax jawaab ah kamay bixin rasaastaas kooxdii weerarka soo qaadayna iyaga oo aan wax khasaare ah gaysan ayay dib uga noqdeen deegaankii ay ka soo galeen Somaliland, waxaanay u…
