Siyaasi C.laahi Geel Jire oo Ku Baaqay in Dib Somaliland u eegto Xidhiidhka Turkiga laga Taxadiro Dibin daabyadooda

    Hargeysa 28.Jan 2015  (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md:Cabdlaahi Cismaan (Cabdilaahi Geel-jire), ayaa si adag uga hadlay mucaawimada ay dawlada Turkigu siiso dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in dawlada Turkigu aanay haba-yaraatee dhex dhexaad ka ahayn mucaawinadaasi. Md:Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, waxaa uu hadalkan ka sheegay waraysi gaar ah oo uu…

    Read More

      “Anigu Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe isku Xisbi ayaanu ahaan jirnay, isku siyaasad ayaanu ahaan jirnay, laakiin ” Xildhibaan C.raxmaan Dheere

      Hargaysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay safarka uu Madaxweynaha Turkigu uu ku tagay Somaliya iyo sida oo kale halka uu ka taagan yahay dhex dhexaadnimada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in aanu Turkigu daacad ka ahayn wada hadalada ee…

      Read More

        Somali prime minister appoints new Cabinet after withdrawing first list of appointees

        MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia’s prime minister unveiled his new Cabinet Tuesday, weeks after he withdrew his initial line-up following opposition by the parliament. Omar Abdirashid Ali Sharmarke appointed a 20-member Cabinet, mostly political newcomers, downsizing the number from the 26-member body that was dissolved earlier this month. Somalia’s president appointed Sharmarke after the parliament…

        Read More

          Hundreds of Somali refugees call East Texas home

          NACOGDOCHES COUNTY, TX (KTRE) – Nacogdoches, Center, and Lufkin are home to about 150 Somalis refugees. Some have lived here for over five years, learned English, and even obtained their US citizenships. Others are struggling to learn American ways. Somalis are seen in and around Nacogdoches. The women are recognized by their brightly colored native…

          Read More

            Mu’ssasada Minhaaj Galdogob oo booqatay deegaano hoos yimaada degmada

            Galdogob Jan 28,2015(SDN/QJ)-Mu’assasada Minhaaj ayaa samaysay booqasho dacwadeed oo ay ku tagtay degaano dhawr ah oo degmada hoos yimaada. Mu,assasada oo ay horkacayeen culumo waawayn ayaa booqatay Deegaanka Daarasalaam kulana kulantay hawlwadeenada Dacwada iyo Tacliinta, sidoo kale Culumada ayaa halkaa ka jeediyey muxaadarooyin. Isla socodkaas ayey usii gudubtay Mu’assasadu Magaalada Bursaalax oo ah Magaalada labaad…

            Read More

              Sirdoonka Switzerland Oo War Kasoo Saaray Ninkii Dhawaan Isku Qarxiyey Hutel SYL

              Geneva:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Kadib markii dhawaan Nin soomaaliyeed oo isku qarxiyey Hutel SYL ee Magaalada Muqdisho la sheegay inuu kasoo noqday dalka Switzerland, ayaa waxa arrintaas ka Hadlay Sirdoonka Dalkaas oo xaqiijiyey inuu ninkaasi dalkooda kasoo guryo noqday. Afhayeen u hadlay hayada sirdoonka Switzerland ayaa sheegay in ruuxaasi oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya uu tagay dalkaasi sanadkii…

              Read More

                Ka Bogo Falanqayn Kooban Oo Ku Saabsan Golaha Wasiirrada Iyo Taariikhda Wajiyada Cusub Ee Haatan Soo Muuqday

                Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxday in Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu si weyn wax uga Beddelay Golihii Wasiirrada ee uu dhawaan la laabtay, waxana uu fagaaraha keenay xubno  aan aqoon badan loo lahayn oo dhallinyaro u badan, kuwaas oo u badan qurbejoog dibadda kayimi. Inta badan xubnahan, ayaa lagu sheegay inay yihiin jiilka cusub ee Kooxda…

                Read More

                  Khilaaf Ka Dhex Aloosmay Baarlamaanka Iyo Duqa Muqdisho Iyo Hanti-dhawraha Oo La Faray Inuu Baadho Xafiisyada Duqa

                  Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay xubno baarlamaanka  kamid ah iyo Duqa caasimadda Muqdisho mudane Muungaab, waxana soo baxaya farriimo Hantidhawraha guud loogu sheegayo inuu Baahitaano ku sameeyo xafiisyada duqa caasimadda. Xildhibaanad Duniyo Maxamed Cali oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa soo jeedisay in la baadho Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho, oo ay ku eedeysay…

                  Read More

                    Taliye Fadal Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Gacan-ku-dhiiglayaal Dil Ka Geystay Gobolka Sool, Farriinna u Diray Dhallinyaro Ammaanka Magaalooyinka Halis Ku Haysa

                    Hargeysa:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Kadib dilal qorshaysan oo dhawaan ka dhacay Deegaanno ku yaalla Gobolka Sool  ayuu taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, waxa uu ka hadlay Dilkaas, isagoo sheegay inay ciidanku gacanta kusoo dhigeen raggii lagu tuhmayey dilkaas. Taliyaha ayaa sidoo kale soo saaray awaamiir cusub oo wax lagaga qabanayo dhallinyaro koox koox u socoto oo muddooyinkan dambe halis gelisay…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedaan Golaha Wasiirrada Cusub Oo Dhammaantood ah Kuwo Ka Madax Bannaan Murankii Soo Jiitamayey

                      Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa jiitan badan habeenkii xalay Oodda ka qaaday Gole Wasiirro ah oo kooban, kaas noqday mid ku cusub indhaha iyo dhegaha Bulshada oo kasoo daashay wasiirro marar badan soo noqnoqday. Ra’isal wasaare sharma’arke, ayaa xubnihiisa wasiirrada kusoo koobay labaatan wasiir, waxana uu dhimay tiradii badnayd ee hore looga…

                      Read More

                        Dowladda Federaalka waxey soo dhoweyneysaa Zakariya diidmada uu iska diiday fikirka colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u qaatay

                        Mogadishu, Jan 28 2015(SDN/QJ)- Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, kan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo kan Dowladda Soomaaliya, Wasaaradda Warfaafinta waxey soo dhoweyneysaa hadalka Zakariya oo uu ku cadeynayo inuu iska diiday fikirka qaldan ee colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u doorbiday una qaatay, tanoo…

                        Read More

                          Wasiir Abdiraxmaan Du’aale Beyle Oo Ka Seexday QAXOOTIGA Soomaaliyeed Ee ‘South Africa’

                          Sida uu qoray ‘Radio Mogadisho’, siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga, ee Dowlada Federaalaka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka qaybgalay shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Arrmaha Dibada ee Dowladaha Africa, oo lagu qabtey Dalka Ethiopia. Shirka oo guud ahaan looga hadli doono arimo Wadamada Africa quseeya, gaar ahaana lagu soo qaadi doono arimo xasaasi ah, oo…

                          Read More

                            WAR DEG DEGA:Gollihii Wasiirada Soomaaliya oo lagu dhawaaqay

                            Muqdisho, 27, Jan, 2015(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, Golahaan Wasiirada ayaa waxay ka kooban yihiin 20 wasiir, iyadoo si dib laga soo magacaabayo Wasiiro Ku-xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…

                            Read More

                              “Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka” Wasiir Xaglo Toosiye DAAWO

                              Laascaanood 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada. Shirkan Waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka,Agaasime Waaxeedyada…

                              Read More

                                “Taliyihii Wuu i Maqlayaa Afarta Taayir Ka Toogta Cida Wadada Marta”Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

                                Ceerigaabo 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo oo dhawrkii cisho ee u danbeeyayba ku Sugnaa Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa ka hadlay halka ay Marinayaan hawsha dhismaha wadada isku xidhi doonta Ceerigaabo iyo Burco. Wasiir Xirsi ayaaa dadweynaha Gobolka Sanaag Waxa uu u soo bandhigay Shan…

                                Read More