Jig Jiga oo ay Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Ku dhaanteeyeen iyo Hal hayso Qosol leh oo laga reebay DAAWO

    Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha TV-ga Dawalada Deegaanka ESTV, kaga sheekeeyay horumarka uu ku talaabsaday deegaanku, islamarkaana ku soo bandhigay ciyaar dhaanto ah oo aad ay u jeclaysteen dadkii…

    Read More

      Laba Sanno kadib Mucaaridka Jabuuti oo Soo Fadhiistay Baarlamanka dalkaasi

      Jabuuti 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xubnaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ugu jiray Baarlamaanka dalkaas, ayaa markii u horeysay muddo laba sanno ku dhow oo ay ka maqnaayeen iska xaadiray fadhi Khamiistii dorraad uu yahay baarlamaanku, ka dib markii heshiis dhexmaray dawladda Jabuuti iyo Mucaaradka dalkaas. Mudaneyaasha ka tirsan Mucaaradka Jabuuti, ayaa Golaha ka maqnaa wixii…

      Read More

        Dawlada Ingiriiska oo ka Hadashay Warar sheegaya inay Khubaro Milateri u dirayaan Somaliland

        Addis Ababa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska, ayaa war aan xaqiiqo ahayn oo aan iyaga ka soo bixin ku sheegtay inay khubaro ka tirsan milatariga dalkeeda u soo dirayso Somaliland, balse uu jiro qorshe ay dawladda Soomaaliya kaga caawinayaan dagaalka ay kula jirto Kooxaha Xag-jirka ah. War lagu baahiyey Wakaaladda wararka GA Online Arbacadii todobaadkii…

        Read More

          Wejigii Labaad ee La Dagaalanka Alshabaab oo Punt land Sheegtay inay ka Lib keentay

          Garowe 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Puntland ayaa sheegtay inay soo af-jartay ee dagaalkii ay kula jirtay Al-shabaab ee ka socday buuraha Galgala oo ka tirsan gobolka Bari, iyagoo sheegay inay billaabi doonaan wajigii saddexaad ee howlgalka ay kula dagaalamayaan Al-shabaab.   Taliyaha ciidamada Puntland, Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo warbaahinta kula hadlayay deegaanka Diin-digle…

          Read More

            Wakiilada oo Meel Mariyay Xisaab Xidhka Lix Sannadood iyo Mudanayaal Sida Fiinta uga Qayliyay DAAWO

            Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab xidhada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhada muddo 6 sanno ah. Mudaneyaasha qaar kood ayaa ku macneeyay ansixintaasi mid aan haboonayn, una baahnayd akhrin iyo dood si looga baaraan dago balse aqlabiyada oo ahayd mudaneyaasha muxaafadka ah ayaa…

            Read More

              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Kulan la Qaatay Wefti ka Socday dalka Turkiga iyo Arrimaha laga wada xaajooday

              Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.   Madaxweynaha oo kulankaasi ka hadlayna waxa uu weftiga  uga mahadnaqay imaatinkooda,…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Sweden ah oo Kulan ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada DAAWO

                Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalo madaxda Sweden ee Stockholms Mr. lars radh. Madaxweynaha oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa weftiga ku soo dhaweeyey dalka ugana mahadnaqay imaatinka ay dalka…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cumar oo maanta soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD

                  Muqdisho, 10. Jan, 2015(SDN?QJ)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in shirkani fursad muhiim ah u yahay Soomaaliya oo markale dib usoo ceshatay sumacadii ay ku dhex lahayd bulshada caalamka gaar…

                  Read More

                  Daawo:Xukuumada Oo Warshadii Laydhka Hargeisa Ka Iibisay Shirkado Gaar Loo leeyahay iyadoo Dawladu Dawladu Ka Faalo Qaadi Kar

                    Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxman saylici ayaa maanta ka qayb galy  munaasiba ay  wasaarada hawl;aha guud  kaga iibinayso warashadii laydhka magalada hargeisa shirkado gaar loo leeyahay https://www.youtube.com/watch?v=2Ho7RFEwwxo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Dhisme loogu talo galay Waaxda Dab damiska ee Madaarka Hargaysa oo la dhagax dhigay DAAWO

                    Hargeysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ ) Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dhagax dhigay dhisme weyn oo loo hirgalinayo Waaxda Dab-damiska ee Madaarka Cigaal. Dhismahami oo isugu jira Hoosooyin loogu tallo galayin la dhigo gaadiidka dab-damiska, iyo kayd biyood ayaa waxa kharasha ku baxaya bixinaysa Xukuumadda Somaliland, Munaasibad…

                    Read More

                      Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                      Mogadishu, 10 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirka Wasiirada IGAD oo Muqdisho lagu qabtay, Hirgelinta Mashaariic Horumarineed, Horumarka Hirgelinta Nidaamka Federaalka, Horumarka Dalka iyo Hirgelinta Nidaamka Federaalka, Hirgelinta…

                      Read More

                        Weekly Press Conference on the Progress of the Somalia Government

                        Mogadishu, 10 January 2015 – The Interim Minister of Information, H.E. Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: IGAD Ministerial Meeting takes place in Mogadishu, the launch of various development projects; progress in Federalism;…

                        Read More

                          Amaanka magaalada Muqdisho oo la adkeeyay iyo wasiirada IGAD oo ku qulqulaya caasimada Soomaaliya

                          Muqdisho Jan 10, 2014(SDN/QJ)-Meliishaadka dawlada Soomaaliya ayaa xiray qeybo ka mid ah caasimada Soomaaliya oo lagu qabanayo shirka Wasiirada Arrimha Dibedda ee urur goboleedka IGAD. Magaalada ayaa lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo gaafwareegaya aagaga ay ka dhacayaan kulamada shirarka. Shirka ayaa lagu wadaa in looga hadlo arimo ay ka mid yihiin Amaanka iyo…

                          Read More

                            “Waxaa loo baahan yahay in la sameeyo dad aqoon yahanno ah oo laga soo dhex xulo Ceelaayo illaa Lawyacaddo oo u dhaqaaqa furista qufulada waaweyn ee caalamka maaha in aynu” Prof Axmed Ismaaciil.

                            Berbera:Jan,10,2015(SDN/QJ)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samater oo kamid ah Siyaasiyiinta aqoonta durugsan uleh Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee u dhashay dalka Somaliland, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay la timaaddo siyaasad furfuran oo lagaga midho dhalinayo Hamiga umadda oo muddo badan aan gaadhin halkii la rabay. Prof. Samater, oo maalmihii u dambeeyay ku gudo jiray socdaal uu…

                            Read More

                              William Ruto Iyo Wariye Arab Sang Oo Dacwaddoodu Markale Dib uga Bilaabmi Doonto Hague iyo Tirada Markhaatiyada Oo Soo Kordhay

                              Hague:Jan,10,2015(SDN/QJ)-Kiiska loo Haysto Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya William Ruto iyo Wariye Joshua Arab Sang, ayaa lagu wadaa inuu Isniinta Soo Socota ee 12-ka Bisha January ka Furmo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Kiiska ayaa dib u furmaya kadib markii uu fasax ku maqnaa bishii lasoo dhaafay, waxana la filayaa inuu kiisku sameeyo horumarmar dhinac dacwadda ah.. Arab…

                              Read More