Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,

    Hargeysa:Jan,10,2015(SDN/QJ)-Hal-abuurradeenna ayaa iska codsan jiray in hadalka la isu joojiyo si sheekada loo beddelo oo mowjado kale looga hadlo. Ka-rog oo haddana saar, ma maqli jirteen. Si xishmad iyo xarrago leh ayay is-maqalka iyo isu-joojinta isu weydiisan jireen. Hadraawi ayaa maansaidiisa Gol-janno ee 1983kii isaga oo dhiggiisii Gaarriye la hadlaya ku yidhi: Haki Maxamed geenyada,…

    Read More

      Xasan Sheekh Oo Xalay Wufuudda IGAD Ku Qaabilay Madaxtooyada iyo Faahfaahinta Shirka Maanta Furmaya

      Muqdisho:Jan,10,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia, ayaa xalay Xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay Wufuudda Ballaadhan oo ka socotay Urur-goboleedka IGAD, oo maanta shir ku leh magaalada Muqdisho. Madaxweynuhu waxa uu kulankan xalay ku sheegay mid is barasho iyo soo dhaweyn ah, waxana kala qaybgalay Ra’isal wasaaraha iyo xubno kamid ah Wasiirradii xilligoodu dhamaaday. Wufuudda ka socota IGAD, ayaa u badan…

      Read More

        Boqor Buurmadow Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biiray Xisbiga Waddani, Xukuumaddan Siilaanyona ku Sheegay Mid Wax qabatay Balse Caqabadi Haysato

        Dubai:Jan,10,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud(Buurmadow), ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Fikir ahaan xisbiga uu taageerada u hayo marka la eego saddexda Xisbi siyaasadeed eek a jira Somaliland. Boqorka oo ka Hadlayey Munaasibad lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha Waddani oo haatan ku sugan Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa  si lama filaan ahugu dhawaaqay inuu ka tirsan yahay Xisbiga…

        Read More

          Qabriga Imaam Magac Ku Lahaa Islaamka Oo Ay Burburiyeen Kooxda Al-nusra Ee Dalka Libya

          Tripoli:Jan,09,2015(SDN/QJ)-Jabhadda Al-nusra ee ka dagaallanta waddanka libya, ayaa  qarax ku xidhay Qabriga Imaam  Al-nawawi oo ku aasnaa magaalada Nawa oo ku dhow xadka Suuriya iyo Urdun, kana mid ahaa Imaamyadii magaca ku lahaa dunida islaamka. Laanta Afka Carabiga ee BBC oo soo xiganeysa wakaaladda warar Suuriya ayaa sheegtay in koox ka tirsan Jabhadda Al-nusra ay…

          Read More

            Muqdisho Oo 24-Sano Kadib Berri Lagu Qabanayo Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ee Ururka IGAD

            Muqdisho:Jan,09,2015(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa berry Martigelin doonta Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD, waxana halkaas ka socdo qabanqaabadii ugu dambaysay. Shirkan ayaa ah  midkii koowaad ee  muddo 24-sano ah lagu qabto Gudaha Somalia, waxana tallaabadan loo arkaa mid muujinaysa in xaaladda dalku isbeddeshay. Shirkan ayaa waxa sida wararku sheegayaan kasoo qaybgelaya wasiirro…

            Read More

              Baro Shanta Waddan Ee Dunida Ugu Adag Bixinta Baasaaboorrada Muwaadiniinta La Siiyo

              Washington:Jan,09,2015(SDN/QJ)-Dalalka caalamka marka la doonayo in la qiimeeyo xagga furfurnaanta, waxa ugu weyn ee lagu qiimeeyaa hannaanka ay u bixiyaan Sharciyadaha degenaanshaha la siiyo dadka soo galootiga ah ama waddamadooda yimaadda. Waddamada caalamku arrintaas way ku kala duwan yihiin, mana jiraan dalal duniga si isku mid ah u bixiya dhalashada dadka, waxana soo baxaya cabashooyin…

              Read More

                Dawlada Mareykanka oo duyuurado military ugu deeqday Jabuuti

                Jabuuti Jan 09,2015(SDN/QJ)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in qalab military ugu deeqeyso dalal ay ka mid tahay Jamhuuriyada Jabuuti. Ciidamada Jabuuti ayaa waxa deeqdan la siiya ka mid ah laba duyuuradood oo noocoodu yahan C-23B oo ah nuuca xamuulka daad gureeya. Dawladaha Jabuuti, Philippines iyo Astoomiya ayaa dawlada Mareykanku uu deeqday min laba…

                Read More

                  Akhri Magacyada Afar Wasiir Oo Markale Caqabad ku Ah Magacaabista Xukuumadda Cusub Ee La Dhisayo

                  Muqdisho:Jan,09,2015(SDN/QJ)-Waxa wali caqabadi ka taagan tahay dhismaha Xukuumadda Cusub ee Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kadib markii uu madaxweyne Xasan Sheekh keenay Liiska Afar xubnood oo uu ku dhegan yahay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Ra’isal wasaaraha ku khasbaya inuu Xukuumadda kusoo daro Afar xubnood oo ay saaxiib dhaw yihiin, kuwaas oo uu Ra’isal wasaaraha…

                  Read More

                    Xubin Sare Oo Ka Tirsanayd Maamulka Puntand Oo Lagu Dilay Degmada Xarfo Iyo Sababta Dilkiisa

                    Xarfo:Jan,09,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo ka tirsanaa wasaarada Maaliyadda ee Maamulka Puntland, ayaa shalay khamiistii lagu dilay Degmada Xarfo oo uu ka shaqaynayey. Sarkaalka la dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Yaasiin Ciise, wuxuuna ahaa Madaxii Khasnajiga ee Maamulka Xarfo. Waxaana la tilmaamay inay dileen askar ka tirsan Ciidanka Puntland. Dilka oo dhacay Khamiistii, ayaa yimid…

                    Read More

                      “Somaliland Cida ay Heshiiska Wada Galeen Waa Somalia,Dee Punt land Waxay ka Mid tahay Somalia,Markaas..” Wasiir Caddami

                      Hargaysa 09.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda  Somaliland, ayaa   beenisay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha maamul-goboleedka Somalia ee Puntland oo sheegay in firxadka kooxda Al-shabaab oo ay ciidamadoodda ku dagaalameen buuralayda Gal-gala  shalay (doraato),  ay u soo gudbeen dhinaca Somaliland.   Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, oo u waramay warbaahinta dawladda ayaa arrintaasi waxba…

                      Read More

                        Dareenada ku Xeeran Wareejinta Wershada Laydhka ee Berbera iyo Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo ka Hadlay DAAWO

                        Berbera 09.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbigaasi oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Berbera ayaa ka hadlay muranka ka taagan Warshadda Korontadda Magaaladda Berbera oo la sheegay inay Xukuumaddu siisay masuuliyiin iyo dad ganacsato ah.

                        Read More

                          Waa maxay Siyaasaddu?

                          Mushtamaca Somaliyeed meel kasta ha joogo e, in badan bay maqleen ama iskoodba u isticmaaleen erayga siyaasad, yagoo ka faaloonaya barnaamijka siyaasadda, dhaqaalaha ama arrimaha bulshadda ee Somalida gaar ahaan Somaliland iyo Somaliya. Haddaba, maqaalkeenan maanta waxaan si gun dheer oo faahfaahsan ugu lafa guri doonaa, macnaha iyo ujeedadda siyaasadda ee dadkeena reer Somaliland ay…

                          Read More