Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Fal Celiyay Dhawaqii Dawlada Somalia ugana digay ka Hadalka Somaliland

    Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed  Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka dalbaday Dawlada Soomaaliya inay joojiso hadalada carqaladaynaya wada hadalada labada dal u socda, isla markaana waxa uu ku dooday inaanay aqbali doonin farogalin Soomaaliya ku samayso arrimaha ka socda gudaha Somaliland “ Waxaan Soomaaliya ku boorrinayaa inay ka fogaato ka hadlida Arrimaha…

    Read More

      Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay

      Hargeysa 8/1/2015(SDN/QJ) Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka. Warsaxafadeed kooban oo uu soo saaray agaasimaha Somaliland Telefishankaasi Yaxye Sheikh Ismaciil ayuu luuqad adag ku beeniyeen War sheegayay In Wasiiro ka tirsan xukumada Madaxweyne SIILAANYO %60 Iibsadeen ROYAL TV….

      Read More

        Daawo:Waxay Ka Hinaasen Xukuumada Axmed Siilanyo Iyo Xisbiga Kulmiye Dayrka Adag ee Xisbiga Wadani Jabiyey Waana Markii Ugu Horaysee Xisbi Ka Furto Xafiis Buuhodle Wixii Halka Ka Dhacayna Iyagaa U Sabab Ahaa

        Hargeisa 8/1/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha  xisbga wadani ee magaalada buuhoodle ayaa maanta ka warbixiyeyxafiiskii dhawaan xisbigaasi ka furtay magalada buuhoodle oo ka warbixiyey shaqaaqo ka dhcady furitanki xafiiskasi oo uu ku eedey wasiir xaglo toosiye iyi xisbga kulmiye https://www.youtube.com/watch?v=m1BjPNjvC_k Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo: Wasiirka Macdanta Somaliland oo Hadal Wayd Ah Kaga Jawaabay Digniintii Xukuumada Xasan Sheekh u Jeedisay Shirkadaha Macdanta Ka Qodaya Somaliland.

          Hargeisa 8/1/2015(SDN/QJ)wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland xuseen cabdi ducaale ayaa maanta ka hadlay digniintii ay  wasarada macdanta somala siisay shirkada somaliland ka sameya shidaal baadhsita https://www.youtube.com/watch?v=YyoVYQDdSho&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            ” haddii la jabiyo Heshiiskii Boorama lagu saxeexay, wax fudud maaha, Gogosha cidii dhigtay reer Awdal ayey ahaayeen” Suldaan Maxamed C.qaadir

            Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa amaan u soo jeediyey Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka ka soo jeeda Gobolka Awdal, oo uu sheegay in aanay la socon Suldaan Wabar, waxaanu tilmaamay in Salaadiinta Gobolka Awdal ay ahaayeen kuwii gogosha u fidiyey Somaliland. Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa sidoo kale sheegay…

            Read More

              Islaamka iyo Qabyaalada Sh.Muxamed Macalin Axmed

              Gaalkacyo Jan 08.2015(SDN/QJ)-Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba Waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku qabtay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo Xaafada Garsoor. Muxaadarada ayaa Shiikhu waxaa uu ku faahfaahiyay Qodobada kala ah : 1-Qeexida Qabyaalada: Qabyaaladu waa inaad…

              Read More

                War Cusub Oo Kasoo Kordhay Weerarkii Xalane Iyo Uganda Oo Qiratay Khasaare Ka Ballaadhan intii AMISOM Sheegatay

                Kampala:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Shaki badan ayaa soo kordhay war dhawaan ay AMISOM ka sheegtay weerarkii lagu qaaday Xaruntooda Xalane, kaas oo ay ku sheegeen in kaliya ay  halkaas ku waayeen shank a mid ah ciidankooda, waxana soo baxay war cusub. Wargeyska  New Vision oo kasoo baxa dalka Uganda oo soo xiganaya wasiirka difaaca dalkaasi Dr. Crispis Kiyonga ayaa…

                Read More

                  U selected to join national autism study

                  The University of Minnesota has been tapped to participate in a federally funded project to determine the prevalence of autism among the nation’s 8-year-olds. The Centers for Disease Control (CDC) announced Wednesday that the U would get $450,000 a year for the four-year project, which would focus on autism spectrum disorder (ASD) and intellectual disabilities…

                  Read More

                    Wasiir Hore Saaxiib Ula Ahaa Madaxweyne Siilaanyo Oo Beeniyey Inuu Xamar u Xiisooday Hankiisana Gaadhsiiyey Heer Madaxweyne

                    London:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Cumar oo muddaddii ay xilka haysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa jawaab adag ka bixiyey warar dhawaanahan laga baahiyey oo ku xidhiidhinayey inuu xubin wasiir ka noqon doono Muqdisho. Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sheegay in wararkasi ay yihiin Been abuur, isla-markaana aanay waxba ka jiriin. Todobaadadii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay shakiga…

                    Read More

                      Akhri Jawaabta Somaliland Ka Bixisay Tallaabada Dawladda Federalka Somalia Kaga Hadashay Macdan-qodista Laga Wado Gobolka Awdal

                      Hargeysa:Jan,08,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab degdeg ah  ka Bixisay Hadal qoraal ah oo shalay wasaaradda Macdanta iyo Batrolka Somalia, kaas oo lagaga digayey Macdan-qodis laga wado Goobo ku yaalla Galbeedka somaliland. Wasiirka wasaaradda macdanta iyo Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale oo la hadlay warbaahinta VOA-da ayaa sheegay in Hadalka kasoo baxay Wasaaradda Macdta Somalia uu yahay…

                      Read More

                        Akhri Magacyada iyo Da’da Raggii Hubaysnaa Ee Shalay Weeraray Xarunta Wargeyska ee Ku Taalla Paris

                        Paris:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya Weerarkii shalay lagu qaaday xarun wargeys oo  ku taalla Dalka Faransiiska oo ay ku dhinteen tiro dad ahi. Weerarkan oo ay fuliyeen Koox Ka koobnayd saddex nin oo goobtas ka baxsaday, ayaa waxay dileen 12-qof oo siddeed kamid ahi saxafiyiin ahaayeen, halka laba boolis ahina ay dhinteen, iyagoo dhaawacay…

                        Read More

                          Somalia ousts Chinese firm over alleged illegal mining

                          The Somali government decided Wednesday to oust Chinese mining company ARC over accusations of illegal extraction of minerals in the Simodi mountain ranges, in the country’s Awdal region. The firm is also said to have of caused civil turmoil and tensions among communities in the region after introducing armed militia to protect its illegal operation,…

                          Read More

                            Dawlada Soomaaliya oo shirkad China laga leeyahay oo Macdan ka baareysay Awdal dalka ka erisay

                            Muqdisho Jan 08,2014(SDN/QJ)-Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Awdal ka eriday shirkad Chinese ah oo macdan ka baareysay degaanka Simood. Dawlada Soomalaiya ayaa sheegtay in shirkada ARC oo laga leeyahay dalka China ay qalaalase dhex dhigtay dadka degaanka Simoodi isla markaana ay sharci daro dalka uga guraneysay macdan. Qoraal ay dawlada Soomaaliya arinkan ka soo…

                            Read More