Xildhibaan Xoog oo ku dooday inuu Madaxweynuhu Weji Gabax kala Kulmay Deegaano ka mid ah Meelihii uu soo Kormeeray
Hargaysa 25,Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog), oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay safarkii madaxweyne Siilaanyo muddooyinkii danbe uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada dalka, waxaanu soo bandhigay wejigabax uu sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka raacday degmada Sheekh ee gobalka Saaxil, ka dib markii uu…
